Wararka

Somaliland oo si kulul uga Jawaabtay hadal kasoo yeeray Dowladda Somalia

0 Visits: 226 | Tuesday June 09, 2020 - 18:55:57
Xukuumadda Somaliland ayaa ka Jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawada ee uu kaga hadlay Arrinta shirkadda DP World, isla markaana uu sheegay xiligaan la joogo waqtigii dalka laga difaaci lahaa shirkaddaas. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda…

Read More »

Diyaarad ka socotay DF oo maanta ka degtay degmada Gurceel

0 Visits: 219 | Tuesday June 09, 2020 - 18:35:14
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Guriceel waxaa maanta ka degtay diyaarad sida agab caafimaad oo dowladda federaalka Soomaaliya u dirtay halkaas. Qaralba ay diyaaradu maanta ka dejisay degmada Gurceel, ayaa isugu jira dawo iyo agab kale oo caafimaad, kaas oo looga hor tago xanuunka COVID-19, oo ku…

Read More »

War Deg Deg ah: Madaxweynihii dalka Burundi oo geeriyooday

0 Visits: 192 | Tuesday June 09, 2020 - 18:20:06
Madaxweynihii dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa geeriyooday kaddib markii uu wandanaha istaagay. War qoraal ah oo ay dowladda Burundi soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa lagu xaqiijiyay geeridiisa lama filaanka ah. "Dowladda Jamhuuriyadda Burundi waxay si murugo leh u shaacineysaa geerida lama…

Read More »

Boqortoyada Sacuudiga oo sanadkan damacsan qorshe cusub oo la xiriira Xajka

0 Visits: 203 | Tuesday June 09, 2020 - 18:17:47
sii faafo, kadib markii kiisaska safmareenkan ee dalkaas ay dhaafeen 100,000, waxaa sidaas sheegay ilo-wareedyo xog ogaal ah. Qiyaastii 2.5 milyan oo qof ayaa sanad kasta taga magaalooyinka Makka iyo Medina, si ay usoo gutaan Xajka, waxaana Sacuudiga sanadkiiba kasoo gala dakhli dhan 12 bilyan oo dollar.…

Read More »

Wasiir Cawad "Xiriirka Qatar iyo Soomaaliya wuu wanaagsanyahay, laakiin kan aan la leennahay Imaaraadka hoos ayuu u dhacay"

0 Visits: 204 | Tuesday June 09, 2020 - 18:08:48
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo wareysi gaar ah oo soconayay muddo 25 daqiiqo ah siiyay Telefashinka Al-Araby ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda khaarajiga ah ee waddanka, waxaana wax laga weydiiyay dowrka muuqda oo uu dalka ku leedahay…

Read More »

Akhriso: Go'aan ka soo baxay kulankii maanta guddiga joogtada ah ee golaha shacabka

0 Visits: 229 | Tuesday June 09, 2020 - 17:42:40
Guddiga joogtada ah golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa waxay ku go'aamiyeen in Arbacada berrito ay xildhibaanada golaha shacabku yeeshaan kulankoodii ugu horeeyay ee kalfadhigan. Kalfadhigan 7-aad oo ah kii ugu dambeeyay ee baarlamaankan…

Read More »

Bankiga Caalamiga IBS oo soo bandhigay adeegga (IBS MOBILE BANKING)

0 Visits: 194 | Tuesday June 09, 2020 - 17:35:52
Bankiga Caalamiga ah ee IBS ayaa Daahfurey Adeeg loogu magacdarey IBS MOBILE BANKING waxaa daafurkaas ka soo qayb galey Masuuliyiinta Bankiga iyo Xubno ka socdey Rugta Gancsiga Soomaakiyeed iyo Marti Sharaf Ugu Horeyn waxaa ka hadley Mudane Shariif Nuur Yuusuf oo ka socdey Bankiga IBS wuxuu sheegey…

Read More »

Wasiir Fiqi "Odayaasha aaday Al-Shabaab yeysan noo soo noqon, haku biiraan, dagaalkana ha soo galaan"

0 Visits: 224 | Tuesday June 09, 2020 - 17:31:27
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa digniin u diray Odayaasha dhaqameedyo ku dhaqan Gobolka Mudug ee dhowaan Al-Shabaab ugu yeereen deegaanada ay ka taliyaan, isagoo in aanan la aqbalin in odayaashaas ay fuliyaan awaamiirta Al-Shabaab, ayna dib ugu soo laabtaan deegaanada Maamulka Galmudug.…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JUNE-2020

0 Visits: 857 | Tuesday June 09, 2020 - 10:26:13
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxwey nayashi hore iyo Guddoonka 2da Aqal? Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed iyo Xasan Sh.Maxamuud oo hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ee mucaaradka ah ayaa Dorraad kulamo gaar gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha 2-da Aqal ee BFS Md.Maxamed Mursal…

Read More »

Golaha degaanka Minneapolis oo taageeray kala-diridda ciidanka booliiska

0 Visits: 202 | Monday June 08, 2020 - 21:51:07
Aqlabiyada (Majority) xubnaha ugu badan Golaha Deegaanka ee Magaalada Minneapolis ayaa sheegay inay taageerayaan kala-diridda gabi-ahaan Booliiska magaalada Minneapolis, waana go'aan adag oo horay aanan uga dhicin dalka Mareykanka ka dib dilkii George Floyd. Sagaal (9)ka mid ah 12ka xubnood ee uu…

Read More »

Tweet-kii Imaaraadka Carabta ee lama filaanka ku noqday Israel iyo Mareykanka

0 Visits: 221 | Monday June 08, 2020 - 21:47:56
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas waa hanjabayaa, boqorka Jordan boqor Cabdalaha waa cambaareynayaa, madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Europe Josep Borrell waa cambaareynayaa, hase yeeshee dhammaantood cid dhageysaneysa ma lahan. Si kastaba diblomaasiga ay erayadiisu la xiriiraan qorshaha…

Read More »

Madaxweyne Magafuli "Tanzania waan ka cirib tirnay covid-19"

0 Visits: 281 | Monday June 08, 2020 - 21:44:23
Madaxweynaha jamhuuriyadda Tanzania john magafuli ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa laga cirib tiray xanuunka coronavirus, waxa uuna u mahadceliyay muwaadiniinta qarankaasi oo uu tilmaamay in ay si wanaagsan ugu duceeyeen dadka iyo dalkaba. "Cudurka Corona waa la cirib tiray Alle ayaa mahad leh"…

Read More »

Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

0 Visits: 230 | Monday June 08, 2020 - 21:19:06
Taliyaha Ciidamaada Daraawishta Dawlad Goboleedka jubbaland Janeral Aadan Moxamuud Goojaar ayaa Booqday Maanta furimaha hore ee Ciidamada Jubbaland ku sugan yihiin ee gobolka jubbada Hoose. Saldhigyada uu boqday taliyaha ayaa waxaa kamid ah Deegaanada Buula Guduud,Baar Sanguuni iyo Aar Aare,halkaas…

Read More »

Wareysi xasaasi: Qareenka difaacaya duuliye Fouad Yuusuf Cali oo hadlay

0 Visits: 237 | Monday June 08, 2020 - 21:01:02
Abukaate Sakariye Cabdullaahi, Qareenka difaacaya duuliye Fouad Yuusuf Cali ayaa si kulul uga jawaabay warkii ka soo baxay Xeer Ilaalinta Jabuuti, ee loo cuskaday waxa uu salka ku hayo xariga duuliyaha. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Jaamac Suleymaan Cali ayaa sheegay in xariga duuliyaha…

Read More »

Somaliland oo Maanta shaacisay Dad hor leh oo laga helay COVID-19

0 Visits: 226 | Monday June 08, 2020 - 20:41:33
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta oo Isniin ah shaacisay inay diiwaan-gelisay dad hor leh oo laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus, waxaana Cudurka u muuqdaa mid kusii faafaya deegaanada Maamulkaas. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Cudurka…

Read More »

Xisbiyada Somaliland oo ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 248 | Monday June 08, 2020 - 20:35:42
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinti Sabtidii ka hadlayey furitaanka kalfadhiga baarlamaanka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo hadal uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku aqbalay in dib loo bilaabo wada-hadalladii.

Read More »

Qaad si qarsoodi ah loo geliyay Muqdisho oo la gubay

0 Visits: 252 | Monday June 08, 2020 - 20:29:32
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Maanta fagaare ku yaalla Magaalada Muqdisho waxaa ay ku gubeen qaad farabadan oo si qarsoodi lagu soo geliyay Caasimadda dalka, xili kal hore Dowladda mamnuucday qaadka. Qaadka la gubay ayaa waxaa gacanta kusoo dhigay 4-tii bishaan Juun 2020 Ciidanka Ilaalada xeebaha…

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo ka shirtay Arrimaha doorashooyinka

0 Visits: 240 | Monday June 08, 2020 - 20:18:00
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxaa uu shir gudoomiyey shirka Guddi hoosaadka tubta siyaasadda loo dhanyahay ee Golaha Wasiirrada. Shirka ayaa waxaa looga hadlay Dhameystirka wada xaajoodyada muhiimka u ah geedi socodka federaalaynta iyo demoqoraadiyadaynta dalka,…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa Saadaasha iyo ka digista musiibooyinka

0 Visits: 215 | Monday June 08, 2020 - 20:10:10
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta tababar u furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay in ay ka shaqeeyaan xarumaha bixiya digniinta musiibooyinka ee heer Federal iyo heer Dowlad gobaleed. Tababarka oo ay bixinayaan qubaro ku taqasustay maareynta…

Read More »

James Swan oo barlamaanka Soomaaliya ugu yeeray in ay tillaabooyin geesinimo leh ka qaataan arimaha doorashooyinka

0 Visits: 260 | Monday June 08, 2020 - 16:54:25
Wakiilka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu yeedhay sharci-dajiyayaasha Soomaaliya in ay qaadaan tillaabooyin geesinimo leh oo ay horay ugu sii qaadayaan ahmiyadaha qaran ka hor doorashooyinka 2020-2021. James Swan, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan…

Read More »