
Xisbiyada Somaliland oo ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinti Sabtidii ka hadlayey furitaanka kalfadhiga baarlamaanka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo hadal uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku aqbalay in dib loo bilaabo wada-hadalladii. Ayaga oo ka jawaabaya arrintaas, ayaa xisbiyada mucaaradka Somaliland waxay ku tilmaameen hadalkii madaxweyne Farmaajo ku sheegay inuu madaxweynaha Somaliland aqbalay wada-hadalladii labada dhinac mid siyaasadaysan.
Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Yuusuf Keyse ayaa sheegay in hadalka Madaxweyne Farmaajo uu yahay mid siyaasadeysan oo uu ku doonayo inuu markale dib loogu doorto.
Waxaa uu sheegay in waqtigaan la galay xilli kala guur ah oo Soomaaliya la guda geli doono waqti doorasho balse aysan xilligaan habbooneyn inay wada hadlaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland,hayeeshee awooda wada-hadallada ay leeyihiin Shacabka Soomaaliland.
Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Yuusuf Keyse ayaa sheegay in hadalka Madaxweyne Farmaajo uu yahay mid siyaasadeysan oo uu ku doonayo inuu markale dib loogu doorto.
Waxaa uu sheegay in waqtigaan la galay xilli kala guur ah oo Soomaaliya la guda geli doono waqti doorasho balse aysan xilligaan habbooneyn inay wada hadlaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland,hayeeshee awooda wada-hadallada ay leeyihiin Shacabka Soomaaliland.
Xisbiyada Somaliland oo ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinti Sabtidii ka hadlayey furitaanka kalfadhiga baarlamaanka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo hadal uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku aqbalay in dib loo bilaabo wada-ha