Wararka

Tirada dadka u dhintay COVID-19 ee dalka oo korodhay

0 Visits: 213 | Saturday July 04, 2020 - 21:16:00
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunsidaha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay sideed iyo afartankii saac ee la soo dhaafay. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayaa marka hore lagu sheegay in dalka laga diiwaangeliyay 23 xaaladood oo cusub,…

Read More »

6 Killed, 15 Injured in Somalia Bombings

0 Visits: 1121 | Saturday July 04, 2020 - 21:11:17
At least five people were killed and more than eight others wounded when a government security checkpoint was bombed in Baidoa, Somalia's administrative capital of Southwest State, on Saturday, witnesses and security officials said. Officials in Baidoa, about 250 kilometers west of Mogadishu, told…

Read More »

Brazil dadka uu ku dhacay Cudurka Corona virus oo gaartay 1,545,458

0 Visits: 234 | Saturday July 04, 2020 - 20:56:47
Dalka Baraasiil wuxuu noqday dalka labaad ee ugu badan ee dhimashada coronavirus ee dunida iyadoo ay ku dhinteen 63,000, waxaa uu ka sara maray tirada dhimashada Boqortooyada Ingiriiska. Guud ahaan Cudurka ayaa ku dhacay dalkaasi 1.5 Milyan oo qof oo ku sugan dhammaan gobolada dalka Baraasiil. Dalka…

Read More »

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda dib dalka ugu soo celiyo.

0 Visits: 229 | Saturday July 04, 2020 - 20:52:12
Waxaa markii seddaxaad dib looga celiyay dalkii hooyo Muwaadiniyiinta tiradooda gaareysay 136 qof muwaadiniintan Soomaaliyeed oo ku go'doonsanaa dalka Uganda ku dhawaad muddo 3 bil ah, tan iyo markii uu caalamka saameeyay xanuunka fayraska Corona, islamarkaana uu istaageen duulimaadyadii Caalamka…

Read More »

Dowladda Ruushka oo go'aansatay in ay dib u furato safaaradeedii Libya.

0 Visits: 205 | Saturday July 04, 2020 - 20:32:20
Moscow:-Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay Dowladda in ay dib u fureyso safaaradeedii Tripoli, maadama ay si kumeel ah howlaheeda ugu fulin jirtay Dalka Tunisia, sida ay baahisay wakaaladda wararka Ruushka , ee Interfax.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Baydhabo.

0 Visits: 251 | Saturday July 04, 2020 - 20:19:21
Muqdisho:-War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay qaraxii ay Maanta Argagixisada Al-Shabaab ka geysteen duleedka Magaalada Baydhabo.

Read More »

Qoorqoor oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Guriceel (SAWIRRO)

0 Visits: 307 | Saturday July 04, 2020 - 19:50:11
Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha Galmudug ayaa ka yimid dhinaca Degmada Balanbale, oo labadii habeen ee ugu dambeysay ay ku hoydeen, ka dib markii ay…

Read More »

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday Saddex Askari

0 Visits: 222 | Saturday July 04, 2020 - 19:44:37
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sidda qeybta 27-aad ayaa xukuno kala duwan ku riday Askar ka tirsanaa Ciidanka xoogga dalka oo sameeyay falal ka baxsan Sharciga. Dable Axmed Isaq nuur oo ka mid ahaa Al-Shabaab waxaa Maxkamadda ay xukuntay 8 sano oo xabsi Ciidan ah ka dib markii lagu eedeeyay in uu doonaayo…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo fariin dhambaal ah u diray Mareykanka

0 Visits: 209 | Saturday July 04, 2020 - 19:39:21
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Dal-weynaha Mareykanka Iyo Shacabkiisa ugu hambalyeeyay Sannad Guurada ka soo wareegtay markii dalkaasi xorriyadda ka qaatay Ingiriiska. War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Muuse Biixi uu dhambaal hambalyo ah…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaaliya ku Qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0 Visits: 210 | Saturday July 04, 2020 - 19:18:16
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian.

Read More »

Faah faahin: Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Baydhabo

0 Visits: 174 | Saturday July 04, 2020 - 17:32:40
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay duleedka magaalada, gaar ahaan goob canshuuraha lagu qaado.

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shaqadda ka ceyriyay Wasiirkiisii Warfaafinta

0 Visits: 225 | Saturday July 04, 2020 - 13:50:46
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed. Wasiirka ayaa ka mid ahaa Wasiiradii shaqeynayay tan iyo markii la aasaasay maamulka…

Read More »

Somaliland oo u jawaabtay Shiinaha

0 Visits: 237 | Saturday July 04, 2020 - 13:49:28
Somaliland ayaa ka jawaabtay digniintii Shiinaha ee ku aadana in aysan xiriir la yeelan karinTwain oo qaar ka mid ah Madaxda Caalamka ay dowlad u aqoonsan yihiin, dhawaan xiriir la yeelatay Somaliland. Somaliland waxa ay sheegtay in Muddo uu soo socday xiriirka Somaliland iyo Twain oo labadu Soomaaliya…

Read More »

Madaxweyne Deni oo daah-furay Imtixaanaadka Shihaadiga Puntland

0 Visits: 225 | Saturday July 04, 2020 - 13:48:10
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland oo sanadka ay u fariisanayaan 16,500 oo ardey. Maamulka waxay xoojisay feejignaanta caafimaad ee ardayda iyadoo maanka lagu hayo xaaladda Covid-19, Wasaaraddaha Waxbarashada…

Read More »

16,160 oo arday oo imtixaan u fadhiisanaya degaanada Puntland

0 Visits: 230 | Saturday July 04, 2020 - 13:46:33
Maanta Sabti ah oo ay taariikhdu tahay 4 bisha Julay , 2020 waxaa Imtixaankii Shahaadiga ahaa u fariisanaya dhamaan ardayda Fasalka 4aad ee Dugsiga Sare iyo Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe ee Puntland. Ardayda imtixaanka u fariisanaysa tiradoodu waxay gaaraysaa 16,160 arday, waxayna imtixaanka ku kala…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-JUly-2020

0 Visits: 816 | Saturday July 04, 2020 - 11:15:33
Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Far maajo iyo Ra'iisul wasaaraha Nor way? Madaxweynaha DFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay R/Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn R/Wasaaruha Norw ay oo telfo onka kula soo xiriirtay madaxweyne Farmaajo waxay ugu hambalyeysay…

Read More »

Booliska Soomaaliya oo faahfaahiyay Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 222 | Saturday July 04, 2020 - 08:44:48
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo Saakay lala beegsaday Waaxda ilaalada Canshuuraha Biriga oo ku taalla kasoo horjeedda Dekedda Muqdisho gaar ahaan Dhabarka dambe ee Xarunta degmada Xamarjajab. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed…

Read More »

DEG DEG:-Qarax Xooggan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 206 | Saturday July 04, 2020 - 07:33:14
Waxaa Saaka Jugta Qarax aad u culus oo jugtiisa laga maqlaayey inta badan Magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku xeeran uu ka dhacay Magaalada Muqdisho . Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka dhacay agagaarka Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho. Wararka qaar ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in…

Read More »

Taiwan oo wakiil u soo Magacowday Somaliland

0 Visits: 211 | Friday July 03, 2020 - 20:18:34
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan ayaa xaqiijisay in Lou Chen-hwa oo ahaa wakiilkeedii u qaabilsanaa dalka Sacuudiga ay maanta u Magacowday Safiirka Taiwan ee Somaliland. Af hayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan ayaa u xaqiijiyey magacaabista CNA kadib markii warbaahinta maxalliga ahi ay soo…

Read More »

Guddoonka Golaha Shacabka oo culeys kala kumaya Matalaada Gobolka Banaadir

0 Visits: 229 | Friday July 03, 2020 - 20:16:36
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in Guddoonka Golaha Shacabka ay culeys weyn kala kulmeen in la meel mariyo Xeerka Matalaada Gobolka Banaadir ee Xubnaha laga siiyay aqalka Sare. Waxaa uu sheegay in markii Baarlamaanka la horkeenay Xeerka la isku…

Read More »