Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Baydhabo.
Muqdisho:-War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay qaraxii ay Maanta Argagixisada Al-Shabaab ka geysteen duleedka Magaalada Baydhabo.
Halka ka aqriso War-saxaafadeedka:-
WAR SAXAAFADEED 04-07-2020WAR SAXAAFADEED 04-07-2020