Wararka

Dagaal dhex-maray Ciidanka dowladda & Shabaab iyo khasaaro ka dhashay

0 Visits: 164 | Monday July 06, 2020 - 07:49:43
Dagaalkaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Awdiinle ee Gobolka Baay,waxaana uu dhex-maray Ciidanka dowladda & kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii xalay ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen…

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare

0 Visits: 278 | Sunday July 05, 2020 - 20:52:12
Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa shaaciyay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka oo dhawaan bilaaban doonna. Imtixaanka wuxuu dhici doonaa Sabti 18 Luuliyo 2020 Waxaa sidoo kale lagu sheegay Warbixinta Wasaradda waxbarashada…

Read More »

Al-Qudus al-Carabiya oo shaaciyey arrin ay qarinayeen Imaaraadka Carabta iyo Israel

0 Visits: 205 | Sunday July 05, 2020 - 20:32:45
Imaaraadka Carabta ayaa waxaa soo if-baxaya in xiriirka uu la leeyahay Israel uu ka ballaaran yahay sidii markii hore loo maleeyey, sida ay sheegeen warbixino cusub. Imaaraadka ayaa coronavirus-ka cusub u isticmaalaya in uu heshiis kula galo Israa'iil taasi oo ah tii ugu dambeysay ee madax carbeed…

Read More »

UK, Denmark and Netherlands approve deals with Somaliland Government on infrastructure

0 Visits: 1245 | Sunday July 05, 2020 - 20:26:32
Under Phase II of the Somaliland Development Fund (SDF2) programme, the UK, Denmark and the Netherlands have approved four agreements with the Somaliland Government to improve critical infrastructure to support economic growth. These projects were prioritised by Phase II of the Government of Somaliland's…

Read More »

Midowga Yurub oo deeq daawo ah soo gaarsiiyay Dowladda Soomaaliya.

0 Visits: 211 | Sunday July 05, 2020 - 20:06:25
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kasoo degtay diyaarad siday deeq dawo ah oo katimid Midowga Yurub,taas oo lagu wareejiyay wasiiro ka socday dowladda Soomaaliya.

Read More »

We abducted and killed MP - Al-Shabaab

0 Visits: 1217 | Sunday July 05, 2020 - 19:59:47
The militant group Al-Shabaab has claimed it killed a Federal MP whom its fighters abducted Sunday morning. The group said through its affiliate media the MP identified as Mohamed Mohamud Siyad had been killed.

Read More »

Sh. Shariif iyo Xasan Sheekh oo kulan la leh Guddoonka Golaha Shacabka

0 Visits: 217 | Sunday July 05, 2020 - 19:50:13
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilligan kulan albaabada u xiran la leh Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal iyo Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/weli Ibraahim Muudey. Kulankan oo ka socday Xarunta Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ah mid looga…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Muqdisho

0 Visits: 218 | Sunday July 05, 2020 - 19:36:23
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho,kadib safar toban maalmood qaatay oo uu ku tegey dalka Qadar. Ra'isul Wasaare Kheyre waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaano…

Read More »

Askari u diley labo kun oo shillin nin oday ah oo dacwadiisa Muqdisho ka bilaabatay

0 Visits: 231 | Sunday July 05, 2020 - 19:31:23
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad loo haysto askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceel-gaabta ee Muqdisho si bareer ugu dilay nin odey halkaas ku lahaa goob yar oo Ganacsi. Nuur Daahir Geedi ayaa qirtay inuu dilay marxuumka lagu magacaabi jiray…

Read More »

Al-shabaab oo sheegtay iney dileen xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Hirshabeelle oo saaka lagu qafaashay waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar

0 Visits: 201 | Sunday July 05, 2020 - 19:27:09
Sida ay baahiyeen baraha wararka ee dhinaca Internet-ka ee taageera Al-shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in kooxdaasi ay qafaasheen islamarkaana ay dileen Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad oo ka tirsanaa mudanayaasha Baarlamanka Hirshabeelle. Al-shabaab ayaa sheegay in howl-galka xildhibaanka ay dileen…

Read More »

Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad shil ku gashay magaalada Baardheere

0 Visits: 186 | Sunday July 05, 2020 - 19:20:43
Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Lama oga sababta rasmiga ah ee diyaaradan ay shilka u gashay hase yeeshee waxaa wararka ay sheegayaan in diyaaradan ay mid ka mid ah lugaheeda ay qaraxday. Diyaaradan oo ah nooca rakaabka iyo…

Read More »

Madaxtooyada oo ka hadashay baaqashada Shirkii Madaxda Dowladda & D/Goboleedyada

0 Visits: 256 | Sunday July 05, 2020 - 19:16:34
Maanta ayaay ku aadaneyn maalintii uu Madaxweyne farmaajo kulanka ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,hayeeshee shirkaasi uu baaqday,waxaana ka hadashay Madaxtooyada Soomaaliya. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdi Nuur Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya…

Read More »

Dad badan oo lagu qab qabtay howlgal laga sameeyay Baydhabo

0 Visits: 216 | Sunday July 05, 2020 - 11:06:02
Ciidamada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo dad badan lagu qabqabtay ka fuliyeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Howlgalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay,kadib markii labadii todobaad ee la soo dhaafay ay falal amni darro ka dhaceen Magaalada…

Read More »

SOMA oo cambaareysay fal lagula kacay Wariyeyaal ka tirsan Universal Tv

0 Visits: 213 | Sunday July 05, 2020 - 11:03:54
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa si xoog ah waxaa ay Qalab Warbaahineed uga qaateen wariyeyaal ka tirsan Universal TV-, kuwaas oo ku howlanaa duubista dadka dibadbax looga soo horjeeday dowladda ka dhigayay Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere. Dalladda SOMA oo ah Hay'ad Warbaahineyd…

Read More »

Halka uu ku dambeeyay Shirkii uu iclaamiyey Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 218 | Sunday July 05, 2020 - 11:02:41
Maanta oo Axad ah kuna beegan 5/7/2020 ayaa Madaxweyne Farmaajo waxaa uu shir ku casuumay inay isugu yimaadaan Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, hayeeshee shirkaasi uu dib u dhacay,kadib markii ka qeyb-galka shirka ay diideen laba kamid ah Dowlad Goboleedyada. Maamulada Puntland iyo…

Read More »

Go'aan kasoo baxay Dowladda Soomaaliya oo Maanta dhaqan galaya

0 Visits: 219 | Sunday July 05, 2020 - 11:01:43
Maalma ka hor Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Saalad (Oomaar) waxaa uu ku dhawaaqay in 5-ta Bishaan oo Maanta ku beegan dib loo furayo duulimaadyada Gudaha dalka oo loo joojiyey sabao la xiriira ka hortagga Cudurka Coronavirus. Hayeeshee…

Read More »

Al-Shabaab oo gaari kala degay Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle

0 Visits: 205 | Sunday July 05, 2020 - 11:00:11
Warar ay heshay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay gaari uu saarnaa kala degeen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Xildhibaanka oo lagu Magacaabo Maxamed Maxamuud Siyaad ayaa sida la sheegay ka yimid…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-JUNE-2020

0 Visits: 351 | Sunday July 05, 2020 - 10:33:24
Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaali ya ku Qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Md.Maxa med Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooya da Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay le edahay…

Read More »

Hay'adda Caafimaadka Adduunka oo baaq kasoo saartay dib u furista duullimaadyada Soomaaliya.

0 Visits: 260 | Saturday July 04, 2020 - 21:58:32
Ha'yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada. WHO ayaa ku baaqday in si dhab ah loo raaco talooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka Feyraska Corona'waxanay…

Read More »

Ururka Al-Shabaab oo war ka soo saaray qaraxyo ka kala dhacay Baydhaba iyo Muqdisho

0 Visits: 239 | Saturday July 04, 2020 - 21:53:39
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda qaraxyo maanta ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba, kuwaas ay geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. War kasoo baxay Al-Shabaab, isla markaana ay baahisay warbaahinta taageerta ayaa lagu sheegay in qaraxii is-miidaaminta ahaa ee…

Read More »