HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-JUNE-2020

0
Sunday July 05, 2020 - 10:33:24 in Wararka by
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-JUNE-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaali ya ku Qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Md.Maxa med Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooya da Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Soomaali ya ku Qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Md.Maxa med Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooya da Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay le edahay xoojinta xiriirka ta ariikhiga ah ee ka dhexe eya 2da dal iyo 2da shacab ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Sidoo kale, 2da dal waxa ay adkeeyeen mo wqifkooda mideysan ee ku aaddan ixtiraamka qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wa daagay Danjire Qin Jian in Soomaaliya ay ixti raamayso midnimada dalka aan saaxiibka nahay ee Shiinaha. Dhankooda, Dowladda Shiinaha ayaa Mad axweynaha la wadaagay sida ay uga soo horje edaan xadgudubka Taiwan ee ay kula kacday Qaranimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Danjiraha Shiinaha ayaa dhankiisa ku cel-celiyey sida ay Dowladda Shiinaha uga go'an tahay dhowrista Qarannimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. DHAMMAAD

Md.Cali Mahdi, Shariif Sheekh Axmed & Xasan Sheekh oo kulmay

     Madaxweyneyaashii hore ee Somaliya, Cali Md.Mahdi Maxamed, Md.Shariif Sheekh Axm ed iyo Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gel inkii dambe ee Shalay ku kulmay M/Muqdisho.

      Md.Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa faah faahiyay waxyaa baha ay saddexdooduba ka wada hadleen, wu xuuna sheegay inay isla soo hadalqaadeen xaaladda siyaa sadeed ee dal ka.

  "Waxaan kulan wada qaadanay Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Mahdi Maxamed, oo aan isla soo qa adnay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka.” Ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

     Shariif Sheekh Axmed ayaa yiri "Waxaan is ka wareysanay xaaladaha murugsan ee ku ga daaman doorashooyinka iyo sida dowladdu ay uga cago jiideyso in ay doorashada xilligeeda ku qabato.”

     Waxa uu intaa ku daray in labada Madax weyne ay sidoo kale isla soo qaadeen Shirka Beelaha Mudulood, ee uga socdo M/Muqdisho

    "Sidoo kale waxaan iska wareysanay Shirka Beelaha Mudulood uga socda Muqdisho, oo aan dhiiragalinayno, isla-markaana aan rajeyn eyno in illaa heer Soomaali la gaarsiiyo.” Ayuu yiri Shariifka oo warkan ku sheegay qoraal uu goor dhow soo dhigay bartiisa Facebook.

Mahad Cawad oo shuruud adag ku xiray ansaxinta miisaaniyadda dowladda

        Mahad Cawad oo shuruud adag ku xiray ansaxinta miisaaniyadda dowladda

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarla maanka Soomaaliya ayaa kulankoodii Shalay akhr inta koowaad ku marsiiyey ku noqoshada miis aaniyadda do wladda ee sa nad kan 2020-ka. Waxa ana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maal iyadda ee Soomaaliya Cabd irax maan Ducaale Beyle.

       Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ma daxda Wasaaradda Maali yadda weydiiyey su’ aalo ku saabsan ku noqo shada miisaaniyadda dowladda ee sanadlkan. Waxaana xubnahaas ka mid ahaa guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Ma had Cabdalla Cawad.

     Guddoomiye Cawad ayaa wasiirka maaliy adda su’aalay sababta ay wasaaradda maaliya du u bixin weysay labadii bilood ee lasoo dha afay gudahood uusan u bixin xuquuqda xildhib aanada baarlamaankii sagaalaad ee dalka.

     Waxa uu sheegay in ayada oo aan lacagta as la bixin aanay marnaba anisixin doonin miis aaniyadda.

    "Wasiirka horay waxaan u iri miisaaniyad ha noo soo raadsan, haddii aadan bixin xuquuqdii xildhibaanadii hore, hadana waan ku soo celi nayaa Md.Wasiir tana ansxin meyno hadaad an bixin xuquuqda xildhibaanadaas” ayuu yiri Mahad Cabadalla Cawad.

       Isaga oo sii hadlayey ayuu yiri, "Waa laba bilood balantu waxay aheyd in bilihii Maarso iyo May aad bixiso xuquuqdaas, bishii hore waa ku mahadsanyahay wasiirku balantii waa fuliyey, balse hada bishii July ayaan ku jirnaa bishii May laba biloodbaa lasoo dhaafay wa xaan kaa rabnaa, sababta aad u bixi weysay in aad noo cadeyso goorta aad bixineysana in aad cadeyso, horteedna wax miisaaniyad ah oo laguu ansixinayo ma jirto.Xigasho:-caasi madda.net

Tirada dadka u dhintay COVID-19 ee dalka oo korodhay

     Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay ka warbixisay xaaladihii ugu dambeey ay xanuunsidaha COVID-19 ee dalka laga di iwaangeliyay sideed iyo afartankii saac ee la soo dhaafay.

      Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Caafim aadka ayaa marka hore lagu sheegay in dalka laga diiwaangeliyay 23 xaaladood oo cusub, kuwaa oo intooda badan laga xaqiijiyay Somal iland.

  16 ka mida bukaanadan cusub ayaa laga dii waangeliyay Somaliland, iyadoo Puntland la ga helay 5 xaaladood, halka min hal xaalad la ga diiwaangeliyay Gobolka Banaadir iyo Jub baland.   Bukaanada cusub 22 ka mida waxaa we eye rag, taasoo wadarta guud ee dadka uu xa nuunka ku dhacay ee gudaha dalka ka dhig eyso 2,961 oo qof.

       Sida qoraalka lagu sheegay waxaa xanu unka   ka bogsaday 21 qof, waxayna tirada gu ud ee xanuunka ka caafimaaday ka dhigeysaa 973 qof.

      Sidoo kale Wasaaradda Caafimaadka ay aa xaqiijisay in 2 bukaan ay u geeriyoodeen xa nuunka, waana markii ugu horeysay oo xaalad dhimasho ah dalka laga soo wariyay in ku dhow laba toddobaad. Dadka u geeriyooday xanuunka waxaa ay gaarayan 92 qof.

       Jadwalka Wasaaradda Caafimaadka ay Xalay soo saartay waxaa ku cad in bukaanada haataan uu xanuunka hayo ay tiradoodu gaareyso 1,896 qof.

Wadahadal u billowday madaxweyne Farma ajo iyo guddoomiye Cabdi Xaashi

       Xubno ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa wada dadaalo dib loogu furayo kulamadii Xildhibaanada Gol aha Aqalka Sare, oo aan qabsoomin tan iyo markii uu furmay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlam aanka Soomaaliya 6-bishii June ee sanad kaan.

      Dhowr qof oo ka tirsan Golaha Aqalka Sa re ayaa Caasimada Online u sheegay in Xildhi baano kala taabacsan Guddoomiye Cabdi Xa ashi Cabdullaahi iyo Madaxweye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay wadaan dadaalo xal loogu raadinayo muranka labada dhinac oo shaqadii Baarlamaanka saameen weyn ku yeeshay.

      Dhowr kulan oo Aqalka Sare qaban lahaa ayaa waxaa arbushay Senataro ku xiran Villa Somaliya, oo kasoo horje eda sida Cabdi Xaashi u ga horyimid mad axweyna ha. "Waan iska aragnay si dii arrintan loo xalin lah aa, dadaal fiican ayaana noo socdo, annaga waxaan aaminsanahay iyadoo arrinta aan laga xilin Villa Somalia in Xildhibaanada saaxiibad eyn ee kulamada diidan aan la xalin karin wa ana wadnaa dadaalkaas,” ayuu yiri Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

     Sidoo kale Xildhibaanadaan ka tirsan Aqal ka Sare ee aan la hadalnay ayaa noo sheegay in Aqalka Sare hadda aysan jirin wax shaqa ah oo horyaalla, oo aan ka aheyn hal sharci oo ka soo gudbay Golaha Shacabka, taasina ay qeyb ka tahay sii xirnaanshiyaha fadhiyada Aqalka Sare.

  Si kastaba, Aqalka Sare ayaa doo naya in lasoo mariyo dhammaan sharciya la xiriira xeerka doorashooyinka ee Golaha Shacabka uu ansixiyey balse guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal ayaan sheegay in Aqalka Sare aanu lahayn sharciyaddaas.

Xubno ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baa rlamaanka Soomaaliya ayaa hore Madaxtooya da Soomaaliya ugu eedeeyay in ay ka dambe eyaan khilaafka Golaha Dhaxdiisa ah islamar kaana Senatorada qaar lagu amray in aysan tagin fadhiga Baarlamaanka, halka kuwa la ee deeyay ay Guddoomiyaha Aqalka Sare ku eed eeyeen ku xad gudub dastuurka ah.

Xigasho:caasimadda.net


Mid ka mid ah Culimada taageera Villa Somalia oo ka digay khatarka ka dhalan kara haddii…

       Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Hey’adda Culimada Soomaaliyeed, si weyn u taageersan dowladda Farmaajo ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta in dalku uu firaaq galo marka uu dhamaado muddo xileedka dowladda hada jir ta, haddii aan laga heshiin doo rashada.

    Hadal uu salaaddii cishaha ka jeediyay Masaajid ku yaalla mid ka mid ah Hotelada ku ya ala Muqdisho ayaa tusaale u soo qaatay markii nabi Muxamed NNKH markii uu geeriyooday inta aan la aasin ay ka dhalat ay dood ku saabsan cida xukunka qabaneysa, si loo helo cida hoggaanka talada sii wada.

Waxaa uu sheegay in si taas la mid ah Sooma aliya uu ka jiro is qabqabsi ku saabsan dhanka xukunka dalka oo aan weli doorasho lagu he shiin, isla markaana haddii muddo xileedka dowladda hada dhiman dhamaado uu dalka ha lis galayo, haddaan lagu heshiin nooc dorasho.

    "khatarta la wajahaayo waxa waaye haddii dowladda hada jirta aysan xilligii loogu tala galay oo sharciyadeydii afarta sano aheyd ay san doorasho ku qaban, ragga mucaaradka iyo siyaasiyiinta aysan soo tanaasulin oo ay san ogolaanin muddo intee la eg hala ekaato inta Xaliima Yarey sheegtay ha noqoto ama ka yar ama ka badan muddo loogu tala galay in doorasho ay dhacdo noocee doonto ha aha atee aysan ku heshiin madaxda qaranka, ma amul goboleedyada iyo siyaasiyiinta, dalku markaas firaaq ayuu galayaa waana khatar, taasaa marka u baahan in qeybaha bulshada culimada, ganacstada inay ka shaqeeyaan in la isu soo jiido siyaasiyiinta, mucaaradka iyo dowladda hada talada heysa intaba si dalka khatar u gelin”ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.

      Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Fa rmaajo ayaa ku adkeysaneysa in doorashada dalka ka dhaceyso ay tahay mid awoodda sha cabka dib ugu celinayaan oo qof iyo cod ah, ba lse aan weli muuqan jawigii lagu suurta gelin la haa, waxaana arrintaas ka soo horjeeda siya asiyiinta iyo maamul goboleedyada oo diidan qaabka ay dowladda u rabto doorasho qof iyo cod ah oo aanay waqtiga la heysto lagu qaban karin, ayna dowladda u hanqal taageyso mu ddo kororsi.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo baaq kasoo saartay dib u furista duullim aadyada Soomaaliya.

      Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay tax addar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada.

  WHO ayaa ku baaqday in si dhab ah loo raaco talooy inka caafimaad ee looga hor taggayo fiditaanka Feyraska Corona’waxanay codsatay in shirkadaha Diyaa radaha ay la socdaan xaaladda rakaabka si loo xakameeyo safmarka.

    Madaxa Ha’yadda Caafimaadka u qaabbils an Geeska Afrika Drs,Matshidiso Moeti ayaa sheegtay in duullimaadyadu ay muhiiim u yihiin dhaqaalaha Dalalaka Gobolka balse loo ba ahan yahay dhaqan gelinta tallaaboyinka ka hortagga cudurka.

      Waxay ha’yaddu ka codsatay saraakiisha Garoomada Diyaaradaha in ay xaqiijiyaan kala fogaanshaha Dadka iyo in ay adeegsadaan dareeraha dila jeermiska. WHO waxay sheeg tay in Dalalka Cameroon, Equatorial Guinea, Tanzania iyo Zambia ay horey u bilaabeen duliimaadyadooda.

    Hadalka hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa kusoo aadaya xilli ay Dowladda Soomaaliya ku dhowaaqday in 5/7/2020-ka ay dib u furi doonto duullimadyada gudaha Dalka.

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayir naa Uganda dib dalka ugu soo celiyo.

     Waxaa markii 3aad dib looga celiyay dalkii hooyo Muwaadiniyiinta tiradooda gaareysay 136 qof muwaadiniintan Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalka Ug anda ku dhawaad muddo 3 bil ah, tan iyo markii uu caalamka saameeyay xa nuunka fayraska Corona, isla mar kaana uu istaage en duulimaadyadii Caalamka iskala gooshi jir ay.Muwaadiniyiintan Shalay dib loga celiyay Muqdisho iyo Garoowe ayaa is kugu jiray Ard ay Soomaaliyeed oo wax ka bar aneysay jam acadaha kala duwan ee ku yaala dalkan Uga nda, iyo dadyow kale oo dalkan siy aabo kala duwan u jogay, dhanka Safaaradda Soomaal iya ee dalkan Uganda oo mar walba u taagan garabsiinta iyo ka warqabka Muwaadin iyiinta Soomaaliyeed ee halkan ku nool ayaa gacan weyn ka geystay in Muwaadiniyiinta dib looga celiyo dalkii hooyo.

    Haddaba qaar ka mid ah Muwaadiniyiinta Shalay ka dhooftay garoonka Caalamiga ah ee Entebbe oo la hadlay Warbaahinta Qaranka oo ka hadlay ayaa sheegay inay aad ugu farax san yihiin dib ugu guryo noqoshada dalkooda Hooyo, iyagoona uga mahadceliyay Madaxda iyo shaqaalaha Safaaradda Soomaaliya ee Dal ka Uganda kaalinta ay ka qaadatay howshan.

     Tida guud Muwaadiniyiinta Soomaaliyeed ee ku xayirneed dalka Uganda ee ilaa iyo had da Safaaradda Soomaaliya ee Uganda dalkii dib ugu soo celisay ayaa ah 353 qof iyadoo si do kale aay jirto muwaadiniin la diiwaan gali yay balse diyaaradda ka buuxsantay oo la fil ayay Maalmaha socoda in dib looga celiyo dalkii.

Madaxweynaha Puntland oo furay Imtixa anka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8aad

      Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni  ayaa Shalay daah  furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland, kaasoo sanadkan ay u fariisanayaan illaa 16,500 oo Arday.

      Imtixaanaadkan ayaa la qaadayaa, iyadoo feejignaan dheeraad ah oo dhanka caafimaad ka laga galay cudurka Coronavirus, iyadoo Isk uulada la geeyay qalabka loogu tala galay in lagula socdo heer-kulka qandhada, waxaana ardayda iyo macalimiinta lagu sameynayay baaritaan.

    Ardayda imtixaanka u fariisatay ayaa sidoo kale lakala fogeeyay, waxaana Wasaaradaha Caafimaadka iyo waxbarashada ayaa iska ka ashaday sidii loo raaci lahaa tilmaamaha caafi maadka iyo baqadbka ardayda u fariisatay imtixaanka.

     Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi De ni ayaa Imtixaanka ku daha-furay Iskuulka Cu mar Samat ee M/Gaalkacyo, oo ay Shalay Imt ixaanka u fariisteen 592 Arday oo qeyb ka ah 4,138 oo Imtixaanka ku galaya guud ahaan G/Mudug. Saciid Deni ayaa hambalyo u diray ardayda u fariisatay imtixaanka, waxaana uu kula dardaarmay ardayda inay ku dadaalaan si dii ay uga mira dhalin lahaayeen hadafkeeda, isagoo u rajeeyay guul iyo in alle u fududeeyo Imtixaanka.

    Ardayda Imtixaanka loo daah-furay guud ahaan Puntland waa 16,500 oo ardey, 5,447 Ardey oo ka mid ah waa Dugsiga Sare halka 11,053 Ardey ay u fariisanayaan Imtixaanka Fasalka 8-aad.

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ay Al-Shabaab ka geysteen duleedka Baydhabo.

    War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska W/W/dhaqanka iyo dalxiiska ee Dowladda DFS ayaa lagu cambaareeyay qaraxii ay Shal ay Argagixisada Al-Shabaab ka geysteen duleedka M/Bay dha bo. waa sidaku cadeyd warsa xaafadeedka

Halka ka aqriso War-saxaafadeedka:-

       04-ka Julay, 2020, Dowladda Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaareyneysaa Weerar ka Wuxuushninmo ee Argagixisadu ku beegs adeen dad Shacab oo ku sugnaa goob laga cu nteeyo oo ku taalla duleedka M/Baydhab, hal kaas oo ay ku dileen 5 qof,halka 10 qof oo kala na ay ku dhaawacmeen. DFS waxa ay u tacs iyeyneysaa Qoysaska ay Eheladoodu ku wa ayay Qaraxa, waxayna Caafimaad taam ah u rajeyneysaa kuwii ku dhaawacmay.Sidoo kale DFS waxa ay ammaam iyo bogaadin usoo je edineysaa ciidamada amniga oo Shalay ka hor tagay weerar naftii halignimo ah oo ay kooxa ha naflacaariga ah qorsheynayeen in ay ku bartilmaameedsadaan dhismaha Xarunta Cii damada Ilaalada Canshuuraha Berriga oo ku taalla dagmada Xamarjajab ee G/Banaadir .Ha lqof oo ahaa ninkii waday gaariga Qaraxa lagu soo raray ayaa ku geeriyooda isku daygaasi, 6 qof oo ay ku jiraan ciidankii gaariga is-hor taagay ayaa ku dhaawacmay, waxaa sidoo ka le burbur soo gaaray dhismaha xarunta oo dha waan dib u dhis lagu sameeyay.Dhammaan weeraradaan ayaa tusaale cad u sida ay usii tabardareynayaan kooxaha xagjirka Soomaal iya, iyadoo ay taasi barbar socotay dhalliyara da kasoo laabaneysa fikirka xagjirka, oo uu u gu dambeeyay Maxamed Abuukar Maxamed oo ahaa Horjoogihii Al Shabaab u qaabilsanaa dhinaca dhaqaalaha G/ Shabeellaha Hoose.

DHAMAADجمهورية الصومالوزارة الإعلاموالثقافةوالسياحة

Qoraalka Wasaxaafadeedka  ayaa ahaa mid

 ay soo saartay W/warfaafinta Soomaaliya.


Qoor-qoor oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Guriceel

      Md.Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Mad axweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa Shalay si diiran loogu soo dhaweey ay M/Guriceel ee G/Galgaduud. Wafdiga Md.Qoorqoor oo ka yimid dhinaca D/Balanb ale, oo 2dii habeen ee ugu dambeysay ay ku hoydeen, ka dib markii ay gaareen maalintii Khamiista. Kumanaan ka mid ah bulshada ku dhaqan M/Guriceel ayaa isugu soo baxay wa ddooyinka waaweyn ee magaaladaasi, si ay u ga qayb qaataan soo dhaweynta wafdiga Mad axweynaha.

     Madaxweynaha oo socod ku soo maray waddada bartamaha Guriceel ku taala ayaa soo dhexgalay dadweynihii soo dhaweynayay, xilli si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee magaaladaasi.

     Madaxweyne Qoorqoor oo si milgo iyo sha raf lehba loogu soo dhaweeyay M/Guriceel ayaa lagu maamuusay faras, waxaana la ark ayay Madaxweynaha oo dusha ka saaran fara skaasi. Madaxweynaha ayaa dadka deegaan ka kaga mahadceliyay soo dhaweyntooda diir an,waana markii ugu horeysay uu Madaxwey nuhu booqasho ku tago magaaladaasi, tan iyo markii xilkaasi loo doortay 2-dii bishii February ee sanadkan.

      Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa socd aalkiisaan nabadda ee M/Guriceel ku wehlinay ay xubno ay ka mid yihiin Madaxweyne Kuxi geenka Galmudug, Cali Daahir Ciid, Wasiirka Amniga, Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiirka Arri maha Gudaha, Cabdi Maxamed Jaamac (Ca bdi Waayeel).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip