Wararka

CC Shakuur oo mudac uu Farmaajo wato ku tilmaamay siyaasada A/dibadda Somalia

0 Visits: 275 | Friday January 29, 2021 - 18:39:54
Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda ee dowladda Soomaaliya, wuxuuna ku tilmaamay mudac uu Farmaajo cid walba ku mudo. Cabdiraxmaan wuxuu sheegay in warqadaha wiiftada ah iyo wararka deg-degga lagu tabiyo aysan lahey meel loo celiyo…

Read More »

Soomaaliya oo mar kale ku celisay mowqifkeeda go'aankii guddiga dhax-dhaxaadinta IGAD

0 Visits: 261 | Friday January 29, 2021 - 18:35:58
War qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda ayaa ugu baaqday Urur Goboleedka IGAD in la baabi'yo guddiga xaqiiqo raadinta oo hore loogu xilsaaray in ay baaritaan ku sameeyaan faragalin la sheegay in Kenya ay ku hayso Soomaaliya.

Read More »

Qarax miino oo lagu weeraray Askar ka tirsan ciidanka Kenya

0 Visits: 215 | Friday January 29, 2021 - 18:30:56
Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada amaanka Kenya ayaa lagu dilay seddex kalena waa lagu dhaawacay fiidnimadii Arbacada qarax miino oo waddada dhinaceeda lagu aasay oo ka dhacday degmada Mandheera. Rono Bunei, oo ah taliyaha Booliska Gobolka Waqooyi bari ayaa sheegay in werarka uu dhacay kaddib…

Read More »

Wasiirka Amniga Jubbaland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowladda Soomaaliya

0 Visits: 258 | Friday January 29, 2021 - 18:24:32
Wasiirka amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa si rasmi ah ugu hanjabay dagaal toos ah oo aay ku qabsanayaan magaalada Baled-xaawo ee gobolka Gedo xili maanta ay kulan xasaasi ah wada qaateen isaga iyo masuuliyiinta maamulka gobolka Gedo ee dhinaca Jubbaland. Wasiirka amniga Jubbaland ayaa…

Read More »

Iskusoo bax lagu taageerayo matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare oo Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 234 | Friday January 29, 2021 - 18:20:07
Boqolaal shacab ah ayaa ka qeyb galay iskusoo bax lagu taageerayay Matalaada Aqalka sare Soomaaliya laga Siiyay Gobolka Banaadir oo ah 13 xubnood. Madaxwqeynaha Soomaaliya ayaa shalay saxiixay qaraar ku saabsan in gobolka Banaadir 13 kursi uu ku yeesho barlamaanka aqalka sare ee soo socdo. Maaamulka…

Read More »

Mareykanka oo farriin culus iyo digniin u diray Farmaajo iyo madax goboleedyada

0 Visits: 264 | Friday January 29, 2021 - 17:53:45
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa mar kale maanta fariin culus oo la xiriirta doorashada dalka u dirtay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo shanta madaxweyne goboleed ee dalka. Qoraal kooban oo ay safaaradda soo dhigtay barteeda twitter-ka ayey ugu baaqday madaxda Soomaalida inay xaliyaan…

Read More »

Maxaa looga hadlay kulankii wasiirada arrimaha dibedda Somalia iyo Ethiopia? + Sawirro

0 Visits: 241 | Friday January 29, 2021 - 17:47:22
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar oo socdaal ku tagay dalka Itoobiya, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay dhigiisa Itoobiya. Ra'iisal wasaare ku-xigeenka Itoobiya ahna Wasiirka arrimaha bibadda dalkaas, Demeke Mekonne iyo dhigiisa Soomaaliya…

Read More »

James Swan Oo Gaaray Magaalada Jowhar

0 Visits: 370 | Thursday January 28, 2021 - 19:33:18
Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabelle gaaray wafdi uu hogaaminayo Ergayga qaramada midoobay u qaabil san arimaha soomaaliya James Swan. Wafdiga Swan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku soo dhaweyay madaxweeynaha dowlad gobaleedka…

Read More »

Faafin: Jubaland oo taageertay warbixintii Guddiga Xaqiiqo Raadinta IGAD

0 Visits: 310 | Thursday January 28, 2021 - 19:30:48
Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn kadib waxay goluhu isku raaceen in arrimaha soo socda lala wadaago ummada Soomaaliyeed iyo Beesha caalamka. 1. Dagaalkii…

Read More »

Farmaajo oo saxiixay 13-ka kursi ee gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare

0 Visits: 299 | Thursday January 28, 2021 - 19:28:16
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri "Madaxweynaha ayaa u cuskaday meelmarinta go'aankii…

Read More »

James Swan: '' Lama Aqbalayo Doorasho Hal Dhinac Ah ''

0 Visits: 276 | Thursday January 28, 2021 - 19:26:26
Wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay Arimaha Soomaaliya u fadhiya James Swan ayaa sheegay in saaxiibada Soomaaliya ay sii laba jibaareen howlahooda Soomaaliya isla markaana loo baahan yahay in horay loo dhaqaajiyo Arimaha doorashooyinka . "Bilihii ugu dambeeyey shaqada ka socotay xafiisyadeenna…

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Guddiyadii Ay Magacaabeen Jubbaland iyo Puntland

0 Visits: 242 | Thursday January 28, 2021 - 19:24:24
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay gudiyadii doorashada ay xalay soo magacaabeen maamulad Jubbaland iyo Puntland, waxa ayna sheegtay in qaabka guddigan loo magacabay ay baal marsan tahay Heshiiskii arimaha doorashooyinka . War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha gudaha Soomaaliya…

Read More »

Kenya oo war cusub kasoo saartay xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya

0 Visits: 269 | Thursday January 28, 2021 - 19:14:59
Afhayeenka dowladda Kenya, Cyrus Oguna oo maanta shir jar'aaid ku qabtay Nairobi ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalkii dhowaan ka dhacay degmada Beledxaawo iyo xiisadda xoogan ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya. Oguna ayaa shaaciyey in dagaallada soo noq-noqday ee ka dhacay xadka labada dal ay…

Read More »

Abiy Axmed oo maalmo kadib lagu arkay goob fagaare ah + Sawirro

0 Visits: 246 | Thursday January 28, 2021 - 19:12:15
Ra'iisul wasaaradaha Itoobiya ayaa maanta ka soo muuqday warbaahinta, isaga oo shaki la gelinayey xaaladdiisa caafimaad. Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay, tan iyo markii ay soo if-baxeen wararka laga faafiyey caafimaadkiisa waxaa maanta lagu arkay xarunta qalabka dadka naafada ah ee isbitaalka…

Read More »

DF Somalia oo sharci-darro ku tilmaamtay guddiyada ay xalay magacaabeen Puntland iyo Jubaland

0 Visits: 247 | Thursday January 28, 2021 - 19:08:16
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay magacaabista guddiyada doorashooyinka ee ay sameeyen madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland, kadib waan-waan ay beesha caalamka ka dhex sameysay dhinacyada isku haya doorashada. War-saxaafadeed goordhoweyd kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha…

Read More »

Mareykanka oo digniin adag soo saaaray

0 Visits: 285 | Thursday January 28, 2021 - 08:14:17
..

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-JANUARY-2021

0 Visits: 256 | Thursday January 28, 2021 - 07:20:08
.

Read More »