Sports News

Man United Oo Guul Soo Laabasho Layaableh Ka Soo Gaartay Juventus

0 Visits: 23 | Thursday November 08, 2018 - 09:09:04
Manchester United ayaa guul soo laabasho aan la rumaysan karin oo cajiib ah ka soo gaadhay Juventus oo ilaa daqiiqadii 86 aad intii la soo gaadhayay hogaanka ciyaarta ku haysay gool uu Ronaldo u dhaliyay laakiin Juan Mata oo badal ciyaarta ku soo galay ayaa dhiiro galiye u noqtay United isaga oo goolka…

Read More »

Luis Enrique Oo Markii Ugu Horreysay U Jawaabay Jorda Alba iyo Gerard Pique

0 Visits: 49 | Wednesday November 07, 2018 - 20:04:40
Tababaraha xulka qaranka Spain,Luis Enrique ayaa ka jawaabay hadallo uga yimid xiddiga Barcelona ee Jordi Alba iyo Gerard Pique oo ku saabsanaa sababta uu difaaca bidix ee Barca uga reebay xulka qaranka Spain oo aanu hal mar kusoo darin tan iyo intii loo magacaabay. Alba ayaa ciyaartii El Clasico ee…

Read More »

Maxay biladaan uga dhigantahay Cabdikariin iyo guud ahaanba Soomaalida?

0 Visits: 26 | Tuesday November 06, 2018 - 10:15:37
Magaalada Suweeto ee dalka koonfur Afrika, oo shalay lagu qabtay tartanka cayaaraha maaratoonka kaas oo ay ka qeeyb galeen cayaartooy ka kala socotay daafaha dunida waxaana ka mid ahaa cabdikariin maxamed nuur oo ah wiil soomaaliyeed oo gabagabdii tartanka abaalmarin la gudoonsiiyay.

Read More »

Ronaldo oo ganaax la yaab leh la kulmaya

0 Visits: 25 | Monday November 05, 2018 - 23:51:30
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta ee Juventus, Cristiano Ronaldo ayaa laga ganaaxay inuu tuuro laadad xor ah oo cayiman. Ronaldo ayaa kusoo bilaabanaya kullanka habeenka Arbacada ay ciyaari doonaan kooxaha Juventus iyo United, xilli uu ka hortagi doono kooxdiisii hore mar kale.

Read More »

Lionel Messi oo diyaar u ah kulan Inter Milan ee champion league ga

0 Visits: 20 | Monday November 05, 2018 - 10:23:47
Messi ayaa dib uga soo kabsaday dhaawac labo todobaad ah kaasi markii uu xidigan gacan kajabay ayaa u muuqda mid soo kabtay waliba si dhow oon lafileen isagoona diyaar u ah in uu koxdiisa ula safro garoonka Inter MilanStadio Giuseppe Meazzakulanka talaadada soo 'aadan . Blaugranaayaa guleesatay…

Read More »

EPL: Hordhacyada iyo safafka macquulka ah ee kullamada Premier League-ga ee maanta la ciyaari doono.

0 Visits: 27 | Sunday November 04, 2018 - 23:26:18
Labba kulan oo ka tirsan horyaalka Premier League-ga ayaa maanta illaa caawa la ciyaari doonaa. Kooxaha safka hore kaga jira kala sarraynta horyaalka ayaa la kala ciyaari doono laba koox oo ka mid ah 10-ka hoose.

Read More »

Xaqiiqooyinkii laga diiwaan geliyay kullamada La Liga ee shalay illaa xalay.

0 Visits: 28 | Sunday November 04, 2018 - 23:22:02
Atletico Madrid weli gool lagama dhalinin qaybta hore ee ciyaarta waxaana ay kala simantahay Liverpool, Montpellier iyo Inter Milan. Dhammaan kooxaha kale ee horyaallada waaweyn qaybta hore ee ciyaarta gool waa laga dhaliyay.

Read More »

Manchester oo beddelka De Gea ka dhex aragtay gudaha Premier League-ga!

0 Visits: 18 | Friday November 02, 2018 - 19:37:03
Goolhayaha kooxda Manchester United ee David De Gea ayaa ku jira bilihii ugu dambeeyay ee qandaraaskiisa, walow kooxda ay fursad u heysato inay hal xilli ciyaareed oo dheerraad ah ay ku darto heshiiskiisa. Xiddigga reer Spain, waxa uu aad uga caga jiidayaa inuu saxiixo heshiis cusub oo nagi kaga sii…

Read More »

Shan ciyaartoy oo saddex isku koox yihiin ayaa xili ciyaareedkan hoggaaminaya qiimaynta ciyaartooyada ugu baas bixinta badan, kuwaas oo ay ka maqan yihiin xiddigaha Manchester United iyo Liverpool.

0 Visits: 14 | Thursday November 01, 2018 - 23:05:12
Xili ciyaareedkan 2008-19 oo la ciyaaray kulamadii tobnaad ayaa waxa hoggaanka goolal ku haysa Manchester City oo ay isku dhibco yihiin Liverpool, hase yeeshee Chelsea oo kaalinta saddexaad ku jirta ayaa laba dhibcood ka dambaysa.

Read More »

Dele Alli oo heshiis waqti dheer ah qalinka ugu duugay kooxdiisa Tottenham

0 Visits: 30 | Wednesday October 31, 2018 - 12:00:55
Laacibkan heerka caalami ee reer Engaland ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay in uu ka dhaqaaqi karo kooxdiisa Spurs. Alli ayaa waxaa xiisa waalli ah u muujinayay kooxaha Real Madrid, Paris Saint Germain, Barcelona kuwaas dhammaantood xiisaynayay adeegga xidigan

Read More »

Kooxda Real Madrid oo shaqadii tabbabaranimo ka caydhisay Julen Lopetegui

0 Visits: 13 | Tuesday October 30, 2018 - 22:53:07
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa shaqadii tabbabaranimo ka caydhisay Julen Lopetegui,kaas oo kooxda ka dhisan caasimadda Madrid maamullayay kaliya 14 kulan. Real Madrid oo ka mid ah kooxaha ugu weyn kubadda cagta caalamka oo saddex mar oo isku xigta ku guuleysatay tartanta ugu sarreeya…

Read More »

EPL: Manchester United vs Everton, iyo wax walba oo aad uga baahantahay kullankan

0 Visits: 18 | Sunday October 28, 2018 - 19:53:33
Macallin Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in xiddiggiisa Jesse Lingard uu taam u yahay ciyaarta ay la qaadanayaan kooxda Everton, taasoo ah hadal heynta ugu badan ee kullankan loogaga sheekeynayo. Kullan kale oo xiiso badan ayay kooxda Manchester United la ciyaareysaa Everton xilli sagaalkeeda kullan ee…

Read More »

Manchester City Oo Barcelona Ku Garaacaysa Saxiixa Xidigan

0 Visits: 19 | Sunday October 28, 2018 - 19:47:26
Manchester City ayaa lagu soo warramayaa in ay xiisa waalli ah u qabto da'yarka kooxda Ajax qadka dhexe uga ciyaara ee Frenkie de Jong, kaas oo sidoo kale xiisa ka helaya Barcelona iyo Paris Saint Germain.

Read More »

Real Madrid oo doonaysa Daafacan ka tirsan Porto iyo Lacagta ay ku heli karto

0 Visits: 28 | Thursday October 25, 2018 - 19:35:16
Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa in ay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ay ka raadin doonto xidig ku wanaagsan ka ciyaarista danbeedka midig ee daafaca. Kooxda uu maamulo tababare Lopetegui ayaa waqtigan booskaas u haysata kaliyay xidiga reer Spain ee Dani Carvajal kaas oo a ciyaarayay sannadihii…

Read More »

Maxay Ahayd Hadiyaddii Mohamed Salah Ka Guddoomay Gabadha Dhamaadka Ciyaartii Xalay?

0 Visits: 25 | Thursday October 25, 2018 - 19:22:00
Mohamed Salah ayaa abaal-marin ku helay gudaha garoonka kaddib markii ay dhamaatay ciyaartii ay Liverpool 4-0 ku xasuuqday Red Star Belgrade oo uu dhaliyey laba ka mid ah goolasha, isla markaana soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah oo muujiyey inuu kasoo kabanayo dhibaatooyinkii uu la kulmay bilowga…

Read More »

Rikoorradii laga diiwaan geliyay kullamadii xalay Champions League ee Group B

0 Visits: 24 | Thursday October 25, 2018 - 18:59:41
Hirving Lozano waxa uu si toos ah ugu lug yeeshay 15 gool, 15 kii kullan ugu dambeysay dhammaan tartamada uu u ciyaaray PSV (11 gool iyo 4 caawin). Lucas Moura waxaa uu Champions League gool ka dhaliyay markii ugu horreysay tan iyo October 2016 kullan PSG iyo Basel dhex maray. Kieran Trippier waxa uu…

Read More »

Ernesto Valverde oo sheegay in Messi la,aan Barcelona ay u tahay Loolan

0 Visits: 25 | Wednesday October 24, 2018 - 11:47:19
Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa sheegay in lionel messi la,aan ay u tahay tartan kooxda kubadda cagta ee Barcelona. Kabtanka Barcelona Lionel Andreas Messi ayaa dhaawac dhanka gacanta ah ay kasoo gaartay kulankii ay kooxdiisu wajahday naadiga Sevilla.

Read More »

Bonucci oo sheegay inuu iska diiday Koox weyn kahor inta uusan ku laaban Bianconeri

0 Visits: 21 | Tuesday October 23, 2018 - 09:11:17
Difaaca kooxda Juventus Leanardo Bonucci ayaa sheegay inuu iska diiday kooxda Manchester United ee ka ciyaarta horyaalka English premier league. Leanardo Bonucci ayaa markasta jeclaa inuu ku laabto kooxdiisa Juventus inkastoo hal xilli ciyaareed uu ku qaatay kooxda Ac Milan. Manchester United ayaa kamid…

Read More »

Sergio Ramos oo Fariin Raali galin ah u diray Da,yarka Madrid Reguilon

0 Visits: 33 | Tuesday October 23, 2018 - 08:46:07
Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa fariin raali galin ah u diray da,yarka Los Blancos Ciyaaryahan Reguilon. Tababarkii maanta ay sameeysay kooxda Madrid si wanaagsan kuma uusan dhamaanin maadaama Carada Ramos ay aheeyd mid banaanka timid.

Read More »

Real Madrid oo bisha January soo qaadanaysa Ibrahimovic

0 Visits: 20 | Monday October 22, 2018 - 20:48:13
Kooxda ku ciyaarta Santiago Bernabeu ayaa kulamadii ugu danbeeyay ee ay ka ciyaartay La Liga iyo Champions League aan gaarin wax guul ah. Halka quburada kubadda cagta ay inta badan u aanaynayaan kooxda oo aan haysan gool dhaliye halis ah kaas oo kulan walba shabaqa gaari kara.

Read More »