Maqaallo

ADDUUN WAA GELINBA HEER!!!.

0 Visits: 1284 | Thursday June 18, 2020 - 15:37:05
Inkasta oo uu wakhti dheer raadinayey midii uu nolosha la qaybsan rabey lana soo gaarey xilligii uu ku taamayey guurkiisa maadama uu fidey ganacsigiisii meelo badana gaarey isaga oo qorsheystay in dib u dhac dambe uusan ku iman guurkiisa da,diisuna ay sii weynaaneyso.

Read More »

Magac bixin Ciidan!!!. (Faallo)

0 Visits: 1269 | Wednesday June 17, 2020 - 19:32:50
Waalidku Ubadkiisa waxa uu ula baxaa Magacyo Qurxn oo muujinayo Awood, sida Magacyada Carabta oo kale "Asad" oo ah Libaax, "Nimri" iyo " Fahad" oo ah Nuucyada Shabeelka.

Read More »

Akhriso: Xeerarka Doorashooyinka, Matalaada G/Banaadir iyo Hanaanka doorashada G/Waqooyi

0 Visits: 1143 | Wednesday June 17, 2020 - 19:08:52
Guddiga Diyaarinta Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran ayaa maanta Golaha Shacabka u qeybiyay afarta xeer ee Doorashada ee loo saaray inay soo diyaariyaan.

Read More »

Amb Yusuf Garad: Soomaliland maxay ku faleysaa Midnimo?

0 Visits: 1169 | Tuesday June 16, 2020 - 07:23:28
Waa isbarbardhig ku saabsan matalaadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland. Labada dhinac markii u horreysay ee ay is hor fariistaan waxay ahayd January, 2012. Waxay ahayd Chevening House oo ah meel aan ka fogeyn magaalada London. Shalay ka hor, kulankii u dambeeyay wuxuu ahaa…

Read More »

Yuusuf Garaad: Doorashada ayay macnaha ka dileysaa haddii la yiraahdo Puntland iyo Jubaland Muqdisho halagu doorto

0 Visits: 1104 | Wednesday June 10, 2020 - 19:21:51
Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa Dowladda Federaalka ugu baaqay hannaan hufan, oo suurtagelin karta in dalka kaga qabsoomto doorasho leesku waafaqsan yahay. Yuusuf Garaad ayaa tilmaamay in Xildhibaanada Gobolada Waqooyi (Somaliland) lagu doortay Magaalada Muqdisho…

Read More »

Maxaa sababay fashilka wadahadaladii u dhexeeyey xog-haynta DG, Gobolka Banaadir & DFS?

0 Visits: 1143 | Tuesday June 09, 2020 - 19:43:58
Waxa dhacay Shir lagu qabtay qalbka fogaan kulanka ama Zoom-ka, waxa ka qaybgalay xubno ka kala socday Dowladda Faderaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, ujeeddada shirku waxa ay ahayd suuragelinta kulan heer sare oo dhexmra Madaxda DFS, Dowlad-goboleedyada dalka iyo…

Read More »

Haddii uu Daanyeerku Lacag lahaan lahaa Haweenka qaar ayaa Keymaha ku noolaan lahaa!!!.=Nasashada Jimcaha. Q-.203=.

0 Visits: 1134 | Friday June 05, 2020 - 20:26:06
1.Haweenka Xaaska ah ee Sawirkooda oo Qurxan soo dhigo Face Book, waa sida Allaab la iibsaday oo Haddana la xayeeysiinayo. ( Xildhibaanka Beeshiisa la shirayo 4 Saano kadib, ha ogaado inuu yahay, Qof la tijaabiyay oo haddana Dadkii is barayo ) 2.Haddii uu Daanyeerku Lacag lahaan lahaa Haweenka qaar…

Read More »

Ha ka walwalin irsaqaaga!!!.

0 Visits: 1017 | Thursday June 04, 2020 - 19:01:55
Xayaawaano badan oo waaweyn ayaa Dunida soo maray, badankoodu waa dhamaadeen. Hadda Noolaha joogo waxaa ugu weyn "Nibiriga Buluuga ah", Maalintii waxa uu cunaa 3.5 Tan oo Malaay ah. irsaqiisa Allah ayaa kafaala qaaday in mid kastaa uu Maalintii Cuno 3.5 Tan oo Hilib ah. kamana welwelo Nibirigu…

Read More »

Maqaamka Muqdisho Meel kalaa lala aaday (Faallo)

0 Visits: 945 | Monday June 01, 2020 - 17:39:54
Sida uu dhigayo Dastuurka kumeel gaar ka ah Qodobkiisa 9aad. ee ka hadlaayo Magaalo-madaxda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyo. "Maqaamka magaalo-madaxda Federaalka Soomaaliya waxaa go'aan looga gaari doonaa dib-u-eegidda Dastuurka, waxaana sharci gaar ah ka soo saari doona labada aqal ee Baarlamaanka…

Read More »

Somaliya waxey Maalintii weyday, miyaa Kenya iyo Ethiopia ka raadinayaan!! =Nasashada Jimcaha.Q-202.=

0 Visits: 1459 | Friday May 29, 2020 - 17:25:01
1- Corona Virus ayaa Xamar u soo Ciiday, waxa uu tagay, Masaajidii, Suuqyada Bakaaraha, Xamar weyne, Suuq Bacaad oo aad u mashquul ah, waxa uu arkay Baararkii iyo Fadhi ku diriradii ,ka dibna xeebta Lido oo aad Saxmad u ah, Dadkuna buux dhaafiyay. Dib ayuu u cararay isaga oo leh: war meesha ma Anigaa…

Read More »

Yusuf Garaad oo farriin u diray Baarlamaanka (Xildhibaanow Xusuusnow)

0 Visits: 928 | Wednesday May 27, 2020 - 23:05:52
Baarlamaankow Ciid wanaagsan. Waxaan maqlayaa in aad ku howlan tihiin qaabka ay doorasho u dhici doonto iyo goorta, qofkii Allah gaarsiiyo. Marka hore waan idinku bogaadinayaa in aad gudaneysaan waajibaadkiinna Dastuuriga ah. Marka xiga talooyinka aad rogrogeysaan, oo qaarkiin marka ay bannaanka joogaan…

Read More »

Hirshabeelle: 4 Gu' Ka GADAAL Caqabado iyo Casharo (Faallo)

0 Visits: 821 | Wednesday May 27, 2020 - 18:24:56
Oktoobar 2016 ayaa maamulka Hirshabeelle u dhammaystirmeen hay'adihiisa, Madaxweynihii markaas la doorta Cali Cosoble waxa uu ku baxay sannad kadib mooshin iyo is faham waa, tan iyo markaas maamulka waxaa la dhihi karaa Maamul goboleedka ugu liita 5 ta maamul federal ee dalka. Qoraalkan kooban maaha…

Read More »

Soonka yaan la Siyaasadeyn-2

0 Visits: 736 | Sunday May 24, 2020 - 20:00:50
Intii Sabti Ciiday ee 29 Soontay, Soonkooda Alla ha u aqbalo. Inta Axad Ciiday ee 30 Soontayna , Soonkooda Alla ha u Aqbalo. Haddii la Siyaasadeeyo Soonka waxaa dhacayo khilaaf iyo is faham la'aan, sida:

Read More »

Taariikhdii Janaraal. Da'ud Cabdulle Xirsi oo Faah Faahsan.

0 Visits: 756 | Tuesday May 19, 2020 - 14:54:57
Waxa laga yaaba in uu kula dheeraado qoraalku, laakin waxaan hubaa, markii aad wada aqriso in uu kula yaraa doono. Waxa ey igu qaadatay in Qoraalkaan aan soo ururiyo 18 Maalin Shaqo, oo ah Laba Sanno dhaxdood. Haddii muddo laba Sanno Gudahood ah oo aan ururinayay, ey igu qaadatay 18 Cisho, Adiguna ha…

Read More »

Kula lihi III (a iyo b) Qalinkii Xusseen Wadaad

0 Visits: 628 | Tuesday May 19, 2020 - 14:43:31
Waryaa hooy-hooy, adigaan kuu maqanahay ee i af-garo? Aanse haddana ku weydiiyee weli ma i siisaywarbixin aan garan karo? Yac, Maxaan kuuweydiihaa, horma ma innagaaba isku duul ah. Warhooy iga dhaqaaq. Kuye "Maxaad ka waddaa"I af-garo"? Ayuu la soobooday, waxa uuna raacshay "IKRAAMIYA"…

Read More »

Somaliya waxa ey leedahay in ka basan 59 Jasiiradood.!!!!!. =Yaah, Ha degdegin ee sug, waxna hubso, waa Run=.

0 Visits: 777 | Sunday May 17, 2020 - 11:11:37
Hor dhac. Jaziirad maxaa la yiraa?. waa Dhul dhinac kasta biyo uga wareegsan yihiin, ama Caksiga "Haro", oo ah Biyo dhinac kasta Dhul uga wareegsan yahay, Caalamka waxaa jiro Jasiirado aad u yar yar oo aan ka weyneyn 100miter oo isku wareeg ah, iyo Jasiirado ah hal waddan. Badanaa Waxaa dhacdo…

Read More »

Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad

0 Visits: 615 | Saturday May 16, 2020 - 11:56:04
Cali Xasan Maslax (Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose. Dhallinyaro Kala Fikir ah: Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa la aasaasay 1943-dii, waxaa…

Read More »

Siyaasi kasta oo ku tiirsan Dal Shisheeye, runta wuxuu ogaanaa Maalinta Shacabku Runta ka Hadaan, inta ka horeeyso…=Nasashada Jimcaha.Q-200-aad=

0 Visits: 587 | Friday May 15, 2020 - 16:59:26
1-Cabdi yare oo Gaalkacyo joogo ayaa Gabar uu jeclaa u soo Qoray Qoraalkaan: Gacaliso, Arooskeenu waxa uu ka dhacayaa Magaalada Gaalkacyo waxaan harsan doonaa Geedaha Qaraha, Qaraha Gaalkacyo waxaa laga dhoofiyaa Dekadda Gaalkacyo, waxaana loo dhoofiyaa Dalka Shiinaha. Mar dhaw ayaan miro moos ku beeray…

Read More »

Been + Been + Been = Fashaxaar.

0 Visits: 589 | Thursday May 14, 2020 - 07:14:30
1.Gudoomiye ku xigeenkii Baarlamaankii ayaa yiri: Dastuurkaanu ma jiro, kii Runta ahaa waa la xaday. 2.kii Beenta ahaa laftiisana laguma dhaqmo. 3. Ficliyan ma jiraan Labada Aqal. Haddii ey jiri lahaayeena Xaq uma leh in ey ka hadlaan dhismaha Maamulka Gobalka Banaadir. Waxa ey ka hadli karaan Maqaamka…

Read More »

8 gabdhood oo geesinnimadooda laga yaabay Dagaalkii Labaad ee Adduunka?

0 Visits: 610 | Saturday May 09, 2020 - 18:45:28
Bal ka fikir qof geesinnimo sameynaya xilli uu dagaal socdo. Qofka maskaxdaada ku soo dhacay ee geesinnimada sameynaya ma nin baa mise waa haweeney? Inta badan doorka halyeeynimo ee dumarka xilliyada ay dagaallada socdaan lama aqoonsado, sidaas darteed, annagoo dib u xasuusaneyna 75 guuradii kasoo wareegtay…

Read More »