Adiga iyo Caruurtaada

1
Monday May 30, 2022 - 21:43:06 in Wararka by
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adiga iyo Caruurtaada

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Caruurtada ha siin wax kasta oo ey ku weydiistaan.

  1. Waxa ey weeynanyaan iyaga oo aaminsan in ey xaq u leeyihiin wax kasta oo ey rabaan in la siiyo.
  2. Ha u qoslin haddii ey ku dhawaaqaan Erayo Akhlaaq xumo ah.
    Waxa ey weeynaanayaan iyaga oo aaminsan Erayada Akhlaaq xumidu in ey yihiin wax caadi ah oo lagu qoslo

       3.Ha u ogalaan in ey ku kacaan falaal ka soo hor jeedo dhaqanka Bulshada.


       Waxaa ey weeynaanyaan iyaga oo aaminsan in Bulshadu eyna leheeyn shuruuc diidee falaalka xun.

Ha u ogolaan in Adigu aad dayac tirto ama aad saxdo wax kasta oo ey kharibaan.

4.Waxa ey weeynanaan iyaga oo aaminsan wax kasta oo ey kharibaan in ey jirto cid kale oo Masuuliyadeeda qaadee lagana rabo in ey saxdo, iyaguna eynan masuul ka aheyn in ey saxaan.

 5.Ha u ogaalaan in ey daawadaan barnaamij kasta oo TV-ga ka socdo.
Waxa ey weeynaanayaan iyaga oo aaminsn in aan farqi u dhexeeyn Caruurta iyo waayeelka

  1. Ha u ogolaan in aad siiso Lacag kasta oo ey ku weeydiistaan.
    Waxaa ey weeynaanayaan iyaga oo aaminsn in Lacag helidu ey tahay wax fudud, kamana shakinaayaan in ey wax xadaan.
  2. Ha u ogolaan in aad iyaga la safato mar kast oo ey khalad ku sameeyaan Deriska, Macallinka, police-ka ikm.
    Waxa ey weeynaanyaan iyaga oo aaminsn in wax kasta oo ey sameeyaan ey sax yihiin, Dadka kalena ey khaldan yihiin
  3. Ha u ogolaan in ey Guriga joogaan marka aad aadee Masjidka.
    Waxa ey weeynanayaan iyaga oo aminsan, in aan laga rabin cibaadada
  4. Ha u ogolaan in eynan Guriga ku soo dhaweeyn Waalidkaa iyo Saaxiibadaa.
    Waxa ey weeynaayaan iyaga oo u arko in soo dhaweyn la’aantu caadi tahay, Adigana kuma soo dhaweeyn doonaan
  5. Ha u ogolaan in ey la xiriiraan Caruur aad dhaqan xumo ku ogtahay iyaga ama Waalidkood.
    Marka ey weeynaadaan waxa ey u dhaqmi doonaan sida iyagii.
  6. Ha uga sheekeeyn sheekooyin aan macna leheeyn oo aan xasuus ku reebeeyn. Uga sheekeey sheekooyin xigmad leh iyo Siiraddii Rususha.
    Si marka ey weeynaadaan ey Caruurtooda uga sheekeeyaan.

Waa iga Tallo

Adiga iyo Caruurtaada | Somaliweyn

FG: wixii ka khaldan ka sax wixii ka dhiman ku dar.

Qore: yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip