Maqaallo

AKHRISO Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Sanadkii tagey 2015

0 Visits: 1385 | Saturday January 02, 2016 - 01:17:16
Bishii January 22-keeda, Weerar Ismiidaamin ah ayaa ka dhacay Hotel-ka SYl ee Magaalada Muqdisho, kadib markii Natfii-hure katirsanaa Al shabaab uu Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku qarxiyay Afaafka hore ee Hotel-ka. Weerarkaasi wuxuu ahaa mid Al shabaab ay la beegsadeen Hotel-ka SYL, 3 maalin…

Read More »

WARBIXIN:- SAXUFIYOOW WAXAAN U SOO JOOGAY.!!

0 Visits: 1252 | Thursday December 31, 2015 - 10:24:08
Hadii laga soo gudbay ama laga soo bogsoonayo dagaaladii Qabiilka, Kuwii Hogaamiye Kooxeedyada, iyo Kuwii Diimeedka, Hada Kow iyo Kow waa Dagaalkii Suxufiyiinta.

Read More »

JOWHAR WAA MAGAALO CEYNKEE AH?

0 Visits: 1536 | Wednesday December 30, 2015 - 10:13:35
Jowhar waxa ay Muqdisho u jirtaa 90 Km dhanka Waqooyi .Waxaa magaalada dhex marta wadada isku xirta caasimadda Soomaaliya iyo gobollada dhexe ee dalka ,waxa sidoo kale magaalada labo u kala qeybiya wabiga Shabeelle bari iyo galbeed. Dhanka bari waxaa la oran jiray Buundo Bravo halka qeybta berri ee…

Read More »

BURBURKA BANAADIR IYO POINT 5

0 Visits: 1212 | Sunday December 27, 2015 - 22:16:46
Burburka Banaadir waa bilawga buburka dalka. Dadka maqaamka gobolka Banadir u doodaya weli ma dareensana burburka ku soo fool leh, waxayna xooga saareen aayaha maamulka laga dhisi doono gobolka marka la gaaro xilliga dhaqan gelinta maamul goboleedyada hadda la wado, waana tallaabooyin horseedi doona…

Read More »

CabdiWeli Gaas ha garto inaan M Saleebaan keliyihi ku dulmanayn 4.5 ee horta Puntland ha saxo

0 Visits: 1361 | Saturday December 26, 2015 - 13:40:48
Sida Umadda Soomaaliyeed la wada socoto waxaa muran badani ka taagan yahay nidaamka doorasho iyo sadqaybsiga ee Federaalka ee 2016 Waxaa ugu weyn ee laysku diidan yahay waa nidaam qaybsi 4.5 qabiil iyo nidaam qaybsi deegaan, degmooyin iyo gobolo ku salaysan. Masuuliyiinta Degaanka ku doodayaa waxaa…

Read More »

Waxaa sanadahaan dambe aad u soo batay Xiriirka ka dhexeeya dabaaldega sanadka cusub iyo Ciidda Kiristaanka

0 Visits: 1523 | Friday December 25, 2015 - 18:45:02
xafladaha soomaalidu iyo guud ahaan Muslimmintu u dhigto soo dhaweynta sanadka cusub ee Milaadiga, waxaana caado noqotay in la qabto xaflado, riwaayado iyo hambalyo ku aadan sanadka cusub.

Read More »

RA'YI: Magaalada Buulabarde waa magaalo Ceynkee ah?!

0 Visits: 2842 | Friday December 25, 2015 - 18:04:43
Magaalada Buulobarde waxa ay ku talaa gobalka Hiiraan, waxa ay ka mid tahay dagmooyinka ugu waaweyn Gobalka Hiiraan, sidoo kale magaalada waxa ay ku taalaa dhanka Qoraxsin ee wabiga Shabelle, Magaalada Muqdisho waxa ay u jirtaa 220km.

Read More »

Aan kuu qariyee QurbaJjoog, qeybtee ka tahay?

0 Visits: 1243 | Wednesday December 23, 2015 - 19:19:37
Tani waa mirihii Qaxa iyo Qalalaasaha ka dhashay ee ah in isfaham waa ka dhex aloosmo bulsho wada dhalatay oo ay qaar badan oo kamida af, iyo dhaqannba aysan ku wanaagsaneyn amaba ka aradan waana sheeko malaha waayo badan Siriqdeeda naloo dhigayey hase ahaatee 1991 aan ku dhacnay kadib markii ay burburtay…

Read More »

YAA DHALAY Aala sheikh iyo Damul Jadiid?

0 Visits: 1410 | Sunday December 20, 2015 - 18:59:20
Dad badan oo somaali ah ayaa marka ay maqlaan kalmadda AALA SHEIKH iyo DAMUL JADIID waxaa ku soo dhaca ururo leh magic diimeed oo ku Milan siyaasada soomaalida. Waxaa laga yaabaa in marka aad maqasho.

Read More »

ADOONSIGII KA JIRAY SOOMAALIYA IYO DADKII LAKALA IIBSADAY (XAQIIQ)

0 Visits: 1567 | Friday December 18, 2015 - 20:23:47
Wiilkeeyga oo arday ah ayaa caawa oo jimca ah I weeydiiyay ,Aabe Somalia dad miyaa la adoonsan jiray? Waxaan uga sheekeeyay dadkii la adoonsan jiray iyo dariiqyadii la marsii jiray marka laga keeno adoonta Ethiopia lama keeni jiray waqooyiga Somalia iyo kuwii laga keeni jiray

Read More »

Dr Abdi Gele oo ka hadlay Khatar wayn ee dul saaran jaaliyadaha Soomaliyeed ee Qurbaha.

0 Visits: 1292 | Sunday December 13, 2015 - 19:58:35
Waxaan arkaa khatar wayn ee kusoo foole mustaqbalka jaaliyadaha soomaaliyeed ee dagan galbeedka.darasaad dheer iyo u kuur galid farabadan hufid iyo u fiirsasho qodo dheer kadib. waxaan ogaaday in xooga jaaliyadaha soomaaliyeed ee dagan yurub iyo ameerika ay yimaadeen bilawgii 1990 kii waana mudo ah…

Read More »

RW Cumar "Gacana waxaan ka geeysanaynaa daminta colaada, Gacana waxaan ku go'aminaynaa nooca doorasho ee 2016"

0 Visits: 1221 | Friday December 11, 2015 - 23:42:46
Waa oraah uu ka yiri Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid kulan ka dhacay Galkacayo oo lagu dhex dhexaadinayey maamulada Gal-mudug iyo Puntland oo dirir ku dhex martay horaanta bishaan,

Read More »

HIIGSIGA WAA LAGU HOOGEY!!

0 Visits: 1383 | Friday December 11, 2015 - 20:03:10
Soomalida inteeda badan waxay ku jah wareersan tahay waxa Hiigsigu yahay, haddaba waa maxay Hiigsiga la sheego iney Soomaliya Hiigsanayso Sanadka 2016-ka?.

Read More »

RA'YI: AWOOWEYAASHA DULMAN (DAAROOD IYO HAWIYE)

0 Visits: 1400 | Friday December 11, 2015 - 19:39:39
Hawiye iyo Daarood baa soo duulay, Daarood iyo Hawiye ayaa laayey, Hawiye iyo Daarood baa xoolihii dhacay, Daarood iyo Hawiye ayaa qixiyey!. Labadaan oday oo ay ku abtirsadaan qeyb weyn oo ka mid ah shacabka Soomaaliyeed waxay mudnaayeen in loo duceeyo oo samo mooyee aan xumo marna laga sheegin, waana…

Read More »

Gaalkacayo Waxay u baahanTahay Darbigii Baarliin!!

0 Visits: 1385 | Wednesday December 09, 2015 - 12:18:15
Gobolka Mudug waxaa uu markii hore ahaa Mudug iyo Galgaduud ,waxaa la kala gooyey Sannadkii 1974-tii,ka dib markii la ogaadey Baaxada Gobolka hase yeeshee Gobolkaa dadka ku nool Gobolada kale ee Soomaaliya waxay ku tilmaameen in uu yahay Gobol uu ka soo burqado Fidnada Somaaliyeed iyadoo dadka qaar…

Read More »

FAALLO: Xurgufta Gaalkacyo xal uma aha xeer jajab!

0 Visits: 1291 | Monday December 07, 2015 - 10:15:49
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa soo gaaray dhaawac uga yimid dhinaca nidaamka Federaalka Soomaaliya, taasi oo sababtay in dad walaalo, xigto iyo xigaalo ahaa isla markaana xabbad laga riday dhexdooda ay sababtay inay ka barakacaan guryahooda.

Read More »

Ra'yiga Dadweynaha: i xiiiiiii! Bal maxay ku qoslayaan, waa yaabe! Ma qosol baa u eg, mise, qamuunyo?.

0 Visits: 1563 | Friday December 04, 2015 - 19:03:50
CIRIDKA DAY!!! IXIIIIIII !! BAL MAXAY KU QOSLAAYAAN, WAA YAABE !!! MA QOSOL BAA U EG' MISE QAMUUNYO ?

Read More »

Mucjisoonka Kaneecada ( Miracles in The Mosquito, إعجاز الله في خلق البعوضه)

0 Visits: 1549 | Saturday November 28, 2015 - 10:19:04
Kaneecada waxay ka mid tahay noolaha mucjisooyinka gaarka ah leh ee Eebe weyne uumay.Kaneecadu waxay leedahay saddex wadne, mid dhexe ku yaal iyo laba dhinaca baalasha xiga. Shaqada saddexda wadane waa inay soo nuugaan dhiiga ka dibna u qaybiyaan jirka intiisa kale. Dr.Julian Hillyer waa saynisyahay…

Read More »

XIKMADO XIRIIRKA KU SAABSAN.!! WD: Roodo Cabdullaahi

0 Visits: 1361 | Monday November 23, 2015 - 11:29:27
1. Laba Mabda' oo waaweyn ayaa saldhig u ah Xiriirka fiican, Marka Koowaad, ku faraxsanow waxyaabahaad isaga midka tihiin, marka labaadna xushmee waxyaabahaad ku kala duwan tihiin.

Read More »

Xildhibaanimada Soomaaliya oo Dhaxal Noqotey.

0 Visits: 1291 | Monday November 16, 2015 - 22:11:41
Ummadu waa ka wada dheregsdan tahay Sida mar waliba ay ku yimaadaan Xildhiaanada Baarlamaanka laga soo bilaabo Waagii Carta ilaa Dowlada Xasan Shiikh, waxaa la yaab leh in qaar ka mid ah Xildhibaanada ay kursigaas ku fadhiyaan muudo 16 Sanno ku dhawaad ah, waxaana la isweydiiyaa waxa ku dhacay Siyaasiyiinta…

Read More »