Featured

Qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo Soo Dhoweeyay Sanadka Cusub 2019

0 Visits: 1331 | Tuesday January 01, 2019 - 00:01:11
Magaalooyinka Hong Kong, Sydney, Auckland iyo weliba caasimada Koofurta Kuuriya Pyongyang ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2019. Kumanaan ruux ayaa isugu soo baxay barxado ku yaal magaalooyin ka mid ah wadamada qaarada Aasiya iyo weliba Australia iyadoo hawada sare loo ridey iftiin…

Read More »

BAHDA SAXAAFADDA OO QOYSKIISA KAGA TACSIYADEYNAYAAN GEERIDII KU TIMID WARIIYE CAWIL DAAHIR SALAAD

0 Visits: 1562 | Sunday December 23, 2018 - 11:44:18
Maamulka iyo howladeenada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper iyo guud ahaan Bahada Saxaafadda Soomaaliyeed iyo Axsaab kaleba oo ka la ah Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey}, Dr. Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy}, Wariiye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan…

Read More »

SOMALIA DIGNIINTA MARKA - OGEYSIISKA QALABKA

0 Visits: 1202 | Thursday December 20, 2018 - 20:00:15
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamadda ganacsiga ee: Facebook, Inc., a corporation organised and existing under the laws of the State of Delaware, U.S.A. of 1601 Willow Road, Menlo Park, California, 94025, United States of America

Read More »

Ex Xildhibaan Geedi iyo Batuulo Gaballe oo dhex martay dood aan waxba la iskula harin (Dhageyso)

0 Visits: 1054 | Thursday December 20, 2018 - 19:47:59
Ex Xildhibaan Maxamuud Geedi Aw Hilowle oo ka tirsanaa xildhibaanada Baarlamaankii hore iyo Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ah Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka ayaa waxaa dhex maray dood ay uga hadlayeen xaaladda dalka, gaar ahaan siyaasadda, waxqabadka Dowladda, tan nabadgelyo iyo arrimo kale.

Read More »

Toos U Daawo Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed

0 Visits: 1016 | Wednesday December 19, 2018 - 20:36:34
Waxaa Goordhow Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ilaa 5 Musharax ayaa u taagan u tartamida qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed,kuwaas oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid…

Read More »

SOMALIA DIGNIINTA MARKA - OGEYSIISKA QALABKA

0 Visits: 1024 | Saturday December 15, 2018 - 20:02:51
Midabada muuqda ee calaamadda waa jaalaha, cadaan, oranji, casaan, guduud, casaan iyo buluug. OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamadda ganacsiga ee: Instagram, LLC, a corporation organised and existing under the laws of the State of Delaware of 1601 Willow Road,…

Read More »

SOMALIA CALAAMADA GANACSIGA - OGEYSIISKA GUUD_

0 Visits: 1025 | Saturday December 15, 2018 - 19:55:35
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadaha ganacsiga ee kor ku xusan yihiin calaamadaha ganacsiga ee: Chevron Intellectual Property LLC, a limited liability company organised and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 6001 Bollinger Canyon Road, San Ramon, California, 94583, United…

Read More »

SOMALIA DIGNIINTA MARKA - OGEYSIISKA QALABKA _______________________

1 Visits: 1024 | Saturday December 15, 2018 - 19:49:18
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamadda ganacsiga ee: Instagram, LLC, a corporation organised and existing under the laws of the State of Delaware of 1601 Willow Road, Menlo Park, California, 94025, United States of America

Read More »

OGEYSIISKA QALABKA SHAQADA (gudaha dhulka SOMALIA)

0 Visits: 921 | Saturday December 15, 2018 - 19:40:54
OGEYSIIS WAA BIXINAYSA inKhazaal Industries, a company from Guinea, with head office at Quartier Almamya, Commune de Kaloum, Conakry 1940, GUINEA

Read More »

kala horeynta abwaanada iyo fanaaniinta

0 Visits: 2046 | Saturday December 08, 2018 - 21:52:11
10 Mulaxamiinta Heesaha Soomaalida. (1). Cabdikariim Qaareey (Jiir). (2). Axmed Nuur Jaango. (3). Xasan Giriite. (4). Jiimi Sh.Muumin. (5). Axmed Gacayte. (6). Axmed Cali Cigaal. (7). Maxamed Mooge. (8). Saalax Qaasim Naaji. (9). Salaad Darbi. (10). …..?

Read More »

VIDEO Salaad Maxamed Shardi – Darbi iyo heeso kala duwan

0 Visits: 1869 | Sunday November 25, 2018 - 22:43:12
heesihii laga dalbaday waxaa ka mid ahaa ima ogide iyo dhigi maayo tuutaha haday maqan tahay magaalada dhami mugdi weeyo wey madowdahay

Read More »

SANNADGUURADA 26AAD EE WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PAPER OO 18 /11/2018 LOO DABBAAL DAGAY..

0 Visits: 2428 | Sunday November 18, 2018 - 23:40:19
Munaasabad Xalay ka dhacday xarunta wargeyska oo Taariikhda wargeyska soo maray looga hadlay iyo Qoraalo ka hadlaya arrimahaas oo aan maalmahaan idiin soo Bandhigi doono inshaa allaah. Maamulka wargeyska waxaa uu ugu mahad celinayaa ka soo qeybgalayaa sha munaasabadda 26guurada wargeyskaan isagoo bogaadiyey…

Read More »

Daawo: General Gabre oo xabsiga Itoobiya loo taxaabay

0 Visits: 1241 | Saturday November 17, 2018 - 21:54:46
Dowladda Ethopia ayaa xabsi dhigtay Colonel Gebregziabher Alemseged oo ku magac dheeraa (Gebre Dilla) balse Soomaalidu ay u taqaan Cornel Gabre. Cornel Gabre oo soo noqday Taliyihii ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya soo galay ayaa loo haystaa in uu dambiyo kala duwan uu ka geystay dalka intii u dhaxeysay…

Read More »

Daawo:-Telefishinka CNN Oo Soo Bandhigay Muuqaal Video Cusub Ee Kiiska Saxafigii Jamaal Khashoggi

0 Visits: 1216 | Monday October 22, 2018 - 20:04:25
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si cad looga dheehan karaa kaalinta ay 15-kii xubnood ee ka tirsanaa Sirdoonka Sacuudiga Ku lahaayeen dilkii qorsheysnaa ee lagu dilay Saxafigaas. Mustafa Maddani oo madax u ahaa kooxdaas waxa uu door weyn ka qaatay dilkaasi. Waxaana uu dilkaasi kadib…

Read More »

Request for proposals: End of project evaluation

0 Visits: 1247 | Monday October 22, 2018 - 18:58:41
22 October 2018 DefendDefenders (The East and Horn of Africa Human Rights Defenders Network) requests for proposals for conducting an End of Project Evaluation for the Bread for the World Project titled "Advocacy, Protection and Capacity Building for HRDs in East Africa".

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol

0 Visits: 1296 | Friday October 19, 2018 - 11:31:25
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Waxaa indhoweeyto lagu qabtay magaalada Bristol (UK) xaflad lagu soo dhaweeynaayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Xafladaas ayaa waxaa loo soo abaabulay si heer sare ah. Waxaana ka qeybqaatay…

Read More »

Harry Kane oo ka jawaabay inuu ku biirayo Real Madrid

0 Visits: 1156 | Wednesday October 17, 2018 - 12:26:20
Weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur ee Harry Kane ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya inuu ku biirayo kooxda Real Madrid, mar la weydiiyay. Weeraryahankan cajiib ka ah kaasoo dhowr jeer lala xiriiriyay Real Madrid ayaa xalay qayb ka ahaa xulkii England ee 3-2 kaga adkaaday Spain.

Read More »

Daawo Maanso Xiiso leh: Talo u gaar ah Hablaha Soomaaliyeed…

0 Visits: 1614 | Sunday October 14, 2018 - 19:50:49
Xijaab ku dabool jidhkaaga Asturo xubnahaaga qaawan Ha tusin raga xaadda jiifta…

Read More »

Weriye Maxamed Ibrahim Macalimuu oo ka mid noqday saddex weriye oo u tartamaysa abaalmarin Caalami ah

0 Visits: 1417 | Friday October 12, 2018 - 21:02:09
Weriye Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah Xoghayaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka mid noqday saddexda weriye ee ugu dambeysa kuwaasoo ku tartamaya abaalmarinta caalamiga ah ee weriyaha ugu kartida wanaagsanaa caalamka oo ay bixiso hay'adda Free Press ee fadhigeedu yahay dalka Holland.

Read More »

Daawo :Barnaamij Lagu Wareysanayo Lamaanihii Guurkooda Loo Dilay Axmed Dowlo

0 Visits: 2353 | Wednesday September 26, 2018 - 10:52:15
Barnaamijkan oo uu qabtay Dalsan TV ayaa waxaa sitoos ah loo wareysanayaa lamaanihii la isku diiday,isla markaana sababtay in la dilo lana gubo Wiilka Adeerkiis oo lagu Magacaabi jiray Axmed Muqtaar Saalax Axmed Dowlo.

Read More »