Maqaallo

9 Ra'isul Wasaare Kadib, Liiska Iyo Tirada Wasaarado Ay Tahay In Aanuu Magacaabin Ra'isul Wasaare Xasan Kheyre

0 Visits: 1116 | Saturday February 25, 2017 - 14:06:53
16-kii sano ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka jiray wasiirro lagu keenay 4.5 iyo mar uun wasiir i dhaha, wasaarado boorso lagu wato, wasiir kasta marka la magacaabo waxaa uu wasaaradda iyo shaqadeeda ka dhigaa mid beeleed, waxaa intaa dheer wasiirro magacooda la maqlo maalinta la magacaabo, waxqabadkoodana…

Read More »

(TALO-SOO-JEEDIN): Mudane Madaxweyne, Madaxda Aad Magacaabi Doonto Ka Fiirso In Aan Qabiil Loo Eegin Ee Loo Eego Qaran .

0 Visits: 884 | Tuesday February 21, 2017 - 14:04:43
Mudanew Madaxweyne, marka hore waan ku salaamayaa Salaan Dabadeed, Xilka Maanta laguu magacaabay ee Culus, Waxaan ilaaheey kaaga Baryayaa inuu kuu Fuduseeyo,

Read More »

Siyaasiinta xil doonka ah "Ar Fahad Yaasiin ha la iigeeyo"RA'YI"

0 Visits: 877 | Monday February 20, 2017 - 10:33:54
Siyaasi kasta markii uu doonayo inuu qabto xil waxaa lagama maarmaan ah inuu helo koox kala shaqaysa sidii uu ku hanan lahaa xilka uu raadin, kooxdaas waxay ahaan karaan Xisbi siyaasadeed, Urur diimeed, Ganacsato, Siyaasiyiin magac leh ama Ururo Bulsho, kooxdaas waxay noqotaa kuwo kala shaqeeya ku nagaashaha…

Read More »

Maqaal: Soomaali ninkii u taliyo asaa yaabaaya !!!!

0 Visits: 1313 | Sunday February 19, 2017 - 13:35:07
Soomaali ninkii u taliyo asaa yaabaaya, waligeey dad innaga abaal daran, innaga eed badan, innaga uur xun, innagana xaqiraad badan lama soo uumin.

Read More »

KILIKTAAN KA RABAA !!

0 Visits: 1168 | Saturday February 18, 2017 - 00:08:51
Nin Saaxiibkey ah ayaa isagoo daawanaya Web ka mid aha Web-site Soomaalida ayuu damcey in Kilik yiraahdo War Cinwaankisia uu ahaa "Siyaasi Duur Joog ahaa oo dib ugu laabtey Muqdisho" markaas baan ku iri Saaxiin ha Furin " markaan buu yiri " Saaxiib waa war Muhiim ah sidee wax u jiraan…

Read More »

Mudane Farmaajoow Sidaad Calanka labada gacan ugu qabsatay Qarankana ugu qabo

0 Visits: 933 | Friday February 17, 2017 - 13:30:46
Marka aad si miyir qabta u eegto kala wareegga maye isku wareejinta Hantida iyo halbeegga yaalla madaxtooyadda Waddanka ee "Villa Soomaalia" iyo labada Madaxweyne oo kala Guddoomaya talada ugu sarreysa gayiga Soomaaliyeed'

Read More »

NO MORE ABGAAL {ABGAAL DAMBE MAYA} WAA ISIR FAQUUQ AAN LA MAHADIN DOONIN!

0 Visits: 1197 | Friday February 17, 2017 - 13:21:51
Tacadi, xad gudub iyo meel ka dhac ayaa albaabka soo jabsatey, in sumcada la iska dilo ayaa bilaabatay, xaasidnimo ku saleysan wax isu quurid la'aan ayaa timid, naceyb ku aadan isir faquuq ayaa la afuufayaa, hadalo xanaf leh ayaa iska soo daba dhacaya, jaantaa rogan ayay wax walba u ek yihiin, arimahaasi…

Read More »

Duullaankii Ciraaq ee Kuwait, Saddam oo u sababay Danjirihii Mareykanka ee Baghdad in hoos loo dhigo…

0 Visits: 1156 | Friday February 17, 2017 - 12:39:45
April Catherine Glaspie, waxa ay aheyd haweeneydii ugu horeysay ee Mareykanku danjire uga noqota dal carbeed, sanadkii 1989 ayaa waxaa safiir loogu magacaabay Iraq kadib sanado badan oo ay diblomaasi ka aheyd dalalka Kuwait, Syria iyo Masar "Egypt", waxa ay si qoto dheer wax uga baratay siyaasadda…

Read More »

10-Caqabad oo Farmaajo ka hortaagan in uu noqdo Madaxweynahii loo baahnaa

0 Visits: 1105 | Wednesday February 15, 2017 - 14:08:54
Lix iyo Toban(16)-kii sano ee la soo dhaafay waxaa madaxtooyada(Villa Somaliya) soo maray Madaxweynayaal badan, marka laga reebo Protocol iyo magac u baxay, ma jirin Madaxweyne ku guuleystay soo celinta dowladnimada Somaliya, ma jirin Madaxweyne ka shaqeysiiyay dhammaan hey'adaha dowladda, arrintaas…

Read More »

MAQAAL: SAGOOTIN M/WEYNE XASAN SHEIKH

0 Visits: 980 | Wednesday February 15, 2017 - 13:23:31
Qof kasta waa u baahan tahay in wax loo sheego heer kasta ay darajadiisu gaarto. Wax isu sheegidu ma ahan caay ama ceeb ama quursi midna, waxaana wax loo sheegaa qofka aad jeceshahay inay waddada toosan cagta saarto, wixi dadka badankiisa la wanaagsanna ay ku dhaqanto, wixi loo sheegana ay ka qaadato…

Read More »

Ra'yi: Magacaabista Raysalwasaaraha:

0 Visits: 878 | Wednesday February 15, 2017 - 13:13:36
Magacaabista R/wasaaraha: Abgaal Dambe Maya Vs Abgaal Soomaaliya waxaa isbedelay hogaankii dalka, waxaana la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo; dabaaldeg, hambalyo iyo taageero kadib waxaa horyaal arrimo farabadan oo ah hawlihii loo igmaday. Xil la wareegid iyo caleemosaar kagadaal,…

Read More »

HALGANKII Nabadoon XASSAN GEEDI ABTOOW.

0 Visits: 1272 | Sunday February 12, 2017 - 13:27:29
Nabad-doon: Xassan Geedi Abtoow Aybakar Cali Adan, oo si aad ah looga yaqaan gobalka Ex-Banaadir iyo gobala kale oo badan, ahaana NB –guud ee Mogadishu iyo deegaanada u dhaw. waxa uu ku dhashay Bashaqle ( 1859-1926),

Read More »

XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA GEESIYAAL U HIILIYEY DIINTOODA, DADKOODA IYO DALKOODA

0 Visits: 889 | Saturday February 11, 2017 - 15:16:48
Markii mudo haatan dhawr todobaad laga joogo dhawr gobol oo Soomaaliya ah ay ka dhaceen doorashooyinka xildhibaanada baarlamaanka si rasmi ahna aakhirkii loo soo dhameystirey mudanayaasha baarlamaanka ayna bilowdeen ololaha raga isku sharaxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya xaqiiqdii shacbiga soomaaliyeed…

Read More »

Viber offers free calls from the U.S. to the 7 countries affected by Trump travel ban

0 Visits: 1100 | Friday February 03, 2017 - 15:14:11
Mobile calling app Viber is the latest tech company to offer help to those affected by President Trump's immigration and travel ban. This morning, the company announced it would indefinitely waive the fees for calls to landlines or mobile numbers between the U.S. and the seven countries impacted…

Read More »

LABADA IIDDI AMIIN.

0 Visits: 1341 | Wednesday February 01, 2017 - 12:49:37
Donald John Trump. Waa madaxweynihii ugu horeeyay Mareykanka ee aan laheeyn khibrad siyaasad iyo mid ciidan, Waxa uu ku dhashay NY ,14 June 1946, waa isla sanadkii Mr. Ciidi Amiin madaxweynihii hore ee Ugandha uu ku biray ciidamadii "the King's African Rifles, a British colonial regiment".…

Read More »

20 ka mid ah musharraxiinta oo wata baasaboorro shisheeye (Magacyada iyo dalalka

0 Visits: 939 | Tuesday January 31, 2017 - 18:31:55
ka, waxaa dalka ka dhaceysa doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah, 20 ka mid ah 24-ka murashax ee hadda taagan waxaa ay heystaan Baasaboor kale, dhibaatada intaa kuma koobna, haddii sidan lagu socdo, Soomaaliya waxaa madaxweyne ka noqon kara qof heysta dhalashada dalka Itoobiya. ma jirto…

Read More »

Akhriso: Sooyaalka Tirada Iyo Magacyada Murashaxiinta Ku Tartamey Doorashooyinkii Ka Dhacey Soomaaliya

0 Visits: 992 | Monday January 30, 2017 - 10:54:10
Guddiga qaban-qaabada Doorashada madaxweynaha Soomaaliya waxaa ay araajida murashaxnimo ka qabteen, shahaadada murashaxnimadana siiyeen ilaa 24 murashax, mid ka mid ah murashaxiintan waxaa uu noqon doonaa madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya, ninka la dooran doono, waxaa looga fadhiyaa in 4ta sano ee soo…

Read More »

Waxa la gaaray waqtigii aan Sheegi lahaa Musharaxa aan codkeyga siin lahaa (WQ: Maxamed Caalim- Ra'yi)

0 Visits: 951 | Saturday January 28, 2017 - 13:04:27
Waxaa kugu waajib ah inaad sheektid Qofka ku haboon in wadanka uu madaxweyne ka noqdo Afarta sano ee soo socota. Madaxwaynaha soo bixi doona waxa uu noqon doonaa Madaxweyne Dib uheshiisiin iyo Dib u dhis ciidan Qaran oo Soomaaliya leedahay.

Read More »

Maxay Dumarku u Ooyaan?(Faallo)

0 Visits: 1317 | Friday January 27, 2017 - 21:52:27
Wax sahlan maaha in jawaab deg-deg ah aan markiiba u keeno su'aasha ah maxey dumarku u ooyaan marka xaalad qabsataba? Alle SW ayaa innaga og oo abuuray, hase yeeshee waxaan idin soo gudbinayaa sheeko aan doorbiday in aan idinla wadaago waxeyna ku bilaabaneysaa sidan:

Read More »

Faallo: Maxaa Sii Seeta Dheereyn Kara Xilliga Kala-Guurka Siyaasadda Somalia ?

0 Visits: 967 | Saturday January 21, 2017 - 14:25:09
Geeddiga Kala-guurka Siyaasadda Somalia ayaa soo bilwoday bartamihii sannadkii hore, waxaana la filayey in illiga Kala-guurka lagula baxo wixii ka dambeeyey bishii September 10-dii ee sannadkii hore oo uu ku ekaa Xilli-hawleedkii Madaxweyne Xasan Sheekh loo idmaday afartii sanno ee la soo dhaafay.

Read More »