Featured

Tirinta codadka ee doorashada Maraykanka oo wali socota.

0 Visits: 538 | Thursday November 05, 2020 - 08:33:31
WASHINGTON —Maalintii saddexaad ayey galeysaa tirinta codadka doorashadii madaxtinimada Mareykanka, walina si rasmi ah looma shaacin cida ku guuleysatey. Madaxweyne Trump iyo ninka ay loolamayaan ee Joe Biden ayaa ilaa iyo hada ku guuleystey goboladii la filaayey in ay ku guuleystaan si ay u helaan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-NOV-2020

0 Visits: 745 | Sunday November 01, 2020 - 09:44:22
.

Read More »

CALL FOR APPLICATIONS: TECHNOLOGY PROGRAMME MANAGER

0 Visits: 1100 | Thursday October 29, 2020 - 07:17:54
Background DefendDefenders (the East and Horn of Africa Human Rights Defenders Project) seeks to strengthen the work of human rights defenders (HRDs) in the East and Horn of Africa sub-region by reducing their vulnerability to the risk of persecution and by enhancing their capacity to effectively defend…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 27-KA 2020-KA

0 Visits: 711 | Tuesday October 27, 2020 - 00:15:38
RA'IISUL WASAARE ROBLE OO LA KULMAY WAKIIL KA Q/MIDOOBAY JAMES SWAN Ra'iisul Wasaaraha X/F/Soomaaliya Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan dalka Somaliya Danjire James Swan. Kulankan ayay labada mas'uul waxa ay uga wadahadleen…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO :WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 26-KA OKTOOBAR 2020-KA

0 Visits: 703 | Monday October 26, 2020 - 12:03:58
RA'IISUL WASAARE ROOBLE OO KU BOGAADIYEY LAAMAHA AMMAANKA DARDAR GELINTA QORSHAHA FUDUDEYNTA ISUSOCODKA CAASIMADDA RW/Xukuumadda FS Md.Maxamed Xuseen Ro oble ayaa kormeeray Jidka Tarabuunka oo hal boowle u ah isu socodka Caasimadda, si uu u hu biyo fulinta amarkii ku aaddanaa isu socodka bu lshada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 22-OCT-2020

0 Visits: 692 | Thursday October 22, 2020 - 09:50:51
.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 21KA OKTOOBAR 2020KA

0 Visits: 707 | Wednesday October 21, 2020 - 13:28:30
FARMAAJO OO R/W ROOBLE KU AMMAANAY HAL MID KA HOR MAGACAABISTII WASIIRADA Farmaajo oo R/W ROOBLE ku ammaanay hal mid kahor magacaabistii wasiirada Madax weynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka 1aad ee dalka Md. Md .Rooble soo dhisida xuk uumad cusub. Farmaajo ayaa x ukuumadda…

Read More »

Somtel oo ka jawaabtay baahida internetka dadweynaha soomaaliyeed sedexdii cisho ee la soo dhaafay ee internetku cilad darteed u maqnaa

0 Visits: 692 | Wednesday October 21, 2020 - 07:34:43
17 Bishan october ayey cilad ku timid internetkii laga isticmaalayay koonfurta soomaaliya marka laga reebo shirkadda isgaarsiinta somtel oo internetkeeda si hagaagsan u shaqeeynayay sedexdii cisho ee la soo dhaafay. iyadoo shirkaddu arinkaan uu ka caawiyay xarigga fiber optic DARE 1 oo ay dhawaan ka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 20-KA OKTOOBAR 2020-KA

0 Visits: 807 | Tuesday October 20, 2020 - 10:46:56
FANNAANADDII CAANKA AHEYD EE SEYNAB XAAJI CALI BAXSAN OO GEERIYOOTAY & DFS OO KA HADASHAY Alle Ha u Naxariistee waxaa M/Muqdisho ku geeriyootay Fannaanadda Caanka aheyd ee Soomaaliyeed Seynab Xaaji Cali Baxsan oo sa nnadihii la soo dhaafay ku xanuunsaneysay M/ Muqdisho. Qaar kamid ah eheladda ayaa Warbaahin…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 19-KA OKTOOBAR 2020-KA

0 Visits: 725 | Monday October 19, 2020 - 10:26:31
JADWALKA DOORASHADA OO QARKA U SAARAN DIB U DHICII UGU HORREEYEY IYO IS-EEDEYN BILLAABATAY Jadwalka doorashada Soomaaliya ee ay isku raaceen madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa qarka u saaran in uu ku yimaado dib u dhacii ugu horreeyey, had dii aanay wax isbedelin labada maalmood…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AHAXAD 18-KA OKTOOBAR 2020-KA

0 Visits: 710 | Sunday October 18, 2020 - 10:11:54
WARARKII UGU DAMBEEYEY EE MAGICAA BISTA G/WASIIRADA XARUNTA VILLA SOOMAALIYA EE M/MUQDISHO waxaa ka socda wada-tashi yadii ugu dambeeyey ee magacaabista G/wasiirada cusub ee XFS R/wasaare Max amed Xus een Rooble Warar ka ayaa sheega ya in xalay markale ay kulan 3da geesood ah yeesheen madaxewe ynaha,…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 17-OCT-2020

0 Visits: 759 | Saturday October 17, 2020 - 10:31:15
Madxweyne Farmaajo "Taageerada Militari ee Mareykanka waxay noo Oggolaatay inaan si wax ku ool ah ula dagaalanno Al-Shabaab.." Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa dalbaday in la sii wado ta ageerada militari ee Mareykan ka uu siiyo Soomaali ya. Mada xweynaha ayaa sidoo kale…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-OCT-2020

0 Visits: 723 | Thursday October 15, 2020 - 10:34:03
.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-OCT-2020

0 Visits: 645 | Tuesday October 06, 2020 - 08:32:57
Ra'iisul Wasaare Roobe oo la kulmay Amiirka Dalka Kuwait Ra'iisul Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xus een Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cus ub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al-jaabir Al-sabaax ayaa gaarsiiyey tacsida Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan geeridii Alle ha u…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-OCT-2020

0 Visits: 635 | Monday October 05, 2020 - 09:23:51
Madaxtooyada Oo War Kasoo Saartay Booq ashada Farmaajo Ee Ereteriya Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ay aa gaaray M/Asmara ee xar unta dalka Erete riya, hal kaas oo ay uga bilaabm atay booqasho 2 maalmood ah ,Madaxweyna ha iyo wafdigiisa waxaa qaabilaad iyo…

Read More »

Shirkadda Safar Taxi ayaa maanta si rasmi ah Daah Fur loogu sameeyay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 661 | Saturday October 03, 2020 - 23:00:26
iyadoo Munaasaabada Daahfurka ay ka soo qeybgaleen bulshada qeybahooda kala gidisan Sida ganacsatada siyaasiyiinta Ururada Haweenka Dhalinyarada jaamacadaha isbitaalada Hoteelada iskaashatooyinka gaadiidka Takaasida & Mas'uuliyiin kale Ugh horeyntii waxaa munaasabada hadal jeerin rami ah ka sameeyay…

Read More »

Amb Yuusuf Garaad oo tariikh dheer ka qoray AUN Cabduqadir Mursal

0 Visits: 738 | Friday October 02, 2020 - 17:47:09
Cabdulqaaddir Maxamed Mursal, oo ku geeriyooday Mareykanku, wuxuu ahaa hal abuur, weriye, macallin iyo farshaxan. Allah ha u naxariistee. aan in badan wada shaqeynay, wax wada barannay, intii burburku jirayna aan marar bandan ku kulannay dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, wakhtiyada qaarna aan iska warqabnay.…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-OCT-2020

0 Visits: 667 | Thursday October 01, 2020 - 09:46:11
3 Guddi oo la dhisayo iyo wararkii ugu dam beeyey wada-hadallada Villa Somaliya Wararka naga soo gaaraya Villa Somalia ayaa sheegaya in shirka u dhaxeeya madaxw eyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleed yada uu meel wanaagsan marayo, kuna dhow yahay in lasoo geba-gebeeyo. Ilo-wareedyo ku sugan madaxtooyada…

Read More »