Maqaallo

Mooro isagu keen aa !!!!!!. =Faallo=

0 Visits: 982 | Wednesday October 04, 2017 - 10:26:35
Nadaam kasta waxa uu ku saleeysan yahay ayuu u egyahay. Madaxweeynihii 16aad ee Mareeykanka Abraham Lincoln ayaa yiri: "Government of the people by the people to the people ". Waa dowlad dadka ka timid dadka u timid dadkana u shaqeeysa. Anaga " Government of the clan, by the clan to the…

Read More »

WARBIXIN:- Isteerinka Arrimaha Dibadda Soomaaliya By Yuusuf Garaad

0 Visits: 869 | Friday September 29, 2017 - 12:07:21
Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye. Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano ka dib Dowladnimada Soomaaliya waa mid mar labaad socod-barad ah oo hadda la kabkabayo una baahan koolkoolin iyo in loo turo.

Read More »

Wax ka barro Taariikhda Dalka Jarmalka iyo Horumarka uu gaaray

0 Visits: 1563 | Thursday September 28, 2017 - 10:56:25
Dalka Jarmalka waxaa loo yaqaan jamhuuriyadda federalka ah ee Jarmalka waxaana uu ku yaala qaaradda Yurub, waxaana uu xaduud dhuleed la wadaagaa dalalka Denmark, Poland, Jamhuuriyaada Jeega, Austria Faransiis,ka Luxenburg Biljimka iyo Switzerland. Dalkaan aanu ka hadlayno ee Jarmalka oo soo maray xaalado…

Read More »

MAXAA QABYAALADA LOOGA FUJIN LA'YAHAY SOOMAALIDA?{Dood}

0 Visits: 948 | Tuesday September 26, 2017 - 14:15:12
In badan ayaa laga hadlaa qabiilka iyo dhibaatooyinka , uu u leeyahay ummaddeenna. Marar badan waxaa la sheegaa in qabiilku naga horjoogsadey horumarkii ummaddu tiigsan lahayd,laakin marna leysma weydiiyo sababta ay dad badani ugu dheggan yihiin qabyaaladda,iyagoo malaha,u arkaya iney ku heystaan faa'idooyin…

Read More »

Dhalinyarooy ma ogtihiin Labadan qodob….?

0 Visits: 906 | Saturday September 23, 2017 - 20:09:49
XUDUUDAHA SOMALIA: Shirkii Hogaamiyayaasha Afrika ee Adis ababa 25 May 1963 ee lagu aasaasay Ururkii Midowga Afrika – OAU, ajandaha waxaa ka mid ahaa Aqoosiga xuduudihii Isticmaarku ka tagay-Md.Adan Cabdulle waa diiday in uu saxiixo Axdigaa,isaga oo yiri: Gobalo wadankeeyga ka mid ah ayuu gumeeysigu…

Read More »

Maxaad kala socotaa Halista aan muuqan ee maalin kasta taagan ?

0 Visits: 936 | Saturday September 23, 2017 - 11:32:16
Ka waran haddii la jabsado aaladda kugu rakiban adiga oo saaran sariirta qaliinka ama isbitaalka ama loo dhoco habka quwadda korontada ee makiinadaas ku shaqayso.

Read More »

WARBIXIN: M/Goboleedyada oo dhaqaale ku qaatay taageerada Sacuudiga

0 Visits: 812 | Friday September 22, 2017 - 16:35:00
Waxa soo baxaya xogo hoose oo aan heleyno oo sheegaya in inta badan dowlad goboleedyada dalka ka jira ay dhaqaalo ku qaateen taageerada dowladda Sacuudiga iyo Imaaraadka, xiriirkana ay ugu jareen dowlada Qatar.

Read More »

Faallo: Villa Somalia Oo Maamul Goboleedyada U Dhigtay Cashir Taariikhi Ah, Waan Baahanahay Bakhtiga Looma Cuno!

0 Visits: 790 | Thursday September 21, 2017 - 23:29:05
Dowladda Federaalka ah ayaa mar kale ku celisay go'aankeeda dhex-dhexaadnimada ah ee ku aadan xiisadda Khaliijka iyada oo sidoo kale maamul goboleedyada xusuusisay in Villa Somalia looga dambeeyo siyaasadda arrimaha dibadda sida dastuurka federaalka ah ku qoran.

Read More »

Kuma ayuu ahaa Malcom X? Halyeeygii Dadka Madow ee Mareykanka

0 Visits: 1080 | Monday September 18, 2017 - 11:10:41
Haddii aanad u dhimanayn darteed, erayga "xornimo" ka saar qaamuuskaaga" iyo "haddii waxba aanad u noolayn, wax waliba waa ay ku ridi karaan". Baa ka mid ahaa halhaysyadii kartida iyo dhiirrigelinta lahaa ee Halyeeygii Malcom X.

Read More »

Xamar jid maleh jiifna ma leh (Qormo dhab ka hadal ah)

0 Visits: 901 | Sunday September 17, 2017 - 15:05:08
Xamar waa caasimadda qura ee aan 50% la isticmaalin,Muqdisho waxey u xiran tahay Hogamiyaal xisaabsan, Hantilayaal lama taabtaan ah, Cadaan aan cidna u nixin, Carab kuleh cuntaan ku siinaa, Afrikaan amaan sheeganaya iyo igaar kale.

Read More »

GUURTIDAAN DIRANAYBAA GU'UMOODAY JIILAAL..

0 Visits: 893 | Saturday September 16, 2017 - 19:19:46
Hadal sidiisaba ma yimad ila ay timaad sabab dhab oo keenta in la hadlo dhinac kastaba ha noqotee Mid wanaag horseediyo mid aan aan wacneen oo kuhasho keentaba intaba imaanshahooda sabab baa u asal ah Haddaba qormadan ujeedkeedu waxa uu yahay micnaha ay xambaarsan tahay in uu qofkastaaba uu garto cid…

Read More »

Faallo: Musharaxee ugu mudan inuu madaxweyne ka noqdo dawlad goboleedka Hirshabeele

0 Visits: 856 | Friday September 15, 2017 - 16:14:59
Suuqa kala iibsiga codadka Xildhibaanada ayaa saacadba saacadda ka dambeysa kor u sii kacaya, bixinta lacagaha loo adeegsanayo doorashada ayaa maraysa halkii ugu sareysay, xilalka la balanqaadayo ayaa iska soo daba dhacayo, xilligii Foosha Madaxweynaha cusub ayaa maalin walba soo dhawaanayso, wadnaha…

Read More »

Dhacdo naadir ah oo ka dhacday degmadda Warta Nabadda (Zeynab Xaabsey iyo qoys Dab qabsaday gurigoooda )

0 Visits: 771 | Thursday September 14, 2017 - 21:15:32
Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen.

Read More »

Maqaal: Indhaheyga Maka aqrisan kartaa ka badan intaan kuu sheegay?

0 Visits: 981 | Tuesday September 12, 2017 - 10:33:30
Indhaheyga Maka aqrisan kartaa ka badan intaan kuu sheegay? Ma garan kartaa xanuunka qalbigeyga buuxa, adigoon ku sirmeyn dhoolla cadeynteyda yar? Makuu muuqataa reja xumada i hor hortaala, ee ku aadan korintankeyga iyo aayatiinkeyga dambe?

Read More »

Kheyre Geesi Gar Naqsi Yaqaan, Waase Haduu Helo Kuwa La Garrama

0 Visits: 823 | Monday September 11, 2017 - 20:26:25
Galabta Ra'isal-Wasaarre Kheyre iyo tiro kamid ah golihiisa Wasiirada oo laga dareemayo anfariirka guuxa ku yeerayo, oo beri ay maqli jireen balse maanta iyaga uu qoorta u suran yahay, ayaa tiro dad ah la shaah cabay galabta.

Read More »

FAALO:- Shan Sano Kahor Iyo Xusuustii Doorashadii Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud

0 Visits: 1600 | Monday September 11, 2017 - 19:14:40
10 September 2012 waxa ay aheyd maalintii Madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud, waxuu noqday burburkii dalka kadib Madaxweyne aan KMG ahayn oo noqday Madaxweyneha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxuu Xasan kasoo baxay Bulshada rayadka ah sidoo kale wuxuu ahaa Macalin Jaamacadeed…

Read More »

Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Diiday In Laga Hadlo Qalbi-dhagax, Kuwa Ogolaaday iyo Inta Ka Aamustay

0 Visits: 930 | Monday September 11, 2017 - 19:10:05
Xildhibaannada Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ku kala qeyb-samay ka doodista arrintii ku saabsaneed sida ay xukuumadda Cali Kheyre ku dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax.

Read More »

Wax Ka Ogow Qaraxyadii 11 September Ee Daaraha Mataanaha New York (Warbixin)

0 Visits: 1680 | Monday September 11, 2017 - 18:44:45
Hadaynu yara milicsano Dhacdada Sspt. 11, ee sannadkii 2001-kii waxaa la sheegay inay 19 Djallinyaro ka tirsan Ururka Alqaacida oo Tababar Duuliye Diyaarad lahaa si xoog leh ku qafaasheen 4 Diyaarado Rakaab oo ay u adeegsadeen Weerarkaas lagu hoobtay. Kooxihii weerarkaasi fuliyey oo tiradooda dhamayd…

Read More »

Kii warqadda dhiibay aragnaye, kii qof dhiibay?. W/Q: Proff Yahya Sheekh Caamir

0 Visits: 1051 | Thursday September 07, 2017 - 11:04:07
"Kii warqadda dhiibay aragnaye, kii qof dhiibay?. A-Dowladii Somalida ee shibilka aheed ayaa 1967 dacwad ku soo oogtay Wasiirkeedii Arrimaha Dibadda- qayaana qaran,kuna xakuntay 24 sanno. Muxuu sameeyay?.

Read More »

Falanqeyn : Yaa Mudan Muwaadin soomaaliyeed.?

0 Visits: 1058 | Monday September 04, 2017 - 12:21:16
Inta badan Madaxda Dawlada Faderaalka Somaliyeed ayaa waxaa ku badan kuwo sannooyin badan Qaxootinimo ku joogeen dalalka Reer Galbeedka una suurto-gashay inay helaan Aqoonsiga Dhalashadda iyo Muwaadinnimadda dalalka Qaxootiga ku joogeen.

Read More »