Wararka

Kulan caawa Golaha Wasiirada ku magacaabi lahaayeen illaa 12 Safiir oo dib u dhacay

0 Visits: 829 | Friday February 19, 2016 - 23:09:15
Kulan aan caadi aheyn oo lagu waday inay caawa yeeshaan Golaha Wasiirada ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo kulankan loogu gol lahaa in lagu magacaabo Illaa 12 Safiir oo dowladda Soomaaliya u matali lahaa dalal ku yaala Caalamka.

Read More »

Dacwadda ka socota Maxkamadda Sare ee Kenya ee lagu soo oogay Hay'adaha Taageera Warbaahinta Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Warfaafinta, waa Weerar lagu soo qaaday Qaranimada Soomaaliyeed.

0 Visits: 809 | Friday February 19, 2016 - 22:57:17
Muqdisho – 19 Febraayo, 2016 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dacwad la sheegay in laga oogay ama la geeyay Maxkamadda Sare ee dalka Kenya 27 Janaayo, 2016. Dacwaddaas oo ka dhanka ah labo hay'adood oo caalami ah oo saxaafadda Soomaaliya taageera,

Read More »

LIBYA: Duqeyn Diyaaradeed oo Xoogag Xiriir la leh ISIS lagu Beegsanayay oo lagu Dilay 30 Ruux

0 Visits: 843 | Friday February 19, 2016 - 17:44:17
Duqeyn Diyaaradeed oo Maanta ka dhacay Degmada Sabratha ee dalka Liibiya, laguna beegsanayay kooxo Xiriir la leh ISIS ayaa lagu dilay ugu yaraan 30-ruux.

Read More »

Taliska ciidanka asluubta oo casho sharaf u sameeyay mas'uuliyiin ka tirsan dowladda

0 Visits: 815 | Friday February 19, 2016 - 16:06:43
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale ayaa xalay ka qeybgalay munaasibad qeyb ka aheyd xuska sanad guuradii 46 ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »

Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee UK "SAWIRRO"

0 Visits: 1108 | Friday February 19, 2016 - 15:33:12
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka cusub ee dhawaan Wasaaradda Warfaafintu usoo magacowday Warbaahinta Qaranka ee Cariga Ingiriiska Marwo Faadumo Faandhe Cali.

Read More »

Cayaartooyda da'yarta oo xalay loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah "SAWIRRO"

0 Visits: 939 | Friday February 19, 2016 - 15:24:58
Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaasha Barlamaanada Galmudug, Jubbaland, Koonfurgalbeed, maamulka gobolka benaadir Fanaanin, ururrada bulshada rayidka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay cayaartoyda 11 jirada ee ka qeyb…

Read More »

Mareykanka oosheegay in la baarayo dadka u safraya Soomaaliya,Yemen iyo Libya.Safray

0 Visits: 945 | Friday February 19, 2016 - 15:00:59
Dowladda Maraykanka ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay inay si adag ula soconayso dadka u safra wadamada Soomaaliya,Yemen iyo Libya.

Read More »

Ku dhawaad kun tahriibayaal ah oo laga bad baadshay badda u dhaxaysa Turkiga iyo Giriiga.

0 Visits: 796 | Friday February 19, 2016 - 14:49:29
Ugu yaraan 900 o tahriibayaal ah ayaa laga bad baadshay badda u dhaxaysa wadamada Turkiga iyo Giriiga ka dib markii ay ciladoobeen doonyihii ay la socdeen.

Read More »

Golaha Wasiirada oo meel mariyay Dib u howlgelinta Iskaashatooyinka Soomaaliyeed

0 Visits: 799 | Friday February 19, 2016 - 13:20:13
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan Warbixino looga dhgeystay Wasaaraddo kala duwan.

Read More »

Isticmaalka baraha bulshada Uganda oo la xayiray, inta ay socoto doorashada

0 Visits: 850 | Friday February 19, 2016 - 12:54:32
Isticmaalka baraha bulshada ee dadka reer Uganda ayaa laga mamnuucay, inta ay socoto doorashada Madaxtinimada dalkaas, waxaana maalin dheeraad ah lagu daray meelaha dadka ay codka ka dhiibanayaan ee la dhigay sanaadiiqda.

Read More »

Yuusuf Dabageed "Madaxweynaha iyo Ugaas Xasan waa isla meel dhigeen inta badan cabashadii jirtay"

0 Visits: 804 | Friday February 19, 2016 - 12:33:09
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) ayaa faah faahin ka bixiyay kulankii shalay magaalada Beledweyn ku dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ay wakiisheen beelaha reer Hiiraan,isagoo tilmaamay la isku afgartay inta badan waxyaabihii la isku diidanaa…

Read More »

Pope Francis oo shaki geliyay Masiixinimada Donald Trump

0 Visits: 899 | Friday February 19, 2016 - 12:19:09
Pope Francis, Baadariga Mad-habta Catholic-gada (Diinta Masiixiga), ayaa waxaa uu dhaleeceeyay Siyaasiga Donald Trump ahna Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee ugu cad-cad Madaxtinimada Mareykanka.

Read More »

Gabar Somaliyeed oo si cajiib ah looga cafiyay xukun ay Maxkamad ku riday (SAWIRRO)

0 Visits: 953 | Friday February 19, 2016 - 12:16:04
Inkastoo Maxkamad ku taala Caasimadda Ausria ay Khamiistii shalay hal sano ku xukuntay gabar Somaliyeed oo 17 jir ah, ayaa waxaa isla Khamiistii laga cafiyay xukunkaasi, iyadoona loo ogolaaday inay dib ugu laabato dalka Sweden, oo dhalashadiisa ay haysato.

Read More »

Kulan ay yeesheen Madaxweynaha iyo odayaasha dhaqan Gobolka Hiiraan oo is afgaran-waa ku dhamaaday

0 Visits: 805 | Thursday February 18, 2016 - 19:17:25
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in kulamo uu maanta la qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh qaar ka mid ah oday dhaqameedyada gobolka Hiiraan ay guuldaro ku dhamaadeen kadib markii la isku afgaran waayay qaabka dib loogu bilaabayo shirka maamul u sameynta labada gobol ee Sh/dhexe iyo…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Oo ka qeyb galay Munaasabadda Sanad-guurada 46-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

0 Visits: 894 | Thursday February 18, 2016 - 18:59:41
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka iyo Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida, ayaa ka qeyb galay Munaasabadda sanad guurada 46-aad ee aas-aaska Ciidanka Asluubta…

Read More »

Taliyaha ciidanka xooga oo tababar u soo xirey saraakiil

0 Visits: 801 | Thursday February 18, 2016 - 16:35:35
Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan taliska guud ee ciidanka xooga dalka oo mudo bil ah tababar uga socday magaaladda Muqdisho,waxaana tababarkan bixinayay dowlada Ingiriiska.

Read More »

Hay'ada Zamzam oo ku Guuleysatay Shahaadada Caalamiga ah ee Maamul-wanaagga (SAWIRRO)

0 Visits: 1183 | Thursday February 18, 2016 - 16:32:14
Xaflad Ballaaran oo ay ka Qayb-galeen Madax ka socday Bangiga Horumarinta Islaamka, ururka Iskaashiga Islaamka OIC, wakiillo ka socda Hay'ado Deeq-bixiyaal ah oo Fadhigoodu yahay Sucuudiga iyo Ganacsato; ayaa Hay'adda Zamzam lagu guddoonsiiyay SHAHAADADA TAYADA IYO MAAMUL WANAAGGA EE CAALAMIGA…

Read More »

Madaxweynaha oo soo dhaweeyay xulka 11 sano jirada ee Soomaaliya

0 Visits: 823 | Thursday February 18, 2016 - 16:27:43
Ciyaatowda xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar ugu qeybgalay tartanka kubadda cagta ee dugsiyada wadamada Jaamacadda Carabta oo manata ku soo laabtay dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhow gaaray Beledweyn

0 Visits: 793 | Thursday February 18, 2016 - 16:17:36
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay.

Read More »

Kenya oo sheegtay inay duqeyn ku dishay Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab

0 Visits: 840 | Thursday February 18, 2016 - 16:15:56
Milateriga Kenya ayaa sheegay inay dileen Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab Mahad Karatey iyo 10-saraakiil kale, kadib duqeyn cirka ah oo ay ka fuliyeen Koofurta Soomaaliya.

Read More »