Qaadkii laga diiday dalka Ingiriiska oo hab casri ah loo sameeyay

0
Sunday October 18, 2015 - 11:49:44 in Wararka by
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaadkii laga diiday dalka Ingiriiska oo hab casri ah loo sameeyay

    Waxaa dhowaan la soo saaray hab casri ah oo loo sameeyay qaadkii laga diiday dalka Ingiriiska, iyadoo markii ay soo saartay daraasad sameysay Gabar jaamici ah oo dalka Kenya u dhalatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa dhowaan la soo saaray hab casri ah oo loo sameeyay qaadkii laga diiday dalka Ingiriiska, iyadoo markii ay soo saartay daraasad sameysay Gabar jaamici ah oo dalka Kenya u dhalatay. Qaadka oo markii hore ahaa geedo caleen leh ayaa iminka loo bedelay cabitaan, careemo iyo qaabab kale oo fara badan, iyadoo munaasabad lagu soo bandhigay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay ka soo qeyb galeen khubaradii soo hindisay qaabkaan cusub.

Cabitaanka laga sameeyay Qaadka ayaa ku jira dhallo, gasac iyo caagag isugu jira yar yar iyo waaweyn, waxayna gabadha hindistay sheegtay in daraasadeeda ay ku ogaatay faa’iidooyinka ay u leedahay kuwa qaadka isticmaala.

Daraasadda oo soo bilaabatay tan iyo markii Dowladda Ingiriiska ay dalkeeda ka mamnuucday cunista iyo ka ganacsiga qaadka, iyadoona sheegtay inuu yahay maandooriye dhibaato ku yahay dadka isticmaala.

kenya kenya1 kenya2 qam2

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip