Wararka

Wasiirka Gaashaanshigga XFS oo ka qeyb galay Qado sharaf loo sameeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Markabka "Oruc Reis"

0 Visits: 239 | Sunday June 15, 2025 - 18:17:35
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay qado sharaf uu Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga, Danjire Alper Aktas, u sameeyay madaxda iyo shaqaalaha markabka sahanka shidaalka ee "Oruc Reis," kaas oo si guul leh u soo gabagabeeyay hawshii loo igmaday. Wasaaradda Gaashaandhigga…

Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb galay shir caalami ah oo looga hadlayay barnaamijka "One Health"

0 Visits: 194 | Sunday June 15, 2025 - 18:02:40
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa magaalada Tunis uga qayb galay shir heer caalami ah oo diiradda lagu saaray "One Health" – habka iskaashiga ah ee lagu wajaho caafimaadka aadanaha, xoolaha, deegaanka iyo deegaanka dabiiciga ah. Wasiir Cali Xaaji…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh :Madaxda Dowladda waxaa laga rabaa inay la tashadaan shacabka oo laga dhaafo waxa ay dhibsanayaan

0 Visits: 193 | Sunday June 15, 2025 - 18:00:47
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ay muhiim tahay in madaxda dowladda ay la tashadaan shacabka, ayna dhageystaan argtiyadooda waxa ay dhibsanayaana ay dhowraan, si looga fogaado in lagu adkeeyo arrimo aysan raalli ka ahayn. Madaxweynaha ayaa…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka

0 Visits: 197 | Sunday June 15, 2025 - 17:58:40
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Maxamed Cabdullaahi Abubakar, u magacaabay Agaasimaha Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Waxaana xilkii laga qaaday Ismaaciil Cali Sheekh Nuur oo ahaa agaasimihii…

Read More »

War-Saxaafadeed: Wasaaradda Batroolka oo si rasmi ah shaacinaysa dhammaadka wajiga hore ee sahminta shidaalka

0 Visits: 194 | Sunday June 15, 2025 - 17:54:28
Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacinaysaa dhammaadka wajiga hore ee sahminta shidaalka iyo macdanta ee lagu sameeyay qaar kamid ah xeebaha badda Soomaaliya taas oo lagu xaqiijiyay in khayraadkaas looga faa'iidaysan doono si…

Read More »

Shirka wadatashiga ee uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynaha JFS oo barri ka furmayo Muqdisho

0 Visits: 188 | Sunday June 15, 2025 - 17:51:18
Waxaa maalinta barri ah oo ku beegan 16-ka bishaan ka furmaya magaalada Muqdisho Gogoshii uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Madashaan waxaa ka qayb gelaya wufuud kala duwan oo ka kala imaanaya gudaha Dalka iyo dibadda, waxaana…

Read More »

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

0 Visits: 188 | Sunday June 15, 2025 - 17:49:38
Guddiga Joogtadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa caadiga ah ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay…

Read More »

Cali Jeyte oo fariin u diray MW Xasan Sheekh iyo weerar uu ku qaaday Madaxda Hirshabelle.

0 Visits: 239 | Monday June 09, 2025 - 13:34:43
Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan, ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Beledweyne, isaga oo si adag uga hadlay howlgalka milatari ee ka socda gobolka, kaasoo lagula dagaalamayo kooxda Al-Shabaab. Cali Jeyte ayaa sheegay in warbixino khaldan la gaarsiiyay madaxda…

Read More »

Faransiiska oo doonaya in la aqoonsado dowladda Falastiin

0 Visits: 237 | Monday June 09, 2025 - 12:41:04
12-ka qof ee saarnaa doonta Madleen ee saaka Israa'iil ka qabsatay biyaha badda Mediterranean-ka waxaa ku jirta Rima Hassan oo ah xildhibaanad Faransiiska ku matasha Baarlamaanka Yurub. Faransiiska ayaa ka mid ah dalalka hormuudka ka ah baaqyada aqoonsiga loogu raadinayo dowlad ay yeelato Falastiin.…

Read More »

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka oo magaaalada Makka kula kulmey Madaxa Arrimaha Diinta dalka Turkiga

0 Visits: 194 | Monday June 09, 2025 - 12:37:14
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magaaalada Makka kula kulmey Madaxa Arrimaha Diinta (DIYANET) ee Dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Prof. Dr. Ali Erbash. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Sheekh Mukhtaar…

Read More »

Soomaaliya oo Kaalinta Afaraad ka Gashay Dowladaha Sida Wanaagsan ugu Adeegay Xujeyda

0 Visits: 196 | Monday June 09, 2025 - 11:42:06
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay kaalinta afaraad ka gashay dowladaha sida wanaagsan ugu adeegay xujeyda sannadkan. Wasiirka ayaa sheegay in guushan ay ka dhalatay dadaal xooggan oo ay bixiyeen…

Read More »

Guddoomiyaha hay'adda SoDMA oo Geneva kula kulmay madaxda hay'ado caalami ah

0 Visits: 194 | Monday June 09, 2025 - 11:38:35
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay qeyb ka ahaayeen madaxda Soomaaliya ku matalaysay shirweynaha heerka caalami ah ee yareynta khataraha musiibooyinka, kal-fadhigiisii siddeedaad ee waddamada Carabta ayaa ka qeybgalay falanqeyn lagu lafa-gurayay…

Read More »

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo kulan dhiirrigelin iyo is-xogwareysi ah la qaatay 20-Diblumaasiyiin da'yar Soomaaliyeed

0 Visits: 203 | Monday June 09, 2025 - 10:39:53
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha waxay si sharaf leh u martigelisay 20 diblumaasi oo da'yar ah oo dhameystay barnaamij tababar iyo booqasho waxbarasho ah oo ay ku tageen magaalooyin kala duwan oo dalka Shiinaha ah, kuwaas oo ujeedkoodu ahaa kor u qaadidda fahamka ku aaddan…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe

0 Visits: 194 | Monday June 09, 2025 - 08:36:03
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Dhexe, kaas oo ay sanadkan u fadhiisteen 41,639 arday. Tani waxay tahay sanadkii 6-aad oo uu Maamulka Gobolka Banaadir si madaxbannaan…

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 08-06-25

0 Visits: 229 | Sunday June 08, 2025 - 09:40:04
......

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 05-06-25

0 Visits: 217 | Thursday June 05, 2025 - 08:25:56
.......

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo booqday masajidka cathedralka ee Moscow

0 Visits: 191 | Wednesday June 04, 2025 - 20:12:00
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka, ayaa booqday maanta masajidka cathedralka ee Moscow, waxaana ku soo dhaweeyay imaamka iyo khadiibka masajidka Mudane Ildar Galeev.…

Read More »

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

0 Visits: 195 | Wednesday June 04, 2025 - 20:10:11
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo booqasho rasmi ay ku jooga Boqortooyada Sacuudiga, ayaa magaalada Makkah wadahadal kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Salman bin Yousef Al-Dosari.…

Read More »