Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

0
Wednesday June 04, 2025 - 20:10:11 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

    Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo booqasho rasmi ay ku jooga Boqortooyada Sacuudiga, ayaa magaalada Makkah wadahadal kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee Boqortooy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo booqasho rasmi ay ku jooga Boqortooyada Sacuudiga, ayaa magaalada Makkah wadahadal kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Salman bin Yousef Al-Dosari. Mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo dhiggiisa Mudane Salman bin Yousef Al-Dosari ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dad ee dhanka Warbaahinta iyo isdhaafsiga khibradaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip