Wararka

Mahiigaan iyo dhul soo go'ay oo 13 ruux ku dilay California

0 Visits: 366 | Wednesday January 10, 2018 - 11:29:37
Daadad iyo dhul go'ay ayaa saameeyay deegaannadii uu burburiyay dabkii kaymaha ka soo kacay bishii hore, waxayna gooyeen in kabdan 30km oo ka mid ah jidka wayn ee halbawlaha u ah xeebta gobolka California ee dalka Maraykanka.

Read More »

Maxkamadda Hargeysa oo Xukuntay Dhallinyaro Dhacday Sawir Qaade Reer Japan ah!!

0 Visits: 316 | Wednesday January 10, 2018 - 11:22:28
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex,ayaa shalay laba sannadood iyo sagaal bilood oo xarig ah ku riday afar dhallinyaro ah oo dhac u geystay nin sawir qaade ah oo u dhashay dalka Japan.Dhallinyaradan oo maxkamadda horteeda ka qirtay fal-dambiyeedka waxa kaloo lagu xukumay in ay soo celiyaan lacag 5,000 kun…

Read More »

Wasiirka Cadaaladda oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Asluubta (SAWIRRO)

0 Visits: 345 | Wednesday January 10, 2018 - 11:16:02
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukumadda Soomaaliya Avv Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta si wadajir xariga ugu jaray Xarunta ugu weyn Taliska Ciidanka Asluubta oo in muddo ah burbursanayd.

Read More »

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo ku hanjabay inay jawaab ka bixinayaan weerarkii Tukaraq

0 Visits: 302 | Wednesday January 10, 2018 - 11:11:00
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay weerarka ay ciidamada Somaliland ku soo qaadeen deegaanka Tukaraq.

Read More »

DHAGEYSO: Faah faahin:- Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 348 | Wednesday January 10, 2018 - 11:07:58
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo saakay ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Taleex. Qof goobjooge ah oo lagu magacaabo C/qaadir Diida ayaa Idaacadda Risaala u sheegay Gaariga qarxay in ay saarnaayeen laba ruux, oo midi uu gaariga kaxeynayay, halka midka…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA 2018-KA

0 Visits: 534 | Wednesday January 10, 2018 - 10:47:04
REYSUL WASAARE KHEYRE OO BALAN QAADAY HOR MARINTA SIRDOONKA QARANKA. Reysul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre oo Ka qeybgalay Mun aasabad Loogu dabaal dagayay AasAaska Hey'ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa uu sheegay in Xukumadiisa ay hormarin doonto Sirdoonka…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo "Rajada aan qabo waxa ay tahay in ardayda waxbaratay ay aqoontooda wax ugu qaban karaan dalka"

0 Visits: 452 | Tuesday January 09, 2018 - 19:01:11
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo mustaqbalka dalka maadaama ay kordhayaan xarumaha waxbarasho ee dalka.

Read More »

Wasiir Bayle oo Doha kula kulmay dhigiisa Qadar (SAWIRRO)

0 Visits: 425 | Tuesday January 09, 2018 - 18:47:59
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Cali Shariif Al-Emadi, iyaggoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka ka dhaxeeya…

Read More »

DHAGEYSO: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Tukaraq

0 Visits: 326 | Tuesday January 09, 2018 - 12:53:41
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waare ayaa ka hadlay dagaal shalay ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ku dhexmaray degaano ka tirsan gobolka Sool.

Read More »

Saldhigyada ruushka ku leeyahay Syria oo la weeraray

0 Visits: 341 | Tuesday January 09, 2018 - 12:40:38
Wasaarada Gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar ay ku qaadeen Saldhigyadooda ciidamada cirka iyo kuwa badda ee Suuriya ku yaalla.

Read More »

Fiqi oo ka digay in Nabad Suggida dano gaar ah loo adeegsado

0 Visits: 321 | Tuesday January 09, 2018 - 12:34:00
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa wuxuu ka digay in Hay'adda Nabad Suggida Somaliya loo adeegsado dano shaqsiyadeed.

Read More »

Khayre oo sheegay in la xoojinaayo shaqada Nabad Suggida

0 Visits: 349 | Tuesday January 09, 2018 - 12:32:14
Raiisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa shaaca ka qaaday in la xoojinaayo shaqada ay qabtaan ciidanka Nabad Suggida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliyed.

Read More »

Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda oo xilka la wareegay (SAWIRRO)

0 Visits: 403 | Tuesday January 09, 2018 - 12:29:45
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradda Wasiirkii hore H.E. Amb. Yusuf Garaad Omar Ahmed kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho.

Read More »

WARARKA Guddiga doorashada madaxa-bannaan oo kulan wadatashi ah ku qabtay Baraawe (Sawiro)

0 Visits: 398 | Tuesday January 09, 2018 - 12:26:31
Guddiga doorashooyinka Qaran oo ay Hogaamineysey gudoomiyaha Guddigaas Marwo Xaliimo Ibraahim ayaa magaalada Baraawe gaarey waxaana Garoonka diyaaradaha Baraawe ku soo dhaweeyey madaxda degmada Baraawe iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaaladaas . Ujeedka Booqashada ayaa ahaa sidii cadka…

Read More »

DHAGEYSO: Isu socodkii u dhaxeeyay Puntland iyo Somaliland oo la joojiyay

0 Visits: 330 | Tuesday January 09, 2018 - 12:23:51
Waxaa gabi ahaanba la joojiyay isu socodkii u dhaxeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan gaadiidkii ka tagi jiray Puntland ee aadi jiray Somaliland iyo kuwii ka imaan jiray Somaliland.

Read More »

Dib u dhac xalay ku yimid munaasabada Sanag-Guuradii Afaraad markii la doortay madaxweyne Gaas

0 Visits: 361 | Tuesday January 09, 2018 - 12:18:32
Iyadoo habeennimadii xalay uu qorshuhu ayaa in magaalada Garoowe lagu qabtay munaasabada Sanad-Guuradii Afaraad maamulka Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa loo baajiyay xiisada colaadeed ee ka soo cusboonaatay deegaannada u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland. Dagaal culus oo khasaare nafeed sababay ayaa…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta booqanaya Isbitaalka Garowe

0 Visits: 308 | Tuesday January 09, 2018 - 12:15:50
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta uu kormeer ku sameeyo xarumo kala duwan oo kuyaala magaaladaasi Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland.

Read More »

Dhagayso:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xafiis Ka Furaneysa Magaalada Gaalkacyo. ByReporterOnJan 9, 2018

0 Visits: 327 | Tuesday January 09, 2018 - 11:58:42
Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka mudug gaar ahaan magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska maxkamada Darjada koowaad ee ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta…

Read More »

Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenada Rugta Ganacsiga Ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho Lagu Doortay

0 Visits: 419 | Tuesday January 09, 2018 - 11:51:56
Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay khilaafkii ragaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hogaanka Rugta Ganasiga Soomaaliya iyo kan Gobolka Banaadir.

Read More »

Faafaahin:- Al Shabaab Oo Sheegtay Qarax Ka Dhacay Muqsho

0 Visits: 347 | Tuesday January 09, 2018 - 11:46:05
Warar dheeri ah ayaa laga helayaa qarax miino oo qasaaro geystay oo saaka ka dhacaay wadada warshahadaha ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ee laga hago rumuud Contorolka ayaa lala egtay ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo marayey agagaarka wadada warshadaha…

Read More »