Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay khilaafkii ragaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hogaanka Rugta Ganasiga Soomaaliya iyo kan Gobolka Banaadir.
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in xal kama dambeys ah laga gaaray khilaafkii ka jiray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha, waxaana qoraalkan lala socodsiiyay Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha.
Wasaarada Ganacsiga ayaa ka laabatay kala diristii Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo jiritaankeeda la baabi’iyay bishii Agoust ee sanadkii hore, waxa ay sidoo kale Wasaarada si KMG ah ugu aqoonsatay Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir.
1-Cabdi Naasir Cali Maxamed : Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir
2-Cali Xasan Warsheekh :Gudoomiye kuxigeenka Koobaad
3-Mahdi Xasan Cabdikeriim : Gudoomiye kuxigeenka Labaad
are
Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenada Rugta Ganacsiga Ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho Lagu Doortay
Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay khilaafkii ragaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hogaanka Rugta Ganasiga Soomaaliya iyo kan Gobolka Banaadir.