Wararka

Tropical storm Sagar develops 'eye' as it heads for Somalia

0 Visits: 871 | Friday May 18, 2018 - 23:57:10
Weather agencies across the globe are keeping an eye on a relatively rare tropical storm that's strengthened in the Gulf of Aden, with potential impacts for Horn of Africa nations including Djibouti and Somalia. Meteorologist Ryan Maue, a tropical storm expert in the United States, noted an eye…

Read More »

Xilliga lagu dhawaaqi doono saxiixa Griezmann oo la shaaciyay!

0 Visits: 511 | Friday May 18, 2018 - 23:54:04
Kooxda Barcelona ayaa si xooggan loola xiriiriyay weeraryahanka kooxda Atletico Madrid ee Antone Griezmann, kaasoo la qiyaasay inuu ciyaaray kullankiisii ugu dambeeyay Atletico Madrid ciyaartii ay 3-0 koobka Uefa Europa League-ga uga qaadeen Olympique Marseille.

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo baaq u diray dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Sool

0 Visits: 272 | Friday May 18, 2018 - 21:08:24
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa looga hadlay dagaaladda maalmihii la soo dhaafay ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq, wax ka qabashada fatahaadaha ay sameeyeen wabiyada dalka iyo sidoo…

Read More »

Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay

0 Visits: 1145 | Friday May 18, 2018 - 21:03:41
Assalamu Calaykum Ramadan Mubarak meel kasta oo aad joogtaan. Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa'idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno.

Read More »

Ra'iisal wasaare Kheyre oo kormeeray dekedda Muqdisho

0 Visits: 292 | Friday May 18, 2018 - 20:55:00
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer howlleed ku tagey dekadda Muqdisho oo ay ka socdaan howlo isugu jira dhoofka iyo soo dajinta shixdaha kala duwan.

Read More »

Ciidanka KGS oo gacanta ku dhigay nin weerar ka geystay Baydhabo

0 Visits: 251 | Friday May 18, 2018 - 20:49:17
Ciidanka ammaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay nin xalay bambo gacmeed ku weerararay goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah oo ku taalla xaafada Onodka ee magaalada Baydhabo, kadib howlgal ay sameeyeen.

Read More »

Trump oo isku dayaya inuu khafiifiyo walaaca Kuuriyada Waqooyi ay muujisay

0 Visits: 296 | Friday May 18, 2018 - 19:23:50
Madaxweyne Donald Trump ayaa iskudayay in sidiisii uu ku soo celiyo shirka uu la yeelanayo Kim Jong Un, isagoo u ballan qaaday hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi inuu helayo ammaan haddii uu isaga haro hubka nukliyeerka ah.

Read More »

Shidaal La aan Ka Jirta Somaliland Iyo Halkii Liitar Oo Gaaray Qiimo Sare (Akhriso)

0 Visits: 380 | Friday May 18, 2018 - 19:07:28
Magaalada Hargeysa ayaa aad looga dareemayaa kor u kac ku yimid qiimaha shiidaalka, iyada oo ay jirto shiidaal yaraan soo foodsaartay guud ahaan somaliland.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo safarkii u horeysay meel ka baxsan Afrika ku tagay Sacuudiga

0 Visits: 280 | Friday May 18, 2018 - 18:15:52
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, taasoo ah safarkii u horeeyay uu ku tago meel ka baxsan Afrika, tan iyo markii horaantii bishii April uu si rasmi ah loogu dhaariyay xafiiska.

Read More »

Roobab Dabeylo xoog leh wata oo ka bilowday Puntland iyo Somaliland

0 Visits: 303 | Friday May 18, 2018 - 18:07:54
Sida ay saadaalinayaan khubarada saadaasha hawada, dabeylo ka kacay gacanka cadmeed ayaa isu beddelay duufaan xoog leh oo saameyn ku yeelatay qeybo ka mid ah xeebaha Somalia.

Read More »

Gaas oo isbitaalka ku booqday askartii ku dhaawacantay dagaalkii Tukaraq (SAWIRRO)

0 Visits: 320 | Friday May 18, 2018 - 18:00:16
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu isbitaalka guud ee magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ku booqdey askartii ku dhaawacantay dagaalkii Tukaraq.

Read More »

Haweeneydii u horeysay oo Madax ka noqotay Hey'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA

0 Visits: 306 | Friday May 18, 2018 - 17:51:14
Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay Haweeneydii u horeysay oo Madax ka noqota Hey'adda Sirdoonka ee CIA, kaasoo dhowaan uu magacaabay Madaxweyne Trump.

Read More »

DEG DEG:-Qarax Khasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Magalada Baydhabo

0 Visits: 427 | Thursday May 17, 2018 - 22:42:25
Wararka Kaimaanayo Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Halkaasi Uu Ka Dhacay Weerar Bambaano Kaas Oo Dhaliyey Khasaaro.

Read More »

(Sawiro ) Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Hab Beeleed U Abaabulan Oo Isku Rasaaseeyey Aroos Dalka Mareykanka

0 Visits: 400 | Thursday May 17, 2018 - 22:38:01
Sida lagu daabacay ShabakadaLeoHohmann.comRag Soomaali ah oo ka tirsan Kooxaha Gangs-ka ayaa la sheegay inay dhawaan isku rasaaseeyeen Xaflad Aroos oo ka dhacday magaalla-madaxda Gobalka New Hampshire ee Concord. Boliska ayaa sheegay in 4 Burcad Soomaali ah oo ka kala yimid Goballadda Ohio, Tennessee…

Read More »

Lix qodob oo laga soo saaray shir wadatashi oo xalay ka dhacay madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 365 | Thursday May 17, 2018 - 22:16:25
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban xukuumadda, Saddexda Xisbi Qaran, Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka, madaxweyneyaashii soo maray Somaliland iyo siyaasiyiinta saamaynta ku dhex leh bulshadda.

Read More »

Kuuriyada Koonfurteed oo ka shaqeneysa wada hadal dhaxmara Trump iyo Kim Jong-un

0 Visits: 342 | Thursday May 17, 2018 - 22:09:33
Dowladda Kuuriyada Koofureed ayaa riixeysa sidii uu u qabsoomi lahaa kulanka la qorsheeyay in uu bisha soo socota dalka Singapore ku dhexmaro madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhigiisa Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un.

Read More »

QM Oo Burburisay Qorshaha ka Bixitaanka Ciidaanka AMISOM Ee Soomaaliya

0 Visits: 406 | Thursday May 17, 2018 - 22:06:41
War qoraal ah oo kasoo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobey ayaa waxaa lagu sheegay in ay laashay hishiis ay horay usaxiixday oo ahaa in la dhimayo ciidamada midowga Africa ee amisom ee nabad ilaalinta ujooga gudaha gayiga Soomaaliya .

Read More »

Maamulka iyo howladaeennada wabka WWW.MOGTIMESCOM oo Dhammaan Ummadaha Islaamka gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed Meel kasta oo ay ku sugan yihiin waxaay leyihiin RAMADAAN KARIIM

0 Visits: 1024 | Thursday May 17, 2018 - 21:56:36
bisha qeyrka iyo cibaadada waaye ee waxaana alle ka baryeyneynaa in dhibaatada dalka iyo dadka soomaaliyeed heysta alle nabad iyo kheyr inooga baddelo,kuwii alle ka cabsadana alle inaga dhigo Aamiin Aamiin

Read More »

Hormuud Foundation Oo Deeqo Kala Duwan Gaarsiisay Xabsiga Dhexe Iyo Ciidamada Naafada Xoogga Dalka

0 Visits: 451 | Thursday May 17, 2018 - 21:18:23
Hay'adda Hormuud Foundation oo dhanka Samafalka u qaabilsan Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa maanta deeqo kala duwan waxa ay kala gaarsiisay xarunta Xabsiga Dhexe ee Xamar iyo Isbitaalka Ciidanka Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Martiini. Ugu horreyn Hormuud Foundation ayaa deeq ka…

Read More »

Maqaal:-Fadaa'isha Bisha Barakaysan Ee Ramadan

0 Visits: 516 | Thursday May 17, 2018 - 21:13:06
Fadaa'isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaa'ishaasi: Waxyaabaha Rabbaaniga ah waxaa ka mid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, wuxuu…

Read More »