Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay
Assalamu Calaykum Ramadan Mubarak meel kasta oo aad joogtaan.
Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa'idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno.
Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas.
Fadalan ka faa’idayso hadaad awood u leedahayna sii gudbi si aan ajarka noola wadaagto.
Mahadsanidin
Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay
Assalamu Calaykum Ramadan Mubarak meel kasta oo aad joogtaan. Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa'idaysn karno hadii aan si fiican u