Wararka

Axmed Madoobe oo kulamo siyaasadeed ka wada Muqdisho

0 Visits: 169 | Sunday May 30, 2021 - 19:37:40
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay kulamo gooni-gooni ah oo uu la qaadanayo mas'uuliyiin iyo wakiilada dalalka caalamka ee jooga caasimada. Axmed Madoobe ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Itoobiya u jooga…

Read More »

R/W Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeya xubnaha guddiga doorashada ee lagu muransan yahay

0 Visits: 142 | Sunday May 30, 2021 - 19:35:24
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaasi oo sabab u ahaa is-mari waagii dhowaan heshiiska laga gaaray doorashooyinka. Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray…

Read More »

Shariif oo war kasoo saaray Ciidamada Badbaado Qaran

0 Visits: 200 | Sunday May 30, 2021 - 19:32:33
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna haatan guddoomiyaha Golaha Midowga Musharraxiinta Mucaaradka oo ka hadlayey munaasabad sagootin ah oo loo sameeyey madaxda maamul goboleedyada ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadda, gaar ahaan marxaladihii lasoo maray. Sheekh…

Read More »

Cabdi Xaashi oo booqasho ku tegaya Pakistan + Ujeedka

0 Visits: 184 | Sunday May 30, 2021 - 19:19:44
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi ayaa wada-hadal saacado badan qaatay oo dhinaca Taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa dalka Pakistan, Sadiq Sanjrani. Labada mas'uul ayaa ka wada-hadlay arrimo dhowr ah oo quseeyo labada dal, gaar ahaan…

Read More »

Xog: Al-Shabaab oo lacag kusoo rogay dhismaha jidka xiriiriya Muqdisho iyo Jowhar

0 Visits: 153 | Sunday May 30, 2021 - 19:14:40
Ilo wareedyo muhiim ah oo qarinay magacyadooda iyo goobaha ay ka shaqeeyaan ayaa Caasimada Online u sheegay inay jiraan kooxo lala xariirinayo dagaalamayaasha Al-shabaab oo lacag ka dalbaday shirkadaha qaatay qandaraaska dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo hadda billow ah. Kooxdan sheegay…

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo wada-hadallo la yeeshay dhiggiisa Pakistan

0 Visits: 148 | Sunday May 30, 2021 - 19:10:40
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Oo kulan khadka taleefoonka ah kula yeeshay dhigiisa dalka Pakistan Sadiq Sanjrani ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin iskaashiga labada dal ee dhinacyada Baarlamaanka . Gudoomiyaha aqalka sare ee dalka pakistan Sadiq Sanjrani ayaa casuumaad rasmi…

Read More »

DF oo war rasmi ah kasoo saartay cabashada beesha Xawaadle ee HirShabeelle

0 Visits: 140 | Sunday May 30, 2021 - 19:08:35
Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday in wax laga qabanayo tabashada ay beesha Xawaadle ka qabto dhismaha maamul goboleedka HirShabeelle kadib khilaafkii ka dhashay hab qeybsiga awoodeed ee maamulkaas. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…

Read More »

In ka badan 100 tahriibayaal ah oo laga badbaadiyay Xeebaha Tuunis

0 Visits: 151 | Sunday May 30, 2021 - 19:05:03
Ciidanka badda ee dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 117 muhaajiriin ah kuwaas oo donaayay inay si sharci darro ah ku galaan qaaradda Yurub. Dadkaan ayaa laga soo badbaadiyay dekad ku taal waqaooyi-bari ee dalka Tuunis kadib markii ay ciilad ku timid doontii ay la socdeen. Warbaahinta Tuunis ayaa sheegtay…

Read More »

Saraakiil sare iyo tiradii ugu badneyd oo dagaal-yahanno ah 'oo laga dilay' Al-Shabab

0 Visits: 146 | Sunday May 30, 2021 - 19:02:15
Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe, kuwaas oo lagu dilay saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsanaa Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage oo ku sugan gobolka…

Read More »

Al-Shabaab oo weeraray Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamo

0 Visits: 201 | Sunday May 30, 2021 - 18:59:42
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada dowladda Kenya ku leeyihiin degaan hoostaga Gobolka Wajeer ee dalkaasi Kenya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus. Saldhigyada Ciidamada Kenya ku sugan yihiin ee la weeraray ayaa waxaa uu ku yaallaan…

Read More »

Dhacdo layaab leh oo ka dhacday Koonfurta Itoobiya

0 Visits: 117 | Sunday May 30, 2021 - 18:06:07
...

Read More »

Madaxda Afrikada Galbeed oo ka shiraya xaaladda Mali

0 Visits: 131 | Sunday May 30, 2021 - 15:50:01
..

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 30-MAY 2021

0 Visits: 564 | Sunday May 30, 2021 - 10:24:53
.

Read More »

Nin Aniga yiri: Dad iska sooc

1 Visits: 1454 | Saturday May 29, 2021 - 20:33:09
..

Read More »