Nin Aniga yiri: Dad iska sooc

1
Saturday May 29, 2021 - 20:33:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Aniga yiri: Dad iska sooc

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

     Nin Aniga yiri, Dad iska sooc, Go’aanadii Maanta 27/5/2021. waxaa ku jiray Maqaamka Caasimadda Somaliya waxaa Xal laga gaarayaa Bisha Febarury ee Sanadka dambe. waxaana Go’aan ka gaarayo Madaxda Maamul Gobaleedyaya iyo kuwa Federaalka.

     Waa Alla mahadii lama dhihin Maqaamka Magaalada Muqdishu ee waxaa la yiri: Maqaamka Caasimadda Somaliya taa Gar ayey u leeyihiin in ey     Go’miyaan halka ey noqonee Caasimaddu.
 
      Muqdishu Maqaamkeeda Xaq uma leh in ey go’aan ka gaaraan MMG iyo MDF. Waxaa Xaq u leh oo kaliya Dadka deegaanka sida Magaalooyinka kale ee Dalka, waana dhisanayaan Maamulkeeda ka hor Feb.2022.
 
      waxaan soo dhaweynayaa in Caasimadda loo raro Magaalo kale oo ey wareeg noqoto si culeyska loo qeybsado.
 
yaan leeys dulmin oon laga darin, Muqdishu waa magaalo ka mid ah Deeq bixiyayaasha Caalmiga ah, waana deegaan Dad Somaliyeed ey Gaar ahaan u degaan si asal ah. Somalia walaalo ah oo wada degan yaan la isku dirin oon la is dulmin.
 
     Aamusnaanta macnaheedu ma wada ahan Raali ahaansho. Anigu Qof ahaan sidaa ayaan qabaa.Nin Aniga yiri,Dad iska sooc.


 
FG:Adiguna Aragtidaada waad dhiiban kartaa.
 
Qore: Yahya Amir

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip