Wararka

Booliska Somalia oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir

0 Visits: 150 | Wednesday November 10, 2021 - 18:35:36
Xilli shalay guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda degmada Wadajir uu sheegay in lagu qaaday Gaari uu watay weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo ayaa waxaa Shaqaaqadaas faah faahin ka bixiyay Booliska Soomaaliya. Afhayeenka Ciidamka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidanka Booliska oo howlgal…

Read More »

DEG DEG: Hub ka yimid Iran oo la shaaciyey inuu kusoo qul-qulayo Soomaaliya

0 Visits: 180 | Wednesday November 10, 2021 - 18:32:57
Hub ay Iran u qeybisay Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa si sharci-darro ah looga gudbiyaa Gacanka Cadan, ayada oo la geynayo Soomaaliya, waxaa sidaas maanta lagu sheegay daraasad ay soo saartay hay'ad caalami ah oo fadhigeedu yahay Geneva. Hay'adda Global Initiative ee la dagaalanka dambiyada caalamiga…

Read More »

Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo lagu xiray caasimadda Itoobiya

0 Visits: 144 | Tuesday November 09, 2021 - 20:40:52
Ugu yaraan sagaal ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo kuwa ku tiirsanaa ayaa lagu xiray caasimadda Itoobiya, sida ay sheegtay hay'adda caalamiga ah. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay Talaadadii in Qaramada Midoobay ay u gudbisay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya codsi ah…

Read More »

South Africa oo si kulul u beenisay warar laga faafiyey moos laga keenay Soomaaliya

0 Visits: 183 | Tuesday November 09, 2021 - 20:10:16
Waaxda Beeraha iyo Horumarinta Reer Miyiga dalka Koonfur Afrika ayaa beenisay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya in moos laga keenay Soomaaliya ay ku jirto bacteria halis ah oo la yiraahdoHelicobacter. Waaxda Beeraha ayaa sheegtay inuusan jirin moos dhowaanahan laga soo dhoofiyey Soomaaliya…

Read More »

DAGAAL sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Guriceel

0 Visits: 181 | Tuesday November 09, 2021 - 20:05:08
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal kooban oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay dhowaan la wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya & kuwa Galmudug. Iska hor imaadka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyey…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay 15 Safiir

0 Visits: 156 | Tuesday November 09, 2021 - 19:43:49
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayay Danjire Maxamed Gad. labada dbinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen howlaha Ciidammada nabad ilaalinta AMISOM ee Somalia iyo xoojinta Iskaashiga…

Read More »

Khasaaro ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Guriceel

0 Visits: 131 | Tuesday November 09, 2021 - 19:43:11
Inta la xaqiijiyay hal Ruux ayaa geeriyooday Haweeneey Shacab ahna waa ay ku dhaawacantay is rasaaseyn Maanta degmada Guriceel ku dhexmartay laba Ciidan. Goobta is rasaaseynta ka dhacday ayaa waxaa ka socotay qeybinta kaarar la doonayay in dad Shacab ah raashin lagu siiyo, waxaana ay ka dambeey kadib…

Read More »

Mucaaradka Ethiopia 'oo 40 km u jirsaday' Addis Ababa

0 Visits: 149 | Tuesday November 09, 2021 - 19:41:44
.

Read More »

Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

0 Visits: 171 | Tuesday November 09, 2021 - 19:26:41
.

Read More »

Farmaajo oo Waraaqaha aqoonsiga darjiranimo ka guddoomay Safiirka Finland

0 Visits: 143 | Tuesday November 09, 2021 - 19:23:34
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay Jamhuuriyadda Finland u soo magacawday Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola. Danjiraha Dowladda Finland…

Read More »

Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

0 Visits: 170 | Tuesday November 09, 2021 - 19:11:53
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Faqi ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Kaaliyaha Xoghaya Qaramada Midoobey ee Afrika Mss Martha Akyaa pobee iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…

Read More »

Halista diyaaradihii Drone-ka ee lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 134 | Tuesday November 09, 2021 - 19:03:45
Taliye ku xigeenkii hore ee hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka, Ismaaciil Daahir Cismaan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey diyaaradaha Drones-ka ah ee dhowaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ismaaciil Daahir oo wareysi siiyey Universal Tv ayaa…

Read More »

Rooble oo amray in la bilaabo doorashada xildhibanada Golaha Shacabka

0 Visits: 219 | Tuesday November 09, 2021 - 18:59:21
Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan qadka Zoom-ka la yeeshay Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, lana soo gabagabeeyo ugu dambryn dhammaadka bisha December ee sanadkan 2021. Dib u…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada HirShabelle ee xubnaha golaha shacabka

0 Visits: 136 | Tuesday November 09, 2021 - 18:53:24
Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle ayaa haatan qorsheyneysa inay guda-gasho doorashada Xildhibaanada Golah Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuraasta taalla maamulkaasi. Diyaar-garowgii ugu dambeeyey ee doorashada Golaha Shacabka ayaa laga dareemayaa magaalooyinka…

Read More »