Wararka

Xog: Ujeedada qarsoon ee ku duugan kulanka Saciid Deni iyo Axmed Madobe ee Garowe

0 Visits: 134 | Tuesday November 16, 2021 - 21:04:05
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, waxaana halkaas soo dhaweyn diiran ugu sameeyey halkaas dhigiisa Saciid Cabdullaahi Deni. Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa yeelanaya kulamo dhowr, oo imanaya xilli 20-ka bishaan la filayo inay…

Read More »

NISA oo shaacisay xogta laba sarkaal oo lagu qabtay howl-gal ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 143 | Tuesday November 16, 2021 - 20:58:58
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka, gaar ahaan kuwa loo yaqaano Duufaan ay ka sameeyeen degmada Dharkenley iyo deegaanka Ceelasha Biyaha. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxa ay ciidamadu ku soo qabteen laba sarkaal…

Read More »

Caqabadihii hortaagnaa doorashada Soomaaliya oo ugu dambeyn laga guuleystay

0 Visits: 133 | Tuesday November 16, 2021 - 20:53:07
Doorashada Golaha Shacabka ayaa dhawaan si hordhac ah uga bilaabatay Soomaaliya, waxaana la shaaciyey kuraas kale oo la qabanayo toddobaadkan gudihiisa, taasi oo dhaqaajinaysa rejada doorashada madaxtinimada dalka. Tan iyo markii uu dalka u jiheystay hanaanka doorashada waxaa hortaagna caqabado kala…

Read More »

Baarlamanka Galmudug oo maanta gaaray go'aankii laga sugayey ee la xiriira Guriceel

0 Visits: 554 | Tuesday November 16, 2021 - 20:52:00
Baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay qaraarka dhamaystirka habraaca degmanimo ee Guriceel oo ay hore ugu meel mariyeen golaha wasiirada shirkii lagu qabtay Guriceel bishii lasoo dhaafay. Wasaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa maanta hor geysay baarlamanka…

Read More »

Xog: Midowga Murashaxiinta oo dhisaya gole qaran oo dalka maamula + Sababta

0 Visits: 137 | Tuesday November 16, 2021 - 20:34:19
Golaha Midowga Murashaxiinta Soomaaliya ayaa qorsheynaya in dhisaan gole qaran oo si ku-meel gaar ah dalka maamula inta ay ka dhaceyso doorasho oo dowlad cusub laga helayo, Caasimada Online ayaa sidaas ogaatay. Arrintan ayaa lagu soo qaaday kulamo maalmahan u socday Midowga oo ay muuqato hubanti la'aan…

Read More »

RW Rooble oo Dhuusamareeb kula kulmay Guddiyada doorashooyinka

0 Visits: 117 | Tuesday November 16, 2021 - 20:33:45
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ee lagu dooranayo…

Read More »

Dowladda oo u digtay dad caqabad ku ah dhismaha wadada Muqdisho & Jowhar

0 Visits: 130 | Tuesday November 16, 2021 - 20:32:08
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xildhibaan Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin Soomaali Masuliyiinta Shirkadda dhisaysa Wadada Muqdisho iyo Jawhar, Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir iyo Injineero kasocday Wasaaradda…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee labada qarax ee maanta ruxay Kampala + Khasaaraha

0 Visits: 128 | Tuesday November 16, 2021 - 20:27:48
Laba qarax ayaa maanta ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, ayaga oo dhaawacay tobaneeyo qof, waxaana booliska ay ku qeexaan weerar lagu soo qaaday magaalada. Qaraxyada ayaa ka dhacay bartamaha degmada ganacsiga ee Kampala, meel ku dhow saldhigga dhexe ee booliiska iyo halka laga galo baarlamanka,…

Read More »

DF oo jawaab ka bixisay go'aankii Golaha Ammaanka QM uu ka gaaray Soomaaliya

0 Visits: 128 | Tuesday November 16, 2021 - 20:04:06
Danjiraha Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Amb. Abuukar Daahir Cismaan Baalle ayaa ka hadlay go'aankii uu Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu markale dib cusbooneysiiyey cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. Danjire Baalle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya awood buuxda loo siiyay…

Read More »

Golaha ammaanka QM oo kordhiyey cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

0 Visits: 106 | Tuesday November 16, 2021 - 19:58:51
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale dib cusbooneysiiyey cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, taas oo lasoo rogay bishii Janaayo ee sanadkii 1992-dii xiligaas oo ay dalka ka qarxeen dagaallo sokeeye. Golaha ammaanka ayaa muddo sanad ah ku daray muddada cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya,…

Read More »

Sacuudiga oo billaabay inuu dhalasho siiyo qaar ka mid ah ajaaniibta dalkaas + Sababta

0 Visits: 120 | Tuesday November 16, 2021 - 19:55:55
Sacuudi Carabiya ayaa Isniintiii dhalasho siisay koo ajaaniib ah oo isugu jira dhaqaatiir, culimo iyo aqoonyahano, isaga oo noqday dalkii labaad ee ka tirsan Khaliijka ee sidaas sameeya. Tallaabadan ayaa ka dambeysay dikreeto Khamiistii tagtay uu soo saaray boqorka oo dhalasho lagu siinayo "ajaaniibta…

Read More »

Ninkii fuliyey weerarkii ugu dhimashada badnaa oo ay Al-Shabaab ku qaado dalka Kenya oo xabsi ka baxsaday

0 Visits: 164 | Tuesday November 16, 2021 - 19:54:56
Jihaadi lagu xukumay 41 sano oo xabsi ah sababo la xiriira inuu ku lug lahaa mid ka mid ah weeraradii argagixiso ee ugu xumaa ee ka dhaca dalka Kenya, ayaa Isniintii ka baxsaday xabsi aad loo sugo amnigiisa. Mohamed Ali Abikar ayaa waxaa sidoo kale la baxsaday laba nin oo kale oo ayagana u xirnaa eedeymo…

Read More »

Muddo kororsi dadban oo socda' xilli la filayey doorasho

0 Visits: 99 | Tuesday November 16, 2021 - 19:47:21
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in dalka uu ka socdo muddo kororsigii laga badbaadiyey, kaasi oo dagaal xoogan ka riday magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in damaca koox gaar ah uu ka weynaaday jiritaanka dowladnimada,…

Read More »

Wariye maalmo ka hor xabsi lagu xukumay oo 'la sii daayay'

0 Visits: 144 | Tuesday November 16, 2021 - 09:05:04
...

Read More »

DFS & Bangiga Adduunka oo ka shiray taageerida dadka uu Ayaxa saameeyay

0 Visits: 143 | Tuesday November 16, 2021 - 08:58:17
...

Read More »