RW Rooble oo Dhuusamareeb kula kulmay Guddiyada doorashooyinka

0
Tuesday November 16, 2021 - 20:33:45 in Wararka by
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble oo Dhuusamareeb kula kulmay Guddiyada doorashooyinka

    Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doora

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ee lagu dooranayo Galmudug. Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahad celiyay Gudsiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed sida ay u dardar gelinayaan howlaha doorashooyinka. Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Galmudug qorsheyneyso in maalmaha soo socda Magaalada Dhuusamareeb ka bilaawdo qabashada doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip