Sports News

Carlo Ancelotti Oo Si Cad U Sheegay In Bar-tilmaameedkii Kooxda Manchester United Ee Renato Sanches Uu Ka Bixi Karo Garoonka Allianz Arena Suuqan Xagaaga.

0 Visits: 543 | Tuesday July 25, 2017 - 11:31:59
Macalinka reer talyaani iyo kooxda Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaa wuxuu saxaafada u sharaxay sida uu noqon doono mustaqbala da'ayarka khadka dhexe ee reer Portugal Renato Sanches.

Read More »

Lukaku oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United

0 Visits: 593 | Wednesday July 12, 2017 - 23:37:37
Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay heshiish la gaartay Romelu Lukaku kadib markii uu saxiixay heshiish shan sano ah iyo sanad dheeri ah.

Read More »

Chelsea Iyo Atletico Madrid Oo Bilaabay Wadahadalka Heshiiska Diego Costa Inkastoo Kooxda Reer Spain Ay Xayiraad Ka Saaran Tahay Suuqa Kala Iibsiga

0 Visits: 597 | Wednesday June 21, 2017 - 12:03:20
Chelsea ayaa wadahadalo ku saabsan iska iibinta Diego Costa waxa ay la bilowday Atletico Madrid kuwaasoo ay saaran tahay xayiraad suuqa kala iibsiga ah taasoo la micno ah inuusan weeraryahanka u ciyaari karin kooxda ilaa 2018.

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Saaka Oo Arbaco Ah

0 Visits: 663 | Wednesday June 21, 2017 - 11:58:48
Chelsea ayaa u dhaqaaqday saxiixa maashiinka goolasha Bayern Munich Robert Lewandowski.

Read More »

Jose Mourinho oo lagu eedeeyay musuq maasuq la xiriirta canshuurta Spain

0 Visits: 641 | Wednesday June 21, 2017 - 11:49:52
Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu eedeeyay qiyaano canshuur ah oo dhacday intii ahaa tababaraha kooxda Real Madrid.

Read More »

Confederations Cup 2017: Fixtures, results, teams, TV & guide to the World Cup warm-up

0 Visits: 1137 | Tuesday June 20, 2017 - 09:32:57
Cristiano Ronaldo and Alexis Sanchez will extend already lengthy seasons even further when they participate in the summer showpiece in Russia

Read More »

Mid Kamid Ah Xiddigaha Ugu Caansan Adduunka Oo Ballanqaad Lala Yaabo U Sameeyay Dhibbanayaashii Dabkii Ka Kacay London

0 Visits: 825 | Sunday June 18, 2017 - 23:03:16
Kubbad joojiha sare ee kooxda Arsenal Hector Bellerin ayaa ballan qaad waali ah u sameeyay dadkii ku hanti beellay dabkii qabsaday Grenfell Tower ee magaalada London.

Read More »

Sharciyada cusub ee kubadda cagta:

0 Visits: 677 | Sunday June 18, 2017 - 22:36:57
Sharciyada cusub ee kubadda cagta:Waxaa la qorsheynaayaa in wax laga beddelo sharciyada aasaasiga ah ee kubadda cagta. Qodobbada laga doodaayo waxaa ka mid ah:

Read More »

Ronaldo oo loo haysto dambi ah inuu kala dhuuntay dalka Spain canshuur badan

0 Visits: 592 | Tuesday June 13, 2017 - 22:04:49
Weeraryahanka kooxda dhowaan ku guuleysatay Horyaalka Yurub iyo xulka dalkiisa ee Portuqal Cristiano Ronald ayaa lagu eedeeyay in uu dawladda Spain ka khayaanay canshuuro gaaraya malaayiin doolar.

Read More »

Xiddigii muslimka ahaa ee Cheick Tiote oo geeriyooday

0 Visits: 753 | Tuesday June 06, 2017 - 09:58:16
Xiddigii hore qadka dhexe ee kooxda Newcastle United Cheick Tiote ayaa geeriyooday shalayisagoo tababar ku qaadanayey magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Read More »

Kulanka Finalka Koobka Champions League oo Caawa ay ciyaarayaan Real Madrid iyo Juventus

0 Visits: 737 | Saturday June 03, 2017 - 20:51:43
Ciyaar aad loo dharararay toddobaadyadii la soo dhaafay ayaa caawa marka ay saacada geeska Afrika soo gaarto 09;45 ku wada ciyaari doona magaalada Cardiff kooxaha Real Madrid iyo Juventus oo ka kala dhisan wadamada Spain iyo Talyaaniga.

Read More »

Manchester United oo ku guuleysatay Koobka Europe League (Sawirro)

0 Visits: 706 | Thursday May 25, 2017 - 10:26:29
Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester United ayaa ku guuleysatay Koobka Europe League, kaddib markii ay 2-0 uga badisay Kooxda Ajax ee ka dhisan dalka Holland.

Read More »

Real Madrid oo ku guuleysatay Horyaalkii 33aad ee La Liga-ha Spain (Sawirro)

0 Visits: 728 | Monday May 22, 2017 - 10:27:18
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay Horyaalka La Ligaha Spain, markeedii 33aad, iyadoo xalay ka badisay kooxda Malaga oo ay ugu adkaatay 2-0.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo Xalay Kooxdiisa ka saaciday inay ka adkaato Sevilla

0 Visits: 771 | Monday May 15, 2017 - 15:49:21
Kooxda Real Madrid ayaa Afar gool oo ay kala dhaliyeen Cristiano Ronaldo, Toni Kroos iyo Nacho Fernandez kaga guulaysatay Kooxda Sevilla , waxayna noqdeen kooxda wali ugu cad-cad ee ku guuleysan karta horyaalka La Liga.

Read More »

Hey,adda unicef oo kuu heyso ogeysiis muhiim ah Request for Proposals

0 Visits: 2169 | Thursday May 04, 2017 - 08:49:34
Request for Proposals

Read More »

Kooxda PSG oo 4-0 ku garaacday Kooxda Barcelona

0 Visits: 823 | Wednesday February 15, 2017 - 10:41:52
Waxaa xalay la ciyaaray lugta hore ee wareega 16-ka Koobka Champions League, iyadoo ciyaartii ugu xiisaha badneyd ay aheyd tii dhex martay Kooxaha PSG iyo Barcelona.

Read More »

waa masawirka artiska

0 Visits: 841 | Tuesday February 07, 2017 - 18:27:36
waa masawirka artiska

Read More »

Guddiga fulinta ee GOS oo go'aanno muhiima soo saaray+Sawirro

0 Visits: 901 | Wednesday October 05, 2016 - 09:38:12
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay shirka guddigiisa fulinta oo sadexdii bilba hal mar la qabto, waxaana ka soo qeybgalay xubnaha guddiga fulinta.

Read More »

Tababare Giftin Isboortiga Soomaaliyeed Marna Ku Iloobi Maayo +SAWIRRO

0 Visits: 1193 | Wednesday September 21, 2016 - 11:39:57
Waxaan dhawaan Magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka lagu qabtay xaflad heer sare loo soo agaasimey oo lagu sagootinaayey Tababare Maxamed Xaaji Giftin oo si rasmi ah uga fariistay Isboortiga gaar ahaan Kubadda Cagta oo uu ugu yaraan 60 sano ka soo shaqeynaayey isago soo layliyey dhalinyaro badan…

Read More »

Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka Chess-ka ee ka socda dalka Azerbaijan

0 Visits: 916 | Thursday September 08, 2016 - 10:10:23
Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxaa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan, kaddib markii ay ka badiyeen ciyaatoy ka socotay ilaa iyo shan dal.

Read More »