Mid Kamid Ah Xiddigaha Ugu Caansan Adduunka Oo Ballanqaad Lala Yaabo U Sameeyay Dhibbanayaashii Dabkii Ka Kacay London

0
Sunday June 18, 2017 - 23:03:16 in Wararka by
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamid Ah Xiddigaha Ugu Caansan Adduunka Oo Ballanqaad Lala Yaabo U Sameeyay Dhibbanayaashii Dabkii Ka Kacay London

    Kubbad joojiha sare ee kooxda Arsenal Hector Bellerin ayaa ballan qaad waali ah u sameeyay dadkii ku hanti beellay dabkii qabsaday Grenfell Tower ee magaalada London.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kubbad joojiha sare ee kooxda Arsenal Hector Bellerin ayaa ballan qaad waali ah u sameeyay dadkii ku hanti beellay dabkii qabsaday Grenfell Tower ee magaalada London.

 Spain xiddigooda heerka caalami ayaa sheegay in uu bixin doono daqiiqad kasta oo kamid ah inta uu ciyaarayo tartanka Euro ee dhallinayarada adduun lacageed gaaraya

50-Gini.

 isku darka waxa ay keenaysa haddii uu gaaro xitaa finaalka lacag gaaraysa£22,500-Ginni, taas oo ah lacag xoog leh, islamarkaana wax u tari karta dadka ku cayrtoobay dabkii qabsaday Towerka lagu ganacsado ee Grenfell.

Waa markii ugu horreysay ee xiddigan uu u ballanqaado lacago dad dhacdo ku waxyeeloobay, balse dhanka kale waa mid kamid ah 24 jirkan xiddigaha ugu banii’ Aadamnimada badan kubadda cagta, maadaama uu dhawr jeer kaga hadlay xaalado adag oo dunida ay soo martay bartiisa Twitter ka.

"Daqiiqad kasta oo aan ciyaaro tartanka Euro Under 21 waxa aan ku deeqi doonaa£50, oo aan ku caawinayo dhibbanayaashii Grenfell Tower, taageer waddo kasta iyo waddo kasta,” ayuu kusoo qoray Arsenal daafaceeda Bellerin bartiisa Twitter ka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip