Jose Mourinho oo lagu eedeeyay musuq maasuq la xiriirta canshuurta Spain

0
Wednesday June 21, 2017 - 11:49:52 in Sports News by
  • Visits: 649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho oo lagu eedeeyay musuq maasuq la xiriirta canshuurta Spain

    Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu eedeeyay qiyaano canshuur ah oo dhacday intii ahaa tababaraha kooxda Real Madrid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu eedeeyay qiyaano canshuur ah oo dhacday intii ahaa tababaraha kooxda Real Madrid.

Xeer- ilaalinta Spain ayaa soo eedeesay macalinkaan kadib saddex sanadood oo uu joogay garoonka Bernabeu.

Mourinho ayaa ku qaatay Real Madrid intii u dhaxeysay 2010 iyo 2013, waqtigaasoo uu ku guuleystay horyaalka La Liga.

Waxa uu ku eedeysan yahay in uu musuqmaasuqay intii uu joogay Spain lacag dhan € 3.3million oo u dhiganta (£ 2.9m).

Sheegashada xeer ilaalinta Spain ayaa toos loogu sheegay in lunsiga casnshuurta ay dhacay sannadkii 2011 iyo kii xigay ee 2012.

Tababaraha reer Portugal ayaa noqonaya shakhsigii ugu dambeeyay ee kubada cagta ee lagu soo eedeeyay lunsiga canshuurta dowlada Spain.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip