Sports News

Bakayoko: Makelele Sameeyn Weyn Ayuu Ku Leeyahay Xirfadeeyda kubada cagta

0 Visits: 672 | Tuesday October 24, 2017 - 09:23:54
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea iyo xulka Qaranka France Tiemoue Bakayoko ayaa sheegay in Claude Makelele uu saameyn weyn ku yeeshay xirfadiisa ciyaareed.

Read More »

RASMI: Shaxda Kooxda Aduunka Ugu Fiican Ee FIFPRo 11 Oo Lagu Dhawaaqay, Real Madrid, Juventus Iyo Barcelona Oo Xidigaha Ugu Badan Ka Helay.

0 Visits: 1029 | Tuesday October 24, 2017 - 09:18:32
Waxaa si rasmi ah hadda loogu dhawaaqay shaxda kooxda aduunka ee ay soo doorteen xirfadlayaasha kubbada cagta aduunka oo uu xidhiidhka kubbada cagta xirfadlayaasha aduunku soo diyaariyay isla markaana ay FIFA bixisay. Waxaana codbixintii in shaxda kooxda aduuka la soo saaro ka qayb qaatay in ka badan…

Read More »

Ronaldo oo ku guuleystey abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka

0 Visits: 646 | Tuesday October 24, 2017 - 09:13:46
Ciyaaryahanka xulka qaranka Portuqal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa markii labaad oo isku xigta ku guuleystey abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka ee ay FIFA bixiso.

Read More »

Real Madrid Oo Noqoday Kooxda Ciyaartoyda Ugu Badan Uu Soo Saartay Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Koox Kale Oo Madrid Ku Garaacday Ciyaartoyda Ay Yurub Oo Dhan U Soo Saartay.

0 Visits: 657 | Tuesday October 24, 2017 - 09:10:24
Real Madrid ayaa noqotay kooxda xaronteeda da'yarta ah ka soo saartay ciyaartoyda ugu badan ee ka ciyaarta shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn laakiin Los Blancos ayaan ahayn kooxda ciyaartoyda ugu badan ee xarunta da'yarteeda ka soo baxday ay horyaalada Yurub ugu badan yihiin balse waxaa jira…

Read More »

Wiilka Cristiano Ronaldo Oo Mar Kale La Kulmay Xiddiga Uu Taageero Lionel Messi

0 Visits: 729 | Tuesday October 24, 2017 - 08:55:55
Mar kale, wiilka Ronaldo oo lagu magacaabo Cristiano Jr ayaa la kulmay xiddiga uu taageero. Lionel Messi ayaa salaamay weeraryahanka Real Madrid Cristaino Ronaldo iyo wiilkiisa xaflaadii abaalmarinta FIFA ee xalayto ka dhacday magaalada London ee dalka Ingariiska.

Read More »

Manchester United oo laga badiyey kulan Taariikhi ah Sawirro

0 Visits: 603 | Sunday October 22, 2017 - 09:59:45
Kooxda kubada Cagta Huddersfield oo ka mid ah kooxaha dhawaan soo dalacay ayaa Guuldaradii koowaad ee Xiligaan dhabarka u Saarisay kooxda Manchester United kadib markii ay kaga badiyeen 2-1.

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Barca Kulankii Malaga: Kumuu Ahaa Xidiga Garoonka Iyo Kii Ugu Xumaa?

0 Visits: 581 | Sunday October 22, 2017 - 09:36:07
Camaaliqada Horyaalka La Liga, ayaa waxay xalayto ay kaga soo badisay Naadiga Malaga 2-0, kadib markii ay kusoo dhaweysay garookeeda Camp Nou, wuxuuna kulankaan uu ahaa mid ay kooxhuhu bandhig fiican ay sameeyeen.

Read More »

Miyuu Jurgen Klopp Ka Dhaqaaqi Doonaa Liverpool Si Uu U Noqdo Badalka Ancelotti Ee Kooxda Bayern Munich? Waxaa Ka Jawaabaya Owen Hargreaves.

0 Visits: 608 | Saturday October 21, 2017 - 09:10:16
Bayern Munich ayaa raadineysa bedelka mustaqbalka dheer ee Carlo Ancelotti, kadib markii ay shaqada ka ceyrisay bishii lasoo dhaafay. Waxaana haatan si ku meel gaar ah kooxda gacanta loogu galiyay Jupp Heynckes.

Read More »

Lionel Messi Oo Xalayto Dhaliyay Goolkiisii 100aad Ee Tartamada Yurub & Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato

0 Visits: 522 | Thursday October 19, 2017 - 08:26:54
Ma uusan haleelin isku daygiisii koowaad ee kulankii Sporting Lisbon, laakiin kulankii Olympiakos ee xalayto Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 100aad ee tartamada Yurub ee isagoo xiran maaliyada Barcelona.

Read More »

Ciyaaryahan David Luiz oo si murugo iyo dareen leh uga hadlay Qaraxii dhawaan ka dhacay Isgoyska Zope.

0 Visits: 640 | Wednesday October 18, 2017 - 10:44:25
Ciyaaryahan David Luiz oo ah laacib dhalashadiisu ay tahay Brazil dhinaca Daafacana ugu Ciyaara Kooxda Chelsea ee ka dhisan Britain ayaa soo jiitay quluubta taageerayaasha kubada cagta, kadib markii uu bogiisa rasmiga ah ee Twitter uu soo dhigay fariin uu uga murugoonayo xasuuqii dhowr maalmood ka hor…

Read More »

Antonio Conte Oo Si Cad U Beeniyay Hadaladii Ku Aadanaa Inuu Doonayo Ka Dhaqaaqista Kooxda Chelsea, Si Uu Dib Ugu Laabto dalka Talyaaniga

0 Visits: 556 | Saturday October 14, 2017 - 09:58:34
Tababaraha ree talyaani iyo kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa xaqiijiyay inuu ku faraxsan yahay shaqada uu ka hayo Blues islamarkaana uusan dooneynin inuu kooxda ka tago xilli hore. Kadib markii ay dhawaanahan soo baxeen warar ku aadan in Conte uusan ku faraxsaneen nolosha uu ku heysto magaalada London.

Read More »

Daawo: Qaabkii Waalida Ahaa Ee Ay Qoyska Cristiano Ronaldo Ugu Dambaal Dageen U Soo Bixii Koobka Adduunka

0 Visits: 496 | Thursday October 12, 2017 - 09:51:37
Cristiano Ronaldo ayaa xulka qarankiisa Portugal ka caawiyay u soo bixitaanka koobka adduunka kadib markii ay guul ka gaareen xulka qaranka Switzerland.

Read More »

Leonel Messi Oo Dunida Baray Awooddiisa Markale Iyo Argentina Oo Usoo Baxday Koobka Adduunka

0 Visits: 624 | Wednesday October 11, 2017 - 11:31:26
Xulka Qaranka Argentina ayaa usoo baxay koobka adduunka ee 2018 ka lagu qaban doono dalka Ruushka, kaddib ciyaar xasuuq u ekeyd oo ay u geysteen waddanka Ecuduro.

Read More »

Cr7 & Leo Oo Xulalkooda U Saaray Koobka Aduunka Ee 2018-ka Iyo 2 Arin Oo Laga Bartay

0 Visits: 739 | Wednesday October 11, 2017 - 10:48:35
Wiilasha Kala ah, Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, ayaa waxay u saareen Xulalkooda Koobka aduunka ee 2018-ka, kaasoo lagu qaban doono dalka Ruushka, iyadoona ay kasoo qeybgeli doonaan, dhamaan xulalka koowaad ee caalamka.

Read More »

How a Somali-born girl became a referee of men's football in England - the remarkable story of Jawahir Roble

0 Visits: 653 | Tuesday October 10, 2017 - 21:59:32
Many people might believe their battle for respect in life is hard enough already without also trying to become a referee. It is a thought not lost on Jawahir Roble. "Who would ever think a black, Somali-born immigrant girl with eight siblings could ref a men's game in England with a hijab on?"…

Read More »

Geesiga Masar Mohamed Salah oo iskuul loogu magac daray

0 Visits: 636 | Tuesday October 10, 2017 - 10:23:56
Mohamed Salah waa geesigii xulka Masar ee ka caawiyay inay usoo baxaan koobka aduunka mudo 28-sano kadib.

Read More »

USBUUC KHAAS AH: Roberto Lewandowski Oo Ay U Kulmeen SHAN Farxadood Oo Uu Ciyaartoy Kastaaba Jeclaan Lahaa In Uu Hal Mar Wada Helo.

0 Visits: 576 | Tuesday October 10, 2017 - 09:35:35
Xidiga xulka qaranka Poland iyo kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ay usbuucan u ahaa mid khaas ah oo aanu waligii ilaawi doonin kadib markii uu muddo kooban ku helay shan farxadood oo uu qof kastaaba jeclaan lahaa in uu sidiisa oo kale u haysto. RobertoLewandowski oo ka mid ah ciyaartoyda kubbada…

Read More »

Ciyaaryahan Soomaali ah oo ka qeyb geli doona Koobka Adduunka ee Ruushka ka dhacaya (Sawirro)

0 Visits: 632 | Wednesday October 04, 2017 - 13:48:37
Ciyaaryahanka Soomaaliyeed Mukhtaar Ali Afgooye ayaa ka mid noqday Xulka Kubadda cagta ee Sacuudi Carabiya, iyadoo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay siisay dhalashada dalkaas.

Read More »

Antonio Conte oo caro ka muujiyey kulanka wiilashiisa Blues ay Man City

0 Visits: 620 | Friday September 29, 2017 - 14:05:40
Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa caro ka muujiyey kulanka ay berri oo Sabti ah la dheelayaan Manchester City ee horyaalka Premier League.

Read More »

Lionel Messi Oo Kaalinta Saddexaad Ka Soo Galay Xidiga Kulamada Rasmiga Ah Ee Ugu Badan U Saftay Barcelona Iyo Xogta Waxyaabihii Ugu Muhiimsanaa Ee Uu La Soo Gaadhay.

0 Visits: 667 | Thursday September 28, 2017 - 08:09:05
Barcelona ayaa guul ka soo gaadhay kooxda Sporting Lisbon kulan ka tirsanaa heerka Groupyada Champions Leaque waxayna Barcelona guushani ka caawisay in ay halka ugu saraysa kaga sii jirto groupkeeda iyada oo 6 dhibcood ka soo heshay labadii kulan ee ay soo ciyaartay. Barcelona ayaa ilaa hadda awooday…

Read More »