Sports News

Man United oo iskoor cusub soo kordhisay markii ay Fiinaalaha FA Cup-ka u gudubtay

0 Visits: 581 | Sunday April 22, 2018 - 18:57:38
Kooxda Man United ayaa 2-1 guusha kaga qaadatay Tottenham nus dhamaadkii FA Cup-ka haatana kama dambeesta koobkan ayay iska xaadiriyeen. Mourinho kooxdiisa goolasha ay guusha ku qaateen waxaa u dhaliyeen Sanchez iyo Herrera ayadoo Man United garoonka Wembley ku dubutay naadiga Spurs. Man United ayaa…

Read More »

Mo Faarax oo maanta ka qayb galaya Marathon-ka London

0 Visits: 580 | Sunday April 22, 2018 - 17:44:34
Tartanka Marathon-ka London ee sannadkan ayaa waxa uu qabsoomayaa maanta oo cimilda London tahay tii ugu kululayd ee uu ku beegmo.

Read More »

Shan xiddig oo caalami ah oo iska diiday Real Madrid in ay ku biiraan

0 Visits: 524 | Saturday April 21, 2018 - 10:23:13
U ciyaarista kooxda Real Madrid waa mid xiddig walba uu ku riyoodo balse xiddigahan waa ay iska diideen in ay marnaba Bernabeu u dhaqaaqaan. Madrid inaa u ciyaarto waa qiimo gooni ah, xiddig kasta ha noqdo, xiiso gooni ah ayey u leedahay u ciyaarista Los Blancos.

Read More »

Xulka Kubada Cagta 17 Jirada Soomaaliya Oo Guulka Gaaray Dhigooda Kenya

0 Visits: 549 | Friday April 20, 2018 - 22:09:33
Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Da'yarta 17 jirada ayaa galabta waxa ay guul muhiim ah ka gaareen dhigooda Kenya ka dib kulan ay Galabta la yeesheen kaas oo ahaa kulankoodii ugu dambeeyey ee heerka is-araga Group-yada. Ciyaarta Galabta oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa qeybtii hore ee Ciyaarta…

Read More »

Deg Deg:Tababaraha Arsenal Arsene Wenger oo Shaaciyay inuu Ka Tagayo Arsenal dhamaadka Xilli Ciyaareedkaan.

0 Visits: 511 | Friday April 20, 2018 - 20:08:58
Arsee Wenger Tababaraha kooxda Arsenal ayaa shaaciyay inuu iska casili doono xilka tababarenimo ee Gunners Dhamaadka Xilli Ciyaareedkaan.

Read More »

Waa Kuma Weeraryahanka 35 Milyan Kula Soo Wareegeyso Arsenal Suuqa Xagaaga ?

0 Visits: 499 | Thursday April 19, 2018 - 21:14:34
Sida Daily Star shaaca ka qaaday Arsenal ayaa diyaar u ah inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema, Waxayna doonayaan inay ku qarashgareeyaan saxiixiisa 35 milyan oo ginni.

Read More »

Aguero aabihiis oo sir wayn ka shifay (Laacibka oo ku sii jeeda …..)

0 Visits: 523 | Thursday April 19, 2018 - 08:51:50
Aabaha dhalay weerar yahanka Manchester City ee Sergio Aguero ayaa kashifay sir wayn oo ku aadan mustaqbalka wiilkiisa.

Read More »

Halyeeyga Ac Milan Ee Ricardo Kaka Oo Ka Hadlay Go,aankii Uu Ugu Biiray Real Madrid

0 Visits: 584 | Thursday April 19, 2018 - 08:29:50
Xiddigii hore ee kooxaha Ac Milan iyo Real Madrid ee Ricardo Kaka ayaa ka hadlay go,aankii uu kaga tagay kooxda Ac Milan uguna biiray kooxda Real Madrid.

Read More »

Xulkeena oo wajahaya Kenya oo dhiiri gelin ka helay safiirkooda halka Soomaaliya aysan wali helin safiir u yimaada ( Ameeriko oo la tabay)

0 Visits: 613 | Wednesday April 18, 2018 - 09:00:14
Wiilasha Qarankeenna ayaa wacdara ka dhigaya tartanka 17 jirada ee CECAFA kaa soo ka soconaya dalka Burundi.

Read More »

Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guul ka gaaray Xulka Itoobiya.

0 Visits: 614 | Monday April 16, 2018 - 07:39:26
Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa Guul taariikhi ah muddo kadib ka gaaray Xulka Qaranka Itoobiya kadib Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday dalkaasi.

Read More »

Hordhac: Newcastle United Vs Arsenal: Gunners Oo Doonaysa Sii Wadashada Guulaha Kulamadoodii Ugu Dambeeyay

0 Visits: 545 | Sunday April 15, 2018 - 07:50:09
Kooxda Arsenal ayaa u safri doonta kooxda Newcastle kulan ka tirsan horyaalka premier League toodbaadkiisii 34 kulan ka dhici doona St. James' Park.

Read More »

Salah goolkiisa 40-aad ee uu dhaliyay iyo iskoorada uu soo kordhiyay

0 Visits: 504 | Sunday April 15, 2018 - 07:40:31
Mohamed Salah ayaa goolkiisii 40-aad xili cayaareedkan dhamaan tartamada kala duwan ka dhaliyay naadiga Bournemouth.

Read More »

Liverpool oo iska xaadirisay afar dhammaadka Horyaallada Yurub

0 Visits: 579 | Wednesday April 11, 2018 - 10:41:05
Liverpool ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka Horyaallada Yurub ee Champions League, waana markii ugu horraysay muddo toban sano ah. Arrintan ayaa timid ka dib markii ay badiyeen ciyaar goosha lagala hormaray iyaga oo ku badiyay 5-1 marka la isku daro natiijada labada kulan ee ay la dheeleen Manchester…

Read More »

Liverpool oo go'aan ka gaartay xaalada Mohamed Salah- Miyuu Seegayaa Kulanka Caawa ?

0 Visits: 622 | Tuesday April 10, 2018 - 21:23:33
Liverpool ayaa heli doonta saacado ka hor inta aysan bilaabanin ciyaarta Manchester City aqbaarta ugu dambeysa ee xaalada caafimaad ee Mohamed Salah.

Read More »

Milan oo shaaca ka qaaday Alessio Romagnoli mudada uu garoomada ka maqnaan doono

0 Visits: 640 | Tuesday April 10, 2018 - 20:56:27
Kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday in daafaceeda dhexe Alessio Romagnoli uu dhaawac qabo sidoo kalena kulankii Sassuolo jugtaan soo gaartay.

Read More »

Harry Kane oo markii ugu horreysay ka hadlay Tartanka Gooldhalinta Mohammed Salah iyo haddii la soo qaban karo

0 Visits: 693 | Monday April 09, 2018 - 10:21:21
Weeraryahanka Tottenham Harry Kane ayaa kalsooni ku qaba inuu kula tartami karo abaalmariinta kabta dahabka ee gooldhaointa Ingiriiska xiddiga Liverpool Mohamed Salah.

Read More »

Hordhac: Chelsea Vs West Ham: Blues Oo Ay Ka Go,antahay In Ay Ku Soo Laabato Wadada Saxda Ah

0 Visits: 546 | Sunday April 08, 2018 - 07:40:07
Kooxda Chelsea ayaa ku jirta wakhti adag iyada oo laga reebay tartanka champions League sidoo kale laga badiyay kulamo horyaalka ah oo muhiim ah.

Read More »

Tababare Zinedine Zidane Oo Ku Dhawaaqay Liiska Ciyaartoyda Kooxdiisa Real Madrid Ee Kulanka Adag Ee Madrid Derby- Yaa Ka Maqan Yaase Kusoo Baxay?.

0 Visits: 578 | Sunday April 08, 2018 - 07:31:06
Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxdiisa uu kala hor tagi doono kulanka Madrid Derby ee kooxda Atletico Madrid ka dhici doona garoonka Santiago Bernabeu, kaasoo ka tirsan kulamada 31-aad ee horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Read More »

6-waxyaabood oo Cristiano Ronaldo kaliya xili cayaareedkan sameeyay wax ka ogaaw

0 Visits: 630 | Saturday April 07, 2018 - 11:28:58
Cristiano Ronaldo waxay u noqotay wax joogto 10-kii sano ee ugu dambeesay rikooro waa weyn inuu kubada cagta kusoo kordhiyo. Xili cayaareedkan 2017/18 waa mid dhaliil loo soo jeediyay Ronaldo bilawgiisii laakiin qaybaha dambe ayuu aamusiyay qof walbo oo tayadiisa shaki galiyay. Fadlan hoos kaga bogo…

Read More »

Xiriirka UEFA oo shaaciyey kooxda sanadkan ku guuleysan karta tartanka Champions League

0 Visits: 602 | Thursday April 05, 2018 - 22:54:42
Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa lagu eedeeyay inuu u janjeero dhinaca kooxda Real Madrid, kaddib markii uu shaaca ka qaaday inay tahay kooxda ku guuleysan karta sanadkan Champions League. Kaddib markii kooxda tababare Zidane ay labadii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay ay ku guuleysteen…

Read More »