Salah goolkiisa 40-aad ee uu dhaliyay iyo iskoorada uu soo kordhiyay

0
Sunday April 15, 2018 - 07:40:31 in Wararka by
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Salah goolkiisa 40-aad ee uu dhaliyay iyo iskoorada uu soo kordhiyay

    Mohamed Salah ayaa goolkiisii 40-aad xili cayaareedkan dhamaan tartamada kala duwan ka dhaliyay naadiga Bournemouth.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mohamed Salah ayaa goolkiisii 40-aad xili cayaareedkan dhamaan tartamada kala duwan ka dhaliyay naadiga Bournemouth.




Salah wuxuu soo kordhiyay goolkiisa iskooro badan asigoo weeraryahankan Masaariga ah xili cayaareed qurux badan bartanka kaga jiro.

Salah iskoorada uu goolkiisa madaxa kaga dhaliyay naadiga Bournemouth daqiiqadii 60-aad soo kordhiyay fadlan hoos kaga bogo:

Salah waa Afrikaankii ugu horeeyay ee Premier League 30-gool hal xili cayaareed ka dhaliyo.

Salah waa cayaaryahanka 3-aad taariikhda Liverpool ee hal xili cayaareed 40-gool dhaliyo dhamaan tartamada kala duwan waxaana darajadaan kaga horeeyeen Roger Hunt (1961-62) iyo Ian Rush (1983-84 and 1986-87)

Salah waa cayaaryahanka 8-aad ee 30-gool hal xili cayaareed EPL ka dhaliyo.

Salah waa cayaaryahankii ugu horeeyay 10-sano kadib ee 40-gool dhamaan tartamada kala duwan ka dhaliyo ee naadi Ingiriis ah u cayaarayo tan iyo Cristiano Ronaldo xili cayaareedkii 2007/08.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip