Aguero aabihiis oo sir wayn ka shifay (Laacibka oo ku sii jeeda …..)

0
Thursday April 19, 2018 - 08:51:50 in Wararka by
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aguero aabihiis oo sir wayn ka shifay (Laacibka oo ku sii jeeda …..)

    Aabaha dhalay weerar yahanka Manchester City ee Sergio Aguero ayaa kashifay sir wayn oo ku aadan mustaqbalka wiilkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aabaha dhalay weerar yahanka Manchester City ee Sergio Aguero ayaa kashifay sir wayn oo ku aadan mustaqbalka wiilkiisa.

Aabaha dhalay weerar yahanka Manchester City ee Sergio Aguero ayaa kashifay sir wayn oo ku aadan mustaqbalka wiilkiisa.

Leonel del Castillo oo ah aabaha dhalay Aguero ayaa daaha ka qaaday in wiilkiisu uu ku biiri karo kooxda Barcelona dhamaadka xiliciyaareed kaan.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay qaliinkii uu sida dag daga ah u maray wiilkiisa, wuxuuna sheegay in haatan wax walba ay fiican yihiin isla markaana 10-maalin gudahood uu dib u bilaabayo tababarka.

Image result for Aguero Leonel del Castillo

Aguero aabihiis ayaa la waydiiyay suurogalnimada wiilkiisu uu uga garab ciyaari karo Messi, wuxuuna yiri:

"Waa suurogal, xiliciyaareedka dambe waxaa la filayaa in ciyaartoy badan ay iska badali doonaan kooxahooda”.

Leonel del Castillo oo ka hadlay qaliinkii uu maray wiilkiisa ayaa yiri:

"Wax walba sifiican ayeey ku socdaan, waxa dhan si dhaqso ah ayeey ku dheceen mana ahayn wax la sii qorsheeyay”.

"Dhaqaatiirta kooxda ayaa kula taliyay sidaas, waxay ahayd kaliya howl lagu nadiifinayay jilibkiisa, wax walba haatan waa hagaagsanyihiin, 10-maalin gudahood ayuu dib ugu soo laabanayaa tababarka”.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip