Maqaallo

Xildhibaan Mahad Salaad Oo Digniin Iyo Talo Usoo Jeediyey Lammaanaha Dartood Loo Gubay Axmed Dowlo

0 Visits: 735 | Thursday September 27, 2018 - 00:39:14
Xildhbibaan Mahad Salaad ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal dheer oo isug jiray digniin iyo talo soo jeedin ku socotay lamaanihii dartood loo dilay loona gubay Axmed Dowlo oo ahaa nin u xamaasho ilmihiisa kadib heybsooc guur. Mahad Salaad ayaa talo ahaan ugu soo jeediyey lamaanahaan inay joojiyeen…

Read More »

Airportka Dahabka ah ee Magaalada Barawe !!!.

0 Visits: 821 | Sunday September 23, 2018 - 21:14:08
Hala yaabin in Airport Dahab ah laga dhisayo Somaliya. Waxaan wax badan isweydiiyay Maxey Sh/Hoose Nabad u noqon la'dahay?. 1-Waxaan soo xasuustay: Waqtigii Kacaanka shirkad Romaniyaan ah oo Xamar xafiisyo ka furatay oo tiri: waxaan Dahab ka soo saareynaa inta u dhexeyso Mogadishu iyo Marka oo aan…

Read More »

Nasashada Jimcaha. Q-114aad. "Waa iga Tallo iyo Xasuus Numbarka 114".

0 Visits: 757 | Saturday September 22, 2018 - 00:33:54
1-Nin Saxaabi ahaa oo ayaa da'diisa la weydiiyay, waxaa la yiri: Adiga iyo Rasuulka SCW yaa weyn? Waxa uu yiri: Annigaa hor dhashay laakin Rasuulkaa iga weyn. Ixtiraam dartiis waxa uu diidayay in uu yiraa: Rasuulka SCW ayaan ka weynahay. (Adiguna marka aad waalidkaa la hadleyso, hubi jawaabtaada,…

Read More »

"Horta Aniga Ma I Taqaan?" W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"

0 Visits: 845 | Wednesday September 19, 2018 - 23:26:19
"Horta aniga ma i taqaan?" W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Gaari qurux badan ayuu watay oo ah nuucii ugu dambeeyay oo soo baxa, Sida "BMW, TOYOTA COROLA, VW, OPEL ASTRA, Volvo, IWM. Asigoo si tartiib ah, waddada u maraya ayuu arkay "Gabar sida bisha u hillaaceysa oo…

Read More »

Maddaxda Somalida ha la Miisaamo!!! (Qormo Xiiso badan).

0 Visits: 795 | Sunday September 16, 2018 - 21:11:39
Haddii aad aqriso taariikhda dalka Ingriiska waxaa Jira dhaqan soo jireen ah, in la miisaano Duqa magaalada iyo maddaxda kale qaar marka ay xilka qabanayaan iyo marka ay ka dagayaan. Haddii culeeyskiisu bato, waxaa loo aqoonsanayaa in uuna shaqadiisa si fiican u qabsan xoolahii ummaddana uu cunay. Waxaa…

Read More »

CV-ga Madoow, Ha wada Aqrin Ceebtana Alla ha asturo!!!.

0 Visits: 856 | Friday September 14, 2018 - 21:43:35
CV-ga Madoow, Runta iska sheeg Allana ka cabso. CV-ga madoow qof kasta waa uu leeyahya, laakin waa qariyaa. Malaha anigu dabaal ayaan ahay oo runtaan iska sheegayaa. Ha loo naxariisto Xerta iyo Ardayda danyarta ah, hadda guri kiro ah ayaan Wadjir ka deganahay, laakin gurigeyga Hodon waan dayac tiray,…

Read More »

Maqaal: Wadani iska yeel ayaa dadka ugu daran….

0 Visits: 806 | Friday September 14, 2018 - 21:13:10
markii lasoo gaaray askarta ingriiska meeshi ay joogtay ninkii asagaaba u yeeray askartii wuxuuna ku yiri naagtaan lacag badan oo an la ogoleen ayay wadataa qaybna anaa u haya inta kalena ayadaa hayso mana jecli wadankayga in la qiyaano wadani ayaan ahay, askarigii wuu baaray mise waaba run oo waa siduu…

Read More »

Reer Galbeedka Oo Maqaamkii Soomaaliya Hoos U Dhigay, Kaddib Bixitaanka Keating

0 Visits: 809 | Friday September 14, 2018 - 20:33:35
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guturres ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Nicholas Haysom in uu noqdo ergeyga gaarka ahi ee Qaramada Midoobe u qaabisanaan doona dalka Soomaaliya, isaga oo beddalaya wakiilkii hore Danjire Michael Keating. Danjirahani oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa Magacabiddiisa…

Read More »

Hogaamiyeyaasha maamullada ma aha labada aqale dastuuriga ah!

0 Visits: 890 | Wednesday September 12, 2018 - 11:00:06
Hordhac/Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi aqristoow, waa su'aal da'weeynoo madaxa daalineeysee, sababta markii horaba loodhisay Aqala Saree Baarlamaanka (The Senate), soow ma aheyn inuu matalo…

Read More »

(FAALLO) Maxaa Kaa Qarsanaa Oo Uu Soo Ifbixiyay Shirkii Kismaayo?

0 Visits: 734 | Tuesday September 11, 2018 - 10:17:49
Sabtidii ayaa madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya waxay kulankii uga socday Kismaayo ka soo saareen war-murtiyeed ay xiriirka ugu jareen dawladda Soomaaliya. Isla markiiba waxaa arrintaas ganafka ku dhuftay madaxweyne ku xigeennada laba ka mid ah maamul-goboleedyadaas – Puntland iyo Galmudug. Maantana…

Read More »

imco wanaagsan & baadi goob Arday.

0 Visits: 768 | Saturday September 08, 2018 - 19:20:59
Maanta waxaan soo xasuustay Ardaydeydii Dalka Malaysia – Magaalada Kuala Lumpur, iyo kuwii Branch-yada kale ee Open University of Malaysia aan 4 sanno wax Ku barayay, ma hilmaamin kuwii wax Ku Baranayay Universiti Utara Malaysia ee Gobalka Kedah, oo igu yiri: ma annagaa Dayaarad soo raaceyna kuligeyn…

Read More »

Muxuu guriga Aadan Cadde u noqday lama taabtaan?

0 Visits: 668 | Saturday September 08, 2018 - 10:19:07
Dhowrkii beri ee u dambeeyey waxay dadku is weydiinayeen su'aasha aan hordhaca uga dhignay mowduuceenna ee ah sababta guriga madaxweynihii ugu horreeyey Soomaliya uu u noqday meel ay xushmeeyaan oo aysan ku xadgudbin dhinacyadii dagaallada sokeeye ee dalka ku lugta lahaa, dagaallamayaashii qabaa'illada,…

Read More »

Xildhibaankaagu,weli ma kaaga farxiyay,waxaan sharci aheyn oo aadan filayn=Nasashada Jimcaha.Q-112-aad=.

0 Visits: 700 | Friday September 07, 2018 - 20:09:02
1-Wiil yar ayaa Hooyadii ku yiri: Hooyo kali nimada waan dhibsaday, waxaan rabaa in aad dhasho, wiil walaal ii noqdo oo aan isla ciyaarno. Waxa ay ku tiri: Hadda Aabahaa Safar ayuu jiraa, markuu yimaad ayaan ka tashaneynaa. Wiilkii ayaa ku yiri: Hooyo maad "surprise" uga dhigtid, si isaga oo…

Read More »

Haddii ay wadda shaqeyn karin Farmaajo iyo Madaxda Dawlad Gobolleedyada maxaa xal ah ?

0 Visits: 749 | Wednesday September 05, 2018 - 23:46:49
Golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa shirkoodii ka furmay magaalada kismaajo waa shirkii saddexaad ee ay yeeshaan muda ka yar sanad. Intaa waxay ee daynayeen hogaanka villa somalia fadhiya. Shirkan oo uu marti geliyay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa madaxda dowlad-gobolleedyada…

Read More »

Labo Xaawa Taako (Tee sax ah?), Dib u Eegidda Taariikhda!!!.

0 Visits: 992 | Monday September 03, 2018 - 23:53:28
Qoraalku waa dheer yahay, laakin waxaan hubaa in wax badan oo kugu cusub ama si kale laguugu sheegay aad ka Aqrisan doontid. Dad badan ayaa igu yiri: Xaawa Taako wax ka qor, malaha wareerkaan ayey arkeen. Maxaad iigu sirteen!!!. Araar: Taariikhda dunida waxaa ku badan, Dhacdooyin, sheekooyin iyo shakhsiyaad…

Read More »

Dhageyso:-Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Iskaashiga Seddex Geesoodka Ah Ee Somalia , China Iyo Ethiopia

0 Visits: 603 | Monday September 03, 2018 - 23:03:20
Xilli Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ay ku sugan yihiin dalka Shiinaha iyagoo baadi goob ba'an ugu jira Maalgaashiga Soomaaliya iyo wadahadallo ku saabsan Xiriir dhinaca Iskaashiga Ganacsiga iyo dhaqaalaha ah oo ay la yeelanayaan dalka China iyo qaar ka…

Read More »

Waxaad Qarsato Waa Ku Qurun Sadaan. —-Qalinkii Dulyar

0 Visits: 707 | Monday September 03, 2018 - 08:52:41
Saakay waxaa ka dhacay Magaalada wixii ka dhici jiray oo ah Qarax, jugtiisana intii u dhaweyd iyo intii u dhega fududeyba waa la wada maqlay, waxa uu sababay qasaaro nafeed iyo mid hanti, weliba sida aan maqlay Masaajid & Arday dugsi Quraan iyo Macalimiin toodii ayaa waxyeelo ka soo gaartay, intii ku…

Read More »

LIISKA DADKII AGOSTO MUQDISHO LAGU DILAY

0 Visits: 859 | Saturday September 01, 2018 - 20:17:32
Inta laga tagay oo aad ogtahay kudar. ==================== 1-Aug 1, 2018, Waxaa Xaafada Faanoole oo ku taal degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho isku dilay wiil dhalin yaro ah oo lagu magacaabo Ismaaciilay waxaana la sheegay inuu qabay xanuun ku soo kaca oo dhimirka. 2- Aug 2, 2018, Maleeshiyaad ku…

Read More »

Doowladaaneey safaaradaha Soomaaliya wax ka qabo!

0 Visits: 681 | Friday August 31, 2018 - 22:34:59
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi aqristoow, danjireyaasha/safiirada Soomaaliya dunida ukala fadhiya, waxeey matalaan dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyeed. Waxaa waajibkoodu yahay, ineey danaha…

Read More »

Doorashada Guud ee 2020 [WARBIXIN]

0 Visits: 702 | Friday August 31, 2018 - 21:21:20
Dhibaato ku hortaalla haddii aad si uun isu diidsiineyso xal wanaagsan uma heli kartid. Keliya marka ugu horreysa ee aad adigu shakhsi ahaan isugu qirto in ay dhibaato jirto, adigana ay xal kaaga baahan tahay ayaad billaabi kartaa in aad deristo dhibaatada, si nadiif ahna uga fekerto xalkeeda. 2016…

Read More »