Maqaallo

Wariye Dulyar : "Maxaa Been Isdabataal…!

0 Visits: 802 | Tuesday April 02, 2019 - 23:47:11
MAXAA BEEN ISDARAAL.!! Xildhibaan dhul dowladeed dhacay baa ku doodaya Dalkaanu isla xisaabtan buu u baahan yahay.

Read More »

Qarax Baas (Darandoori) u dhacaa !!!!

0 Visits: 779 | Sunday March 31, 2019 - 00:44:42
Xabbado Baas u dhacaa, waa Soo aragnay, Qarax Baas u dhacaa ayaa nagu Cusub Usbuucaan (F.S: 1 & 2aad) Hore waxaa u jiri jiray, Qorrayga AK-47 oo Baas u dhacayo, Xabaddii dhacdaba qof ayaa Ku dhimanayay, Usbuucan waxaa nagu Cusub Qarax Baas u dhacayo. Majin Majin ayaa loo dhimanayay, Hadda Marduuf Marduuf,…

Read More »

3-kulli iyo 3-Qax (Maqaal Xiiso leh)

0 Visits: 1034 | Saturday March 30, 2019 - 01:44:45
Nin dhimashada aad u necbaa oo Xamar ilmahiisa Kala qaxayo ayaa lagu yiri: maxaad u qaxee?. Waxa uu yiri: Hadda Ka hor ayaa Nin anniga camal dhimashada neceb, waxa uu raadiyay qiil uu uga badbaadi Karo dhimashada. Waxa uu u tagay Culumo badan waxaana loo sheegay in ey dhimashadu waajib tahay oo Qur'aanku…

Read More »

Ar deegaan kasta wixii uu ku haboon yahay ha lagu maalgaliyo,Xafiis kastana Qofkii ku haboonaa ha loo dhiibo =Nasashada Jimcaha.Q-141aad=

0 Visits: 791 | Friday March 29, 2019 - 23:29:58
1- Qaran Dumis Qof ma noqon karo, "Qaran Dumis" Dowlad ayaa Noqon karto, Qofku wuxuu noqon karaa "Dowlad dumis"….Dariiqo dumis Xerta ma noqon karto, Dariiqo Dumis waxaa Noqon karo sheikh Xun, Xertu waxa ey noqon kartaa Mowlac dumis……Mooryaan ma noqon karto dhaqan dumis, Mooryaan…

Read More »

Al-Shabaab attacks SNA and AMISOM in Bula-marer

0 Visits: 835 | Friday March 29, 2019 - 23:12:00
Heavily armed al-Shabaab fighters on Wednesday night stormed the town from different directions prompting hours-long clashes with Somali army and al-Shabaab.

Read More »

Kenya plans end of 210,000 strong refugee camp near Somalia

0 Visits: 783 | Friday March 29, 2019 - 23:08:43
The United Nations refugee agency "is aware of the renewed call by the government of Kenya to close the camp," Dana Hughes, a UNHCR spokeswoman, said Thursday in emailed responses to questions. "Any refugee returns must be done on a voluntary and fully informed basis, in conditions of safety…

Read More »

Naaneysta, Magacaa Ka wanaagsan!!!.

0 Visits: 821 | Thursday March 28, 2019 - 01:46:12
Islaamku waxaa uu nafarayaa in aan la isagu yeerin Naaneysta aan wanaagsaneeyn. Somaliduna waxa ey mar mar dadka ugu yeeraan Magacyo iyo Naaneyo Cabsi galin Kara Cadawga sida : Guuleed, Xarbi, maroodi dibriye, Libaax San Ka taabte.iwm.

Read More »

Dhulkuna waa soo yaraana, Samaduna waa sii fidee.=Qur'aanka Fiiri.Q-14 aad=

0 Visits: 837 | Thursday March 28, 2019 - 01:36:40
Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda.

Read More »

Xirnaanshaha wadooyinka Muqdisho oo xal loo helay

0 Visits: 775 | Monday March 25, 2019 - 22:37:52
Xirnaanshaha waddooyinka xilliyada cayiman iyo jidadka qaar ee ka caagan socdaalka iyo marista gaadiidka kuwaas oo sababo jira loo xirtay, waxay gocasho iyo xusuus hore gelinaysaa shacabka ku dhaqan caasimadda Muqdisho kuwaas oo waqtiyo adag lasoo kulmay. Mar kasta oo aad isasoo taagto goob ka caagan…

Read More »

XAASKEYGA JANNADA WAA TUMA?!

0 Visits: 793 | Monday March 25, 2019 - 02:08:46
Waa Bilaal Ibnu Rabaaxa, wuxuu ahaa Nin aad u Cibaado jecel habeen ayuu Naftiisa la Sheekeystay, wuxuuna ku yiri:- Rabiyoow Xaaskayga Jannada waa tuma?. Habeenkii xigay ayuu Seexday isagoo Weyso qaba wuxuu ku Riyooday iyadoo lagu leeyahay Xaaskaaga jannadu waa Gabar Madow oo waxey joogtaa meesha la…

Read More »

Macali Dhayib "Ma jecli in aan warbaahinta ka hadlo laakin waxan qarsan waayey ayaa horteyda yaalla"

0 Visits: 794 | Sunday March 24, 2019 - 21:11:28
"Ma jecli in aan warbaahinta ka hadlo laakin waxan qarsan waayey ayaa horteyda yaalla" Tan iyo markii ay burburtay Dowladdii dhexe ee dalka, kooxda Alshabaab waa nidaamka kaliya ee ku xidideystay Magaalada Muqdisho iyo qeybo badan oo ka tirsan wadanka. Waxay ku milmeen oo ay ka mid noqdeen qeybaha…

Read More »

Siyaasi ma ihi, Qeybtii 2aad.

0 Visits: 830 | Saturday March 23, 2019 - 12:46:38
Safarkii Madaxweynaha Faransiiska ee Geeska Afrika. Siyaasadda cilmi ahaan uma baran, Xil siyaasadeedna ma qaban, waana sababta aan kuu leeyahay walaaloow i fahamsii. Wax aanan fahmin. Madaxweynaha Faransiisku waxa uu ku dhashay Amiens-France. December 21, 1977, waqtigii dagaalkii 77 ee Somalia & Itobiya,…

Read More »

Mushaarkii Ciidamadana , ma ogi. !!!!=Nasashada Jimcaha.Q-140-aad=

0 Visits: 783 | Friday March 22, 2019 - 21:40:47
1-Haweeney ayaa Ninkeeda tusisay, sawir Dad Barakacyaal ah oo aad u baahan, waxa ey ku tiri: Xabiibii in Dadkeenu sidaan u baahanyahay annana aan dharganahay, Aakhiro waa nalagu ciqaabayaa. Waxa ey tiri: Sawirku waa xero ku dhegan Dugsiga uu wiilkeenu wax ku barto, waxaana Arday kasta laga codsaday…

Read More »

Cilladdu ma Annagaa mise waa passport –ka!!!

0 Visits: 798 | Sunday March 17, 2019 - 23:40:43
Yaa yiri: macalin miskiin ah oo Mogadishu jooga passporkiisa kuma safri karo..Afartii sanno ee u dambeeysay waxaan tagay shanta wadan ee VETO-ga leh: Mareeykanka, Ruushka, Shiinaha,Ingriiska , Faransiiska iyo kuwa kale, melena iskama dhiibin toban cisho ka bandanna ma joogin ee dalkaan u soo noqon jiray.

Read More »

DP World Introduces New Cranes Ar Berbera Port

0 Visits: 816 | Saturday March 16, 2019 - 22:50:52
DP World Berbera has achieved another milestone for Somaliland, commissioning the first mobile harbour cranes (MHCs) at the Port of Berbera this month. The introduction of the MHCs is a landmark development by DP World Berbera, as the port will for the first time offer shoreside crane support, substantially…

Read More »

Ciyaalka Qurbaha!!! (Maqaal Xiiso Badan)

0 Visits: 839 | Saturday March 16, 2019 - 22:29:29
Maanta waxaan Ku faraxsanahay inay Balantii wada fuliyeen. Dhowr Sanno Ka hor ayaa Saaxiibadeey iigu yimideen Oslo- Norway, Baabuur ayeey igu geeyeen Stockholm- Sweden. (F.S:1aad) Waxa ey yiraahdeen Labada habeen ee aad Nala joogee waxaan Ku dajineeynaa Hotel. Waxaan Ku iri: Laba idinka mid ah Guryahooda…

Read More »

Warbixin:-Ciidamadu waa mushaar la'aan Xukuumadana waa is difaaceysaa

0 Visits: 755 | Saturday March 16, 2019 - 21:08:20
-Ciidamada Difaaca Soomaaliya waxaa la'aas aasay 12kii April 1960kii, Soomaalida markii ugu horeysay oo ay arkaan ciidamada xoogga dalka waxaa ay aheyd July 1, 1960-kii, xiligaas oo ay dalka ka dhigeen dabaaldegyo ku aadan xoriyadda iyagoo la wareegay amaanka dalka iyo dadka. Saraakiil sare oo ka…

Read More »

Nin ayaa yiri: Lacag badan ayaa Sanadkaan soo xarootay, Mushaar la'aanuna waa jirtaa.!!! =Nasashada Jimcaha. Q- 139aad=

0 Visits: 791 | Saturday March 16, 2019 - 00:11:03
1-Oday Geelle Salaad oo Reer Gaalkacyo ah ayaa Dallo Airway Xamar Ka raacay, intii Hawada lagu sii jiray ayuu istaag, kuna qeeyliyay Alloow Dayaarada Nala Soo rid, Dadkii ayaa Ku yiri: Maxaad noo Habaaree?. Waxa uu Ku yiri: Waa markii iigu horeeysay oo aan Dayaarad Raaco. Haddaan Gaalkacyo tago Odayaashii…

Read More »

1000 RUUX OO BIYAMAAL AH OO LA DILAY 2 MAALIN GUDAHOOD!!!

1 Visits: 844 | Friday March 15, 2019 - 23:50:09
Inkasta oo dad badani aaminsanyihiin in gobalka Sh/hoose uu weligii ahaa gobal nabadeed , haddana 100 kii sanno ee ugu dambeeysay wuxuu ahaa goob dagaal. Dabayaaqadii qarnigii 19-aad iyo bilowgii qarniga 20-aad deegaanka biyamaalka waxaa ka muuqanayay saxan saxo colaadeed, dagaaladii Lafoole ee Wacdaanka…

Read More »

Faataxada iigu Soo Aqriya !!!.

0 Visits: 807 | Wednesday March 13, 2019 - 22:52:30
Xanuun adag ayuu la il daran yahay. Walaalayaakoow, Faataxada iigu Soo Aqriya una duceeya, waa mid aan aad u jecalahay, inta haddana qalbigeeyga Ku jiro, waxaan jecelahay in aan arko isaga oo Ka bogsaday xanuunka hayo. Isbitaala badan ayaan geeynay, Dhakhatiir badan ayaa isku dayay in ey ogaadaan xanuunka…

Read More »