Sports News

AC Milan Oo Heshiis Lagaartay Zlatan Ibrahimovic

0 Visits: 38 | Wednesday November 21, 2018 - 22:13:55
Xidigan heerka caalami ee reer Sweden ayaa maalmihii u danbeeyay wada hadal kula jiray madaxda kooxda AC Milan isava oo kala xaajoonayay suurta galnimada uu ugu biiri karo kooxda San Siro. Ibrahimovic oo katirsan kooxda LA Galaxy ee dalka maraykanka ayaa dib ula midoobay kooxdiisi hore Milan, taas oo…

Read More »

Chelsea oo hal shardi ku xirtay in ay Manchester United kaga iibsato Anthony Martial!

0 Visits: 41 | Wednesday November 21, 2018 - 22:10:34
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa si aad ah u xiiseyneysa Anthony Martial, waxaana ay rajeynayaan in ay u dhaqaaqaan bisha January, haddii ay Manchester United diyaar u tahay in ay iibiso. Qandaraaska Martial waa mid sii idlaanaya dhammaadka xilli ciyaareedkan, waxaana uu hoos u dhigay dalab walba…

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqeysa laacib Kale oo Jarmal ah, haddii Pulisic lagu garaaco!

0 Visits: 30 | Monday November 19, 2018 - 23:56:00
Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa hadda loollan adag kala kulmeysa saxiixa laacibka Borussia Dortmund ee Chritsian Pulisic, kaasoo hadda saxiixiisa ay u cadcaddahay kooxda Chelsea. Sidaas darteed, haddii ay saxiixiisa ku guuldarreystaan, Reds waxa ay u dhaqaaqi doonaan laacibka khadka dhexe kaga…

Read More »

Falcao, Ibrahimovic iyo weeraryahannada kale ee bartilmaameedka u ah Real Madrid

0 Visits: 31 | Monday November 19, 2018 - 23:50:23
Iyadoo Real Madrid ay la dhibaatooneyso dhibaato dhanka weerarka ka heysata, maadaama kooxda aysan heysan gooldhaliye la isku halleyn karo, ayaa waxaa diiwaanka ciyaartoyda lala xiriirinayo ka mid noqday weeraryahanka kooxda AS Roma ee Ede Dzeko. Kullankii saaxiibtinnimo ee xalay dhex maray xulalka…

Read More »

Waddankee marti gelin doono kama dambeysta UEFA Nations League?

0 Visits: 29 | Sunday November 18, 2018 - 23:34:46
Dalka Portugal ayaa marti gelin doona kama dambeysta afarta xul ee tartanka UEFA Nations League bisha June ee sanadd 2019, xilligaas oo uu tartanka yeellan doono xulka ku guuleystay. Waxa ay durba xaqiijiyeen in ay ka mid yihiin afarta xul ee ciyaari doonta kama dambeysta iyagoo kaalinta koowaad kaga…

Read More »

UEFA NATIONS LEAGUE: Sida loo kala hooggaaminayo Group-yada League A

0 Visits: 27 | Sunday November 18, 2018 - 21:55:29
Ka dib natiijadii xalay ee 0-0 ahayd kullankii dhexmaray Italy iyo Portugal, waxaan saakay isla eegi doonnaa sida hadda xaalku yahay, xulalka carbuuntay booskooda kama dambeysta tartanka afarta isugu soo hareysa, xulalka ka haray League A iyo kuwa xaaladdooda aysan dhinacna u dhicin. Waxa aynu diiradda…

Read More »

Maxaa Kajira Wararka Sheegaya In Chelsea Ay Liverpool Kaga Adkaatay Saxiixa Christian Pulisic.?

0 Visits: 26 | Sunday November 18, 2018 - 00:03:32
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha Garmalka kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa u muuqata mid ku guulaysatay saxiixa Christian Pulisic.

Read More »

Maxay kusoo idlaadeen kullamadii UEFA Nations League, gaar ahaan League A, iyo kullamadii kale ee saaxiibtinnimo ee xalay la ciyaaray?

0 Visits: 27 | Saturday November 17, 2018 - 23:38:13
Waxaa xalay la ciyaaray kullamo ka tirsan tartanka UEFA Nations League-ga, iyadoo xulka Netherlands uu garaacay France. Waxaan muhiimadda siineynaa League A Group-yadiisa oo xalay hal kullan laga ciyaaray waxaana kullankaasi uu ka tirsanaa Group 1. Waxaa foodda is daray xulalka kala ah Netherlands iyo…

Read More »

Chelsea oo qarka u saarran in ay Liverpool ku garaacdo saxiixeeda ugu horreeya bisha January!

0 Visits: 21 | Saturday November 17, 2018 - 23:29:12
Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska waxa ay sheegayaan in kooxda Chelsea ay u muuqato mid ka taqallustay kooxaha Liverpool iyo Tottenham oo hadda ay kaga dhowdaya hardanka loogu jiro Christian Pulisic. Laacibka u dhashay dalweynaha USA ayaa kullankii England ay xulkiisa la ciyaarreen waxa uu soo bandhigay…

Read More »

VAR oo loo isticmaali doono Premier League-ga

0 Visits: 23 | Friday November 16, 2018 - 23:18:26
Waxaa lagu soo warramayaa in aaladda garsoorka caawisa ee Video Assistant Referee loo isticmaali doono horyaalka Premier League-ga. Dhammaan kooxaha ka dhisan horyaala Ingiriiska ayaa u codeeyay in xilli ciyaareedka dambe.

Read More »

Sawirka Cristaino Ronaldo Oo Uu Ka Soo Garab Muuqday Giorgio Chiellini

0 Visits: 22 | Friday November 16, 2018 - 23:13:40
Cristiano Ronaldo ayaa door muhiim ah ka soo ciyaaray guushii ugu danbaysay ee ay kooxdiisa Juventus ka gaadhay AC Milan laakiin sawirka Cristiano Ronaldo ee kadib kulankii AC Milan ayaa baraha bulshada qabsaday kadib markii si lama filaan ah oo layaableh loo arkayGiorgio Chiellini oo gabi ahaanba qaawan…

Read More »

AKHRISO: Maxuu ka yiri R/W Kheyre ciyaarta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ?

0 Visits: 29 | Wednesday November 14, 2018 - 19:35:36
Ra'iisulwasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay xulka kubadda cagta dalkeenna ee Xiddigaha Badweynta oo la cayaari doona Dhiggooda Ethiopia. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter,ayuu ra'iisulwasaare Kheyre ku yiri 'Waxaan guul u rajeynayaa xulkeenna kubbadda cagta…

Read More »

AKHRISO: Maxay kusoo dhamaatay Ciyaartii xulalka Soomaaliya iyo Itoobiya

0 Visits: 23 | Wednesday November 14, 2018 - 19:28:00
Ethiopia ayaa ku guuleysatay 4-0 ciyaar ka tirsaneyd isreebreebka Olympics U-23 oo ka dhacday Addis Ababa. Xulka martida ahaa ayaa ku bilaawday qaab ciyaareed xun, taasoo keentay in labo gool lagu nasiyo qeybtii hore.

Read More »

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

0 Visits: 22 | Wednesday November 14, 2018 - 09:44:30
Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa kulan casho sharaf ahaa u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa. Waxa ay isku diyaarinayaan isreeb-reebka Ciyaaraha Olombikada oo lugta hore ay la ballansan yihiin Xulka Itoobiya.

Read More »

Ronald Koeman oo Barcelona geliyay Rajo ku aaddan Matthijs de Ligt inay helaan!

0 Visits: 20 | Tuesday November 13, 2018 - 21:30:24
Waxaa dhowaanahan kooxo badan oo ay ugu horreyso Barcelona bartilmaameed u ahaa laacibka difaaca uga ciyaara kooxda Ajax ee Matthijs de Ligt. Blaugrana ayaa difaacan si xoog leh loola xiriiriyay, walow Juventus iyo kooxo kale ay daneynayaan saxiixiisa, haddana Barcelona ayaa loo arkaa inay tahay kooxda…

Read More »

Khabiirka BBC Sport Ee Garth Crooks Oo Soo Xushay Shaxda Kooxda Todobaadka Premier League

0 Visits: 34 | Tuesday November 13, 2018 - 21:11:34
Waa markale iyo kulamadii 12 aad ee Premier League iyo xulashada shaxda kooxda Premier League ugu fiican ee khabiirka BBC Sport eeGarth Crooks kaas oo xili ciyaareedka oo dhan soo diyaariya todobaad kasta kooxda ugu fiican ee uu ka sameeyo 11 ka xidig ee ugu bandhiga fiicnaada horyaalka Premier league.

Read More »

Man United Oo Guul Soo Laabasho Layaableh Ka Soo Gaartay Juventus

0 Visits: 42 | Thursday November 08, 2018 - 09:09:04
Manchester United ayaa guul soo laabasho aan la rumaysan karin oo cajiib ah ka soo gaadhay Juventus oo ilaa daqiiqadii 86 aad intii la soo gaadhayay hogaanka ciyaarta ku haysay gool uu Ronaldo u dhaliyay laakiin Juan Mata oo badal ciyaarta ku soo galay ayaa dhiiro galiye u noqtay United isaga oo goolka…

Read More »

Luis Enrique Oo Markii Ugu Horreysay U Jawaabay Jorda Alba iyo Gerard Pique

0 Visits: 64 | Wednesday November 07, 2018 - 20:04:40
Tababaraha xulka qaranka Spain,Luis Enrique ayaa ka jawaabay hadallo uga yimid xiddiga Barcelona ee Jordi Alba iyo Gerard Pique oo ku saabsanaa sababta uu difaaca bidix ee Barca uga reebay xulka qaranka Spain oo aanu hal mar kusoo darin tan iyo intii loo magacaabay. Alba ayaa ciyaartii El Clasico ee…

Read More »

Maxay biladaan uga dhigantahay Cabdikariin iyo guud ahaanba Soomaalida?

0 Visits: 42 | Tuesday November 06, 2018 - 10:15:37
Magaalada Suweeto ee dalka koonfur Afrika, oo shalay lagu qabtay tartanka cayaaraha maaratoonka kaas oo ay ka qeeyb galeen cayaartooy ka kala socotay daafaha dunida waxaana ka mid ahaa cabdikariin maxamed nuur oo ah wiil soomaaliyeed oo gabagabdii tartanka abaalmarin la gudoonsiiyay.

Read More »

Ronaldo oo ganaax la yaab leh la kulmaya

0 Visits: 36 | Monday November 05, 2018 - 23:51:30
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta ee Juventus, Cristiano Ronaldo ayaa laga ganaaxay inuu tuuro laadad xor ah oo cayiman. Ronaldo ayaa kusoo bilaabanaya kullanka habeenka Arbacada ay ciyaari doonaan kooxaha Juventus iyo United, xilli uu ka hortagi doono kooxdiisii hore mar kale.

Read More »