Ciyaaryahan reer Tunisia ah oo dab is-qabadsiiyay.

0
Saturday April 15, 2023 - 13:36:11 in Wararka by
  • Visits: 1397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahan reer Tunisia ah oo dab is-qabadsiiyay.

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

waxaa uu ka cabanayay isaga iyo dibadbaxayaal kale "cadaalad darada booliiska”, sida ay sheegeen qoyskiisa.

Muuqaal la soo dhigay internet-ka ayaa la arkayay isaga oo ku qeylinaya in lagu eedeeyay argagixisanimo ka dib markii ay isku dhaceen mid ka mid ah dadka iibiya khudaarta.

Qoraal kale oo uu soo dhigay ayuu ku sheegay in uu isku xukumay "Dhimasho isaga oo is gubaya”.

Aaskiisa ayaa waxaa uu isu badalay dibadbaxyo caro wata oo ka dhacay Jimcihii magaalada uu ku dhashay ee Haffouz, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.

Nizar Issaoui ayaa ahaa 35 jir.

 

Ficilkiisu waxa uu ahaa mid dadka dalkaasi dib u xusuusinaya mudaaharaadkii 2010-kii kaasi oo ka bilaabmay kadib marki uu dab is qabadsiiyay Maxamed Bouazizi .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip