Ronaldo oo ku soo baxay gool dhige cajiib ah & Booska ay hadda ku jiraan (Daawo)

1
Saturday February 18, 2023 - 15:50:09 in Wararka by
  • Visits: 1768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo ku soo baxay gool dhige cajiib ah & Booska ay hadda ku jiraan (Daawo)

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Inkasta oo uu dhaliyey 5 gool labadii kulan ee ugu dambeeyey, xiddigga shanta jeer ku guulaysteyBallon d’Orayaa awoodi waayey in uu shabaqa soo taabto kulankan, laakiin waxa uu muujiyey aragti yaab leh oo uu kaad dhex tuur ah kaga dhex bixiyey difaaca Wolves.

Baaskiisa waxaa helay Abdulrahman Ghareeb, kaasoo maray goolhayaha, si uu ciyaarta kaga dhigo dhigay 1-0.

Ronaldo ayaa markii uu dhowr jeer tijaabiyey goolhayaha Al-Taawoun, waxaana xusid mudan inuu baasay kubad qurux badan oo uu si aan anaaniyad lagu arag uu ugu dhiibey Abdullah Madu kaasoo shabaqa ku hubsaday goolkii labaad.

Guushan ayaa Al-Nassr ka dhigaysa inay ku dhibco yihiin hoggaanka Horyaalka Sacuudiga ee Al-Itixaad, kuwaasoo 3-0 ku garaacay Ettifaq Khamiistii.



Halkan hoose ka daawo….


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip