Maalqabeen Nigeria u dhashay oo ku dhow iibsashadaSheffield United.

1
Monday February 06, 2023 - 14:41:26 in Wararka by
  • Visits: 1528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalqabeen Nigeria u dhashay oo ku dhow iibsashadaSheffield United.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

BBC-da ayaa ilo xogogaal ah ka ogaatay in mulkiilaha kooxda, muwaadinka Sucuudiyaanka ah, ee Amiir Abdullah, uu wada hadaladii ugu dambeeyay la yeelanayo maal-gashadayaasha reer Nigeria, taasoo la xiriirta iibka kooxda.

Dizo Mamoboussi, oo ah aasaasaha iyo maamulaha shirkadda teknolojiyadda ee Tingo, ayaa ku dhawaaday inuu iibsado kooxda kubadda cagta Yorkshire.

Sddeed bilood ka hor, ayaa ganacsade Mareykan ah, oo la yiraahdo Henry Morris, uu ku guul dareystay inuu iibsado kooxda.

Ninkan u dhashay dalka Nigeria, oo leh shirkad ku shaqaysa farsamada iyo maaliyadda, ayaa hantidiisa lagu qiyaasay 7.6 bilyan oo Doolar.

43-jirkan Afrikaan ah ee ka ganacsada teknolojiyadda, ayaa kooxda ku yeelan kara 108 milyan oo Doolar, haddii uu oggolaansho ka helo milkiilaha iyo agaasimaha kooxda Sheffield United



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip