RASMI: Leo Messi oo hantay Abaalmarinta Xiddigga ugu Fiican FIFA 2022.

0
Tuesday February 28, 2023 - 21:40:15 in Wararka by
  • Visits: 1667
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Leo Messi oo hantay Abaalmarinta Xiddigga ugu Fiican FIFA 2022.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

 

Waxaa abaalmarinaha loo kala helay sidatan:

Macallinka Sanadka waxaa qaatay:Lionel Scaloni oo ahaa Macallinka Argentina ee hantay KA2022.

Ciyaar wanaagga waxaa ku guulaystey:Luka Lokoshvilli

Taageerayaashii ugu wanaagsanaa waxaa qaatay:Taageerayaasha Argentina

Kooxda Sanadka ee FIFPRO World XI

Kooxda 2022 FIFA World XI:Courtois; Hakimi, Van Dijk, Cancelo; De Bruyne, Casemiro, Modrić; Messi, Benzema, Haaland, Mbappé.

Xiddigga Sanadka:Lionel Messi, waa abaalmarintii 77-aad ee uu Messi qaato marka la isku daro dhammaanba guulihiisa.

Goolwalaha Sanadka:Emi Martínez

Macallinka Sanadka:Lionel Scaloni
Taageerayaasha Sanadka:Argentina fans
Ciyaar Wanaagga:Luka Lochoshvili
Goolka ugu fiican ee Puskas:Marcin Oleksy
Gabadha Sanadka:Alexia Putellas

Macallimadda Sanadka:Sarina Wiegman

Goolwalaha Sanadka ee Gabdhaha:Mary Earps.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip