C/fataax Xasan Afrax oo loo doortay Hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle

0
Saturday October 24, 2026 - 17:14:16 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/fataax Xasan Afrax oo loo doortay Hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Mudane Cabdifataax Xasan Afrax ayaa ku guuleystay xilka Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee shanta sano ee soo socota, kaddib markii uu helay 79 cod.

Doorashada waxaa codeeyay 97 xubnood, waxaana xumaaday 2 cod. Musharrax Cabdifataax Baashi Maxamed ayaa helay 16 cod.May be an image of newsroom and text



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip