Wararka

Baarlamaanka Galmudug oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirada

0 Visits: 927 | Monday August 31, 2015 - 12:56:53
Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Golaha Wasiirada Galmudug oo Habeenkii Sabtida soo galaysay ku dhawaaqay Madaxweyne Guuleed.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Somaliya oo xarumo ka furanaysa dhulka cusub ee Al Shabaab laga saaray

0 Visits: 989 | Monday August 31, 2015 - 12:32:34
Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad Ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Shuute, ayaa sheegay Maxkamaddu inay xarumo ka furanayso goobihii dhawaan laga saaray Ururka Al Shabaab. Gudoomiyaha, ayaa sheegay inay taggi doonaan Gobolada Koonfurta & Hiiraan, iyadoona uu qasdigu yahay in la gaarsiiyo Maxkamadda…

Read More »

Ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM oo mar kale la wareegay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan

0 Visits: 1084 | Monday August 31, 2015 - 12:27:05
Ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowgga Africa AMISOM ayaa mar kale la wareegay gacan ku heynta deega Halgan, kaddib markii ay halkaa isaga baxeen xoogagga Al-shabaab oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa.

Read More »

Dhacdo layaab leh: Qoys Somaliyeed oo aas u sameeyay bisad shil ku dhimatay

0 Visits: 1147 | Monday August 31, 2015 - 12:14:52
Qoyskan Somaliyeed oo degan Magaalada London, ayaa aas u sameeyay bisad rabaayad u ahayd, ka gadaal markii shil baabuur ay ku dhimatay. Qoyskan, ayaa waxaa xiriir la soo sameeyay Booliska, iyagoona ku wargeliyay in shil baabuur ay ku dhimatay bisadoodii, isla-markaana la dhigay isbitaalka xanaanada…

Read More »

Odayaasha reer Guriceel oo dhaliilay Maamulka Galmudug

0 Visits: 882 | Monday August 31, 2015 - 11:55:12
Ka dib kulan ay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ay ku yeesheen Odayaasha kasoo jeeda Magaalada Guriceel, ayaa waxa ay ku dhaliileen Maamulka Galmudug ee fadhigiisa uu yahay Magaalada Cadaado ee Gobolkaasi.

Read More »

10 nin oo Shabaabnimo loo haysto oo lagu xiray Degmada Afgooye

0 Visits: 868 | Monday August 31, 2015 - 11:50:15
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose, ciidamada Dowladda Federaalka Somalia, howlgal ay ka sameeyeen Magaalada Afgooye ayaa waxaa lagu soo qabtay dad looga shakiyay inay Al Shabaab xiriir la leeyihiin.

Read More »

Xiisad maanta ka jirta Deegaanka Halgan, Shabaab oo isaga baxay iyo Ciidamada Huwanta oo kulaalaaya

0 Visits: 857 | Monday August 31, 2015 - 11:43:45
Xiisad dagaal ayaa maanta ka taagan deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan, iyadoo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ay ku dhaw yihiin deegaankaan.

Read More »

Cusmaan Joon oo loo magacaabay Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga

0 Visits: 882 | Monday August 31, 2015 - 10:47:31
Cusmaan Maxamed Gacal (Cusmaan Joon) ayaa loo magacaabay Qunsulka Guud ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga, iyadoo magacaabistiisa ay soo dhoweeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Talyaaniga

Read More »

Meydadka saddex ruux oo saaka lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha

0 Visits: 870 | Monday August 31, 2015 - 10:43:00
Meydadka saddex ruux oo dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha, kuwaasoo jirkooda ay rasaas ka muuqato, iyadoo dadka deegaanka ay argagax iyo cabsi ku abuureen meydadkan.

Read More »

Deeq lacadeed oo soo dhiibtay Hey'adda Rory Peck Trust oo la guddoonsiiyay Wariye Mucaawiye

0 Visits: 878 | Monday August 31, 2015 - 10:39:16
Guddoomiyaha Dalladda Suxufiyiinta Madaxa Bannaan ee Somalia (SIMHA) Xasan Cali Geesey ayaa maanta Xafiiskiisa kaalmo lacageed ku guddoonsiiyey Wariye Mucaawiye Axmed Muudeey, kaasoo bishii February 27-dii ku dhaawacmay Deegaanka Lambar Konton ee Gobalka Sh/hoose.

Read More »

WAA WARAR WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 31-KA AGOOSTO 2015-KA

0 Visits: 957 | Monday August 31, 2015 - 10:31:50
MADAXWEYNE XASAN OO LA KULMAY DHAXAL SUGAHA IMAARAADKA CARABTA Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxa muud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka heley Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa kulan la qaatay dhaxal sugaha…

Read More »

R/wasaare Cumar Cabdrashiid oo gaaray magaalada Kismaayo.

0 Visits: 880 | Sunday August 30, 2015 - 17:06:05
R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaara

Read More »

C/Qaasim Salaad: "Ma jirto wax iska bedelay xilligii KMG-nimada, Soomaaliyana uma bisla bisla nidaam Federaal ah" [Wareysi]

0 Visits: 885 | Sunday August 30, 2015 - 12:44:33
Madaxweyniha Dowladdii Carte ee lagu dhisay shirka Jabuuti ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay xaaladda wadanka, isagoona sheegay in Soomaaliya ay ku dhacday masiibo xagga Rabbi uga timid, taasi oo ka soo bilaabatay xukuumadii milateriga Maxamed Siyaad ilaa iyo maanta.

Read More »

Munaasabad loogaga dhowaaqayo xal laga gaaray khilaaf u dhexeeya labo beel oo ka socota Warshiiq

0 Visits: 867 | Sunday August 30, 2015 - 12:41:27
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo loogaga dhowaaqayo heshiis laga gaaray khilaaf soo kala dhex galay beelo dega deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay ka socotaa degmada Warshiiq ee gobolka Sh/dhexe

Read More »

Naafada degen Isbitaal Martini oo ka codsaday dowlada in aan laga rarin isbitaalka

0 Visits: 879 | Sunday August 30, 2015 - 12:25:03
Ciidamadii ku naafoobay dagaalkii 1977dii kuna nool qeybo ka mid ah Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday dowlada Federalka in aan laga rarin halka ay degen yihiin maadaama sanooyin badan ay ku noolaayeen.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AXAD 30-KA AGOOSTO 2015-KA

0 Visits: 949 | Sunday August 30, 2015 - 10:51:11
MADAXWEYNAHA SOMALIA IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO SHALAY U DHOOFAY IMAARAADKA CARABTA Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu Horkacayo ayaa shalay u dhoofay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ka dib martiqaad uu ka helay Amiirka Waddankaas. Wafdiga Xasan Sheekh ayaa waxaa ka mid ah…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH sabti 29-KA AGOOSTO 2015-KA

0 Visits: 1276 | Saturday August 29, 2015 - 09:01:59
Golaha Wasiirada oo Khamiistii ka doo day qodobada lagu xusay mooshinka Madaxweynaha

Read More »

Saddex wiil iyo gabar Soomaali ah oo ku dhintay Saxaraha u dhaxeeya Suudaan iyo Masar

0 Visits: 1428 | Thursday August 27, 2015 - 20:24:35
Dhalinyaradan, ayaa ka mid ahayd 24 qof oo ka amba baxay Magaalada Khartoum Ee Wadanka Suudaan, safarkooduna uu ku wajahnaa Xarunta Wadanka Masar Ee Magaalada Qaahira.

Read More »

Digniin laga soo saaray khatarta ka soo socota dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

0 Visits: 949 | Thursday August 27, 2015 - 20:10:35
War ka soo baxay dowladda Tel Aviv ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta Israa'iil u dhalatay looga digayo dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, waxaana warkaasi looga hadlay isla markaana lagu faah faahiyay sababta digniintaan loo soo saaray.

Read More »

Musharax Faadumo Cali Madar oo u Tartameysa Kursiga Golaha Deegaanka Oslo ee Dalka Norway

0 Visits: 971 | Thursday August 27, 2015 - 19:50:50
14 September 2015 waxa Dalka Norway ka dhacaysa doorashadii golaha Deegaan, waxa si aad ah uga dhex muuqda Faadumo Cali Madar oo Gabadha keli ah ee Soomaliyeed ee ka Sharaxan Xisbiga Shaqaalaha.

Read More »