Wararka

Guddigga Maareynta dhaqaalaha loogu talagalay Fatahaadda oo la magacaabay

0 Visits: 244 | Saturday November 16, 2019 - 15:35:27
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay guddiga sida uu sheegay maareyn doona dhaqaalaha loogu talagalay dadka ay Fatahaadu saameysay.

Read More »

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulankoodii caadiga ahaa ku yaalanaya Muqdisho

0 Visits: 255 | Saturday November 16, 2019 - 15:27:04
Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka waxaa uu ayaa ah Akhrinta koowaad Hindise Sharciyeedka Daawada, Akhtinta 1aad Xisaab Xirka 2018 iyo Akhtinta 2aad Hindise Sharciyeedka Naqshadaynta Magaalooyinka.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Magaalada Dooxa Ee Dalka Qatar

0 Visits: 248 | Saturday November 16, 2019 - 15:06:47
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudaneXasan Cali Khayreiyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa mas'uuliyiinta dowladda Qatar la yeelanaya kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal iyo…

Read More »

khriso:-Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub

0 Visits: 380 | Saturday November 16, 2019 - 14:59:03
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxaa lagu Magacaabay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya. Taliye Cabdi Xasan Xijaar ayaa Magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Akadeemiyada, Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Laanta Miina Baarista.…

Read More »

Dowladda Federaalka Oo Soo Saartay Warbixinta Sicirka Suuqyada Dalka

0 Visits: 281 | Saturday November 16, 2019 - 14:51:09
Wasaaradda Qorshaynta iyo maalgashiga ayaa soo saartay warbixinta sicirka suuqa ee October iyo September 2019,taas oo qeyb ka ah warbixinta bilaha ee sicirka suuqyada dalka. Dhammaan Tusaha Sicirka Badeecadaha (TSB) bisha October 2019 ayaa noqday 116.25, marka la barbardhigo 116.07 ee bishii September…

Read More »

Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka 2-Aad Ee K/Galbeed Oo Bilaabaneysa

0 Visits: 252 | Saturday November 16, 2019 - 14:46:15
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo Howlo shaqo ujoogay Baydhabo ayaa Maanta dib ugu laabtey Magaalada Muqdisho, wuxuna garoonka Diyaaradaha Baydhabo ka sii sagootiyay Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Cabduqaadir Shariif Sheekhuna…

Read More »

Golaha Ammaanka Ee QM Oo Kordhiyay Cunaqabateynta Hubka Ee Saaran Somalia

0 Visits: 254 | Saturday November 16, 2019 - 09:37:26
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kordhiyay Cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya, kadib markii xasaasi ah ay kulan ku yeesheen Magaalada New Your ee dalka Mareykanka. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa dood dheer, kadib kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya muddo sanad…

Read More »

Guddiga Maareynta Deeqaha Lacagta Ee Fatahaada Baladweyne Oo La Magacaabay

0 Visits: 264 | Saturday November 16, 2019 - 09:36:00
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Guddiga Maareynta Deeqaha Lacagta ee Fatahaada Magaalada Beledweyne iyo deegaanada Hirshabeelle. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 15-xubnood, waxaana ay isugu jiraan…

Read More »

Duqa Muqdisho Oo Sheegay In La Qabtay Agaasime Rabay Inuu Is Qarxiyo

0 Visits: 281 | Saturday November 16, 2019 - 09:34:36
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa shaaaca ka qaaday inta uu xilka haayo in hay'addaha Sirdoonka dowladda Federaalka ay gacanta ku dhigeen Agaasime ka tirsan Gobolka Banaadir oo doonayay inuu is qarxiyo. Duqa Muqdisho oo ku sugan dalka Koonfur Afrika,…

Read More »

HALKAA KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA NOVEMBAR 2019-KA

0 Visits: 530 | Saturday November 16, 2019 - 09:28:20
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY Madaxaweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo iyo wafdigii kala qeyb galay Shirka Dadweynaha iyo Horumarinta ee Nayrobi ay aa Shalay dib ugu soo laabtay dalka.

Read More »

Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya

0 Visits: 247 | Friday November 15, 2019 - 21:47:40
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ee ahaa in la furo baaritaan lagu sameeyo danbiyo laga galay dadka laga tira badan yahay ee Muslimiinta ah ee Rohingya ha loo yaqaan ee dalkaasi Myanmar. Maxkamadda ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay…

Read More »

Danjiraha Soomaaliya ee Itoobiya oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

0 Visits: 233 | Friday November 15, 2019 - 21:45:42
Kadib munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada Magaalada Addis-abab ee caasimadda Dalka Itoobiya ayaa warqadaha aqoonsiga Safiirnimo loogu guddoomay danjiraha dowladda Soomaaliya ay u magacowday dalka Itoobiya Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey. Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle -work Zewde ayaa…

Read More »

Sawiro:-Wasiir Goodax Barre oo la kulmay dhigiisa Koonfur Afrika

0 Visits: 271 | Friday November 15, 2019 - 21:41:45
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddha iyo Tacliinta ee xumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Gooda Barre ayaa maanta kulan laqaatay wasiirka Waxbarashada, Seyniska iyo Tiknoolajiayada ee dalka South Africa. Labada masuul ayaa kawada hadlay xaajinta xariirka labadal,iskaashiga Horumarinta waxbarashada…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo beenisay hadal ka soo yeeray Kenya oo la xiriiray heshiiskii labada madaxweyne

0 Visits: 232 | Friday November 15, 2019 - 19:26:33
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay hadalka ka soo yeeray Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibedda Kenya Monica Juma oo sheegtay in labada madaxweyne ku heshiiyeen in Kiiska Badda lagu dhameeyo qaab wada-ogol ah oo labada dal isku raacsan yihiin. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Cawad…

Read More »

Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari

0 Visits: 289 | Friday November 15, 2019 - 19:25:02
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaal culus oo ciidamada Puntland iyo Ururka Al-shabaab ku dhaxmaray deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari. Dagaalkan ayaa dhacay kaddib markii xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab weerar loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ku qaadeen saldhig ciidanka Puntland at ku leeyihiin…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Wasiirrada Gaadiidka Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay Masar

0 Visits: 257 | Friday November 15, 2019 - 19:23:34
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar), ayaa Magaalada Elexandria ee Dalka Masar kaga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaadiidka Dowladaha Carabta.Shirkan oo ahaa mid ay Sanadkiiba mar yeeshaan Wasiirrada Gaadiidka ee Waddamada ku jira Jaamacadda…

Read More »

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Galmudug

0 Visits: 324 | Friday November 15, 2019 - 19:21:34
Taliyaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee qeybta 21aad cabdi Casiis Cabdullaahi Qooje ayaa sheegay in dhawaan deegaannada Galmudug uu ka bilaabanayo dagaal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo looga saarayo deegaannada ay kaga sugan yihiin labada Gobo lee Mudug & Galgaduud. Waxaa uu sheegay taliyaha in deegaannada…

Read More »

Rudy Giuliani oo baaritaan lagu billaabay

0 Visits: 239 | Friday November 15, 2019 - 19:20:13
Dacwad oogayaasha federaalka Mareykanka ayaa furay baaritaan lagu sameynayo Rudy Giuliani, oo ah qareen shakhsiga ee madaxweyne Donald Trump, waxaa sidaas werisay warbaahinta Bloomberg. Dacwad oogayaasha ayaa baaraya suurta-galnimada ah in Giuliani uu sameeyey xadgudubyo maaliyadeed iyo inuu ku guul-darreystay…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 202 | Friday November 15, 2019 - 19:17:38
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii kala qeyb galay Shirka Dadweynaha iyo Horumarinta ee Nayroobi ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa Nayroobi waxa uu kulan doceedyo la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda…

Read More »

DFS oo War kasoo saartay siyaasadda aqoonsiga & diiwaangelinta Dadweynaha

0 Visits: 217 | Friday November 15, 2019 - 19:14:49
Marka ay caddaatay in ay: Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ku tilaabsatay isbeddelo ay ku abuureyso xasilooni, horumar dhaqaale iyo mid bulsho ee waara; Xiriirka iyo kalsoonida shacabka iyo xukuumaddu ay udub-dhexaad u yihiin dawladnimada. Xiriirka iyo kalsoonidu ay keenaan wada-shaqeyn, amni,…

Read More »