Wararka

Diyaarad Muqdisho keentay Soomaali ku xayirnaa Turkiga

0 Visits: 232 | Sunday April 26, 2020 - 21:43:17
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa xalay kasoo degtay Diyaaradda Turkish Airways taas oo keentay dad ku xayirnaa Gudaha dalkaasi Turkiga,kadib markii la hakiyey duulimaadyadii Caalamiga ahaa. Diyaaradda ayaa keentay dad tiro ahaan lagu sheegay 58 qof oo ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha…

Read More »

Dad Isku qoys ahaa oo ku dhintay Hoobiyeyaal ku dhacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

0 Visits: 250 | Sunday April 26, 2020 - 21:15:31
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa waxaa ay saaka kusoo dhaceen xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir,kuwaas oo la sheegay inay geysteen khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Goobjoogayaal ayaa Risaala waxaa ay u sheegeen in Hoobiyeyaasha ay ku dhaceen Xero Geella lagu Xareeyo oo ku taalla Xaafada…

Read More »

Cabsi la xiriirta fatahaad oo ka taagan Beledweyne

0 Visits: 226 | Sunday April 26, 2020 - 21:13:46
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay cabai ku saabsan fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle. Dadka ku nool Magaalada Beledweyne qaarkood ayaa Risaala waxaa ay u sheegeen in Keliga Waraabe ee Baladweyne uu Biyo badan…

Read More »

Thaabit Cabdi"Waa nasiib darro in askartii wax badbaadin lahaa wax dilaan"

0 Visits: 214 | Sunday April 26, 2020 - 21:10:53
Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadley dadkii rayidka ahaa ee Askari ka tirsan Ciidanka Booliska uu Muqdisho ku dilay. Qoraal dheer uu soo saaray Thaabit Cabdi ayuu eheladooda uga tacsiyadeeyey dadkii la dilay,waxaana uu nasiib…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-4-2020

0 Visits: 279 | Sunday April 26, 2020 - 10:19:02
Kheyre oo Kuwait kala hadlay taageera da Xakameynta Covid 19 R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Habeen hore kulan dhanka qadka ah la yeeshay dhigiisa dalka Kuweyt. Kulanka ayaa looga hadlay Iskaashiga 2da dal, sidoo kale sidii dowladda Kuweyt ay Soomaaliya u ga taageeri laheyd dadaallada…

Read More »

Tirada dadka u geeriyooday Coronavirus oo kordhay iyo 390 ruux oo la il daran

0 Visits: 297 | Saturday April 25, 2020 - 21:32:10
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19. Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 62 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 390 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus. Sidoo kale waxaa jirta…

Read More »

Dadka u dhintay Cudurka Corona Virus oo gaartay 197,000 oo qof

0 Visits: 248 | Saturday April 25, 2020 - 21:28:22
Tirada kiisaska COVID-19 ee caalamka oo dhan ayaa sii kordheysa taasi oo haatan dhaaftay 2,800,000 oo qof, iyadoo dadka cudurkan u geeriyooday ay ka badan yihiin 197,000 oo qof. Waxaa sii kordhaya kiisaska cudurka Coronavirus markab kuwa dalxiiska ah oo laga leeyahay Talyaaniga, kaasi oo ku sugan xeebaha…

Read More »

Sacuudi Carabiya oo joojineysa ciqaabta karbaashka

0 Visits: 268 | Saturday April 25, 2020 - 21:23:58
Sacuudi Carabiya ayaa meesha ka saareyso ciqaabta karbaashka sida laga soo xigtay dukumiinti sharci ah oo ay heleen warbaahinta. Maxkamadda ugu sarreyso dalkaasi boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegeysa in karbaashka lagu baddali doono xabsi ama ganaax. Dukumiintiga ayaa waxaa ku qoran in tallaabadani…

Read More »

Taliyaha Booliska oo ku dhawaaqay Go'aamo cusub oo ku saabsan bandowga Saaran Muqdisho

0 Visits: 252 | Saturday April 25, 2020 - 21:21:39
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa ku dhawaaqay go'aamo cusub oo ku saabsan Bandowga Saaran Caasimadda. Taliyaha ayaa sheegay in uu xilka ka qaaday taliyihii Saldhiga Ciidanka Booliska degmada Boondheere oo xalay dad Shacab ah Ciidanka uu xukumaa degmada Boondheere ay…

Read More »

66 Xildhibaan oo Mooshin ka keenay Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle

0 Visits: 270 | Saturday April 25, 2020 - 21:19:36
66 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa Mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Sheekh Cismaan Barre Maxamed. Gudoomiyaha baarlamaanka ayay ku eedeeyeen ku takfal Awoodeeda iyo in uu sidoo kale ku fashilmay qabsoomida kulamada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle. Waxa…

Read More »

Wabiga Jubba oo ku fatahay tuulooyin hoos yimaada degmada Baardheere

0 Visits: 232 | Saturday April 25, 2020 - 21:18:15
In ka badan 5600 oo qoys oo noloshooda ay ku tiirsaneed wax soo saarka beeraha ayaa waxaa saameyay fatahaad uu webiga Jubba sameeyey 23-kii bishan April. Illaa iyo 2321 beerood oo ku teedsanaa afaafka webiga Jubba kuna kala yaallay 63 tuulo oo hoostaga degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayay sameeyay…

Read More »

Vietnam weli kiis dhimasha ah lagama soo sheegin, Maxay sameeyeen oo mudan in la raaco?

0 Visits: 259 | Saturday April 25, 2020 - 21:15:28
Iyadoo xanuunka Covdid-19 uu dunida ku sii baahayo waxaa jira hal dal oo aanay saameyn weyn ku yeelan dhibaatada xanuunkan. Inkastoo Vietnam ay soohdin la wadaagto Shiinaha, halkaaso oo uu ka soo bilowday xanuunkan saf-marka ah iyo tirada dadka kunool halkaasi oo 97 milyan yihiin ayaa waxaa haddana…

Read More »

Fiqi oo ka hadlay Sababta uu ku doortay Wasiirka Amniga Galmudug

0 Visits: 246 | Saturday April 25, 2020 - 10:34:32
Wasiirka Amniga Galmudug Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa War Saxaafeed kasoo saaray sababtii keentay in uu noqdo Wasiirka Amniga Galmudug, xilli uu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Fiqi ayaa xusay in go'aankiisii Siyaasadeed ee uusan waxba iska badalin, islamarkaana…

Read More »

Banaanbax ka dhan ah Ciidanka dowladda oo ka bilowday Muqdisho

0 Visits: 263 | Saturday April 25, 2020 - 10:30:27
Banaanbax looga soo horjeedo dil xalay degmada Boondheere loogu geystay labo ruux ayaa mar kale Saaka ka bilowday Isgoyska Jubba Magaalada Muqdisho. Dadweyne Careysan ayaa isku soo baxay Wadooyinka, waxaan ay wataan taahiro, sidoo kalena dowladda dhexe ee Soomaaliya ayay ka dalbanayaan in ay Cadaalad…

Read More »

Kiisaska Corona Virus ee laga helay dalalka Bariga Afrika

0 Visits: 224 | Saturday April 25, 2020 - 10:26:33
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay Kiisas dhan 336 guud ahaan dalka Kenya , dhimashadu waa 14 ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 94 ruux. Dalka Jabuuti 999 ruux ayaa la xaqiijiyay in guud ahaan uu ku dhacay, waxaa dhintay labo ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 330. Itoobiya 117 ruux ayaa la xaqiijiyay…

Read More »

Shiinaha oo soo sheegay tiradii ugu yareyd ee Cudurka Corona virus ah

0 Visits: 252 | Saturday April 25, 2020 - 10:21:29
Shiinaha ayaa tabiyay 12 kiis oo cusub oo coronavirus ah bishii Abril 24 marka la barbar dhigo lix xaaladood oo cusub maalintii hore. Xogta Guddiga Caafimaadka Qaranka ayaa muujisay 12 kiis oo cusub oo ah Corona Virus. Guddiga ayaa sidoo kale soo sheegay 29 xaaladood cusub ah, oo waxyar hoos uga dhacay…

Read More »

Kheyre oo Kuwait kala hadlay taageerada Xakameynta Covid 19

0 Visits: 245 | Saturday April 25, 2020 - 10:19:46
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan dhanka qadka ah la yeeshay dhigiisa dalka Kuweyt. Kulanka ayaa looga hadlay Iskaashiga labadda dal, sidoo kale sidii dowladda Kuweyt ay Soomaaliya uga taageeri laheyd dadaallada looga hortagaayo Cudurka Corona virus ah ee dunida oo…

Read More »

Somaliland oo ku dhawaaqday Go'aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19

0 Visits: 251 | Saturday April 25, 2020 - 10:16:21
Wasiirka maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire oo la hadlay warbaahinta ayaa soo bandhigay go'aamo ay dawladu gaaray oo uu ku dhaliyey xanuunka Coronavirus, isaga oo sheegay inay si deg deg ah u hirgelinayaan. Waxaa uu sheegay in ay hoos u dhigeen Canshuuraha laga qaado Ganacsatadda degaanada maamulka…

Read More »

Ciidanka Booliska oo sheegay in la qabtay Askarigii dadka Shacabka ah ku dilay Boondheere

0 Visits: 264 | Saturday April 25, 2020 - 10:12:13
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Askari dad shacab ah xalay ku dilay Magaalada Muqdisho. Waxa ay sheegeen in Askariga uu si bareer ah u toogtay labadda ruux oo kala ahaa haweenay iyo wiil dhalinyaro ah xilli ay fadhiyeen Al-baabka gurigooda oo ku yaalla meel…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-4-2020

0 Visits: 330 | Saturday April 25, 2020 - 10:08:45
Farmaajo oo faray Xukuumadda in ay kor u qaaddo tayada caafimaad ee Xarumaha Karantiilka Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudur ka COVID-19 ayaa ka xog-wareystay dadaall ada lagu xakameynayo cudurkan, caqabadaha iyo baahida…

Read More »