
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-4-2020
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shar iif Sh.Axmed ayaa cambaareeyay dadkii Sha cabka ahaa ee Ciidanka B ooliska ay Hab een hore ku dileen D/Boo ndheere ee G/Ban aadir.
Waxaa uu sheegay in Ban dowga D/S ay soo rogtay Muq disho uu culeys ku yahay dadka ku no ol Caas imadda.
War uu saaray Sh. Shar iif ayaa sidaan u qornaa: Ugu horeyn waxaan cambaareyney na falkii sharcidara da ahaa ee dad shacab ah booliska ugu dil een M/Muqdisho, waxaa na ku baaqaynaa in askartii ka dambeysey falkaas, iyo cidii amar tayba sharciga la hor keeno cadaaladana lamariyo.
Marka 2aad waxaan ho rey uga dignay in waqtiga bandowga uu culees ku yahay dad ka Muqdisho oo horey ugu dhibanaa wadd ooyinka laga xirey, innaga oo ku tali nay in il aa 9:00 PM ilaa 10:00 PM habeen nino dib loo dhigo bandowga, waxaana markale ku baaqaynaa in xilligaas laga dhigo maadaa ma aan aragno dhibaatada ka dhalatay waq tigii hore.
Ugu dambeyn waxaan tacsi u direynaa qo ysaska iyo ehelada dadkii sida sharci darra da ahaa loo dilay oo aan leenahay samir iyo iimaanna allaha idinka siiyo dad kii ladilayna qabriga Allaha u waasiciyo.
Tirada dadka u geeriyoday Coronavirus oo kordhay iyo 390 ruux oo la il daran
Wasaaradda Caafimaadka X/F/S. ayaa fa ahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambe eyay ee Cudurka Covid 19. Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 62 xaala dood cusub ee Covid-19,ta asi oo tirada guud ka dhiga ysaa 390 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.
Sidoo kale waxaa jirta ,2 qof oo u geeriyo otay xanuunkaasi,waxaana tirada guud ay ka dhigaysaa 18 qof,sidoo kale labo kale ay aa bogsootay,waxaana guud aha an tirada bogsoshada noqonaysaa ilaa 10 ruux.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo xakameyn lahaa faafidda xan u unkaasi,iyadoo ay socdaan dadaalo badan oo bulshada lagu bad-baadinayo.
Duqa Muqdisho oo la hadlay bannaan baxayaasha careysan
Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa ku baxay xalinta banaa nbax ay dhigayeen dadweyne ka gudoodsan dil uu 2-qof oo shacab ah u geystay askari ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhiga D/Boondheere.
Duqa M/Muqdisho, ayaa fagaaraha taala da Daljirka Dahsoon kula hadlay dibadbaxy aasha. "Waxaan marka hore idin kaga tacs iyeenaya dhibkii dhacay oo ahaa mid aad u foolxun islamarkaana qalbigeyga xanuujisay waana sababta keentay inaan hortiina imaa do,sidoo kale madaxda dowlada wey xanuuj isay waxeyna diyaar u yihiin in sida ugu dha qsiyaha badan sharciga loo horkeeno gacan ku dhiiglihii falkaas arxandara ah geestay.” Ayuu yiri Duqa Magaalada Muqdisho.
Dhanka kale Duqa Muqdisho ayaa Xarun ta Taliska Qaybta Booliska G/Banaadir kula kulmay qoysaskii marxuumiinta wax uuna u sheegay in sharciga si deg deg ah loo hork eeni doono gacan ku dhiigle Xasan Aadan Xasan oo ah askarigii dilka geystay, sidoo kale duqa M/Muqdisho ayaa sheegay dowl adda ay garab taagan tahay qoysaska mar xuumiinta gardarada lagu dilay.
Banaanbaxayaashii Shalay isugu soo ba xay Daljirka Daahsoon illaa Isgoyska Jubba ayaa gubay taayaro, waxaana Sawirka Mad axweynaha ay ka dajiyeen Boor uu ku dhag anaa.
66 Xildhibaan oo Mooshin ka keenay Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshab eelle
66 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaan ka Hirshabelle ayaa Mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Sh.Cismaan Barre Maxamed. Gudoomiyaha baarl amaanka ayay ku eedeeyeen ku takfal Awoodeeda iyo inuu sidoo kale ku fashilmay qabso omida kulamada Baarlamaanka ma amulka Hirshabeelle. Waxa ay sidoo kale ku eedeeyeen inuu faragalin joogto ah uu ku haayo laanta fulin ta, islamarkaana uu xoo geystay Khilaafka ka la dhaxeeya Madaxda Hirshabeelle.
Xildhibaanada ayaa xusay in uu jabiye Gudoomiye Barre Dastuurka maamulka Hir shabeelle, isla markaana xilka qaadis lagu sameeyay Wasiiro ka tirsan Hirshabeelle uu diiday.
Gudoomiye Barre ayay ka dalbadeen in uu baarlamaanka hor keeno xisaab xirka lac ago loogu tala galay baarlamaanka maamul ka Hirshabeelle oo uu lunsaday.
Wabiga Jubba oo ku fatahay tuulooyin ho os yimaada degmada Baardheere
In ka badan 5600 oo qoys oo noloshooda ay ku tiirsaneed wax soo saarka beeraha ay aa waxaa saameyay fatahaad uu webiga Ju bba sameeyey 23-kii bishan April.
Illaa iyo 2321 beero od oo ku teedsanaa af aafka webiga Jubba ku na kala yaallay 63 tuu lo oo hoostaga D/ Baardheere ee gobol ka Gedo ayay sa meey ay fatahaadii Wab iga, si da ay noo xa qiijiye en guddiga iskaashata da beeraleyda degmada Baardheere.
Dalagyada ay ka mid ahayeen Mooska, Bocorka,Cambaha,liinta,Yaanyo, Basal, Bat aati, Basbaas, Qare, Digir,Galley iyo Sisin oo ay beeraleyda abuurteen bilihii febarury iyo Marso ee sanadkan ,ayna Qorsheynaye en inay goostaan bisha Ramadaan ayaa ga bi ahaanba fatahadii Wabiga Jubba uu sam eyay ku baaba’ay.
C/raxmaan Xaaji Maxamed Ismaaciil oo 60 jir ah oo ku nool tuulada Mardhaa oo Baa rdheere 9 Km kaga beegan dhanka waqo oyi,kana mid ah beeraleyda fatahaaddu ay ka baabi’isay dalagyadoodii ayaa sheegay in 15 hektar oo uu ku beertay dalagyo kale gedisan ayey biyahu kala tageen ,waxaana intaasi ku daray in weli uusan helin Matoorkii beerta uu ku waraabsanjiray.
D/Baardheere iyo tuulooyinka hoostaga wa xaa ku yaalla dhul beereed lagu qiyaasay 123,kun oo hektar oo isugu jira beeraha war aabka iyo kuwa ku baxa biyaha Roobka, Gudiga Iskaashatada Beeraleyda Baardhee re ayaa khasaaraha soo gaarey beeraleyda Baardheere ku sheegay in ka badan $975 kun oo dolar.
Sacuudi Carabiya oo joojineysa ciqaabta karbaashka
Sacuudi Carabiya ayaa meesha ka saare yso ciqaabta karbaashka sida laga soo xig tay dukumiinti sharci ah oo ay heleen wa rbaahinta.
Maxkamadda ugu sarreyso dalkaasi boqo rtooyada Sac uudi Carabiya ayaa sheegey sa in karbaa shka lagu baddali doono xabsi ama ganaax.
Dukumiintiga ayaa wa xaa ku qoran in tallaaba dani ay ka mid tahay isba dallada xuquu da aadana ha ee ay keeneen Boqor Salmaan iyo wiilkii sa. Sac uudi Cara biya ayaa lagu eedeeyay xiridda dadka ka soo horjeeda iyo dilkii loo geystay weriye Jamal Khashoggi. Dadka u ololeeya xuquuq da aadanaha ay aa sheegay in Sacuudi Car abiya ay nambar kow ka tahay dunida marka ay timaaddo tacaddiyada ka dhanka ah
xuquul insaanka.
Fiqi oo ka hadlay Sababta uu ku door tay Wasiirka Amniga Galmudug
Wasiirka Amniga Galmudug Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa War Saxaafeed ka soo saaray sababtii keentay inu u noqdo Wa siirka Amniga Gal mudug, xilli uu ahaa Xildhi baan ka tirsan Baarlamaanka F/Soo maaliya.
Fiqi ayaa xusay in go’aankiisii Siyaasade ed ee uusan waxba iska badalin, islamar kaana uu doortay inuu Galmu dug u shaqeeyo si loo helo horumar.
Hoos ka Akhriso Warsax aafeedka Xildhibaan Fiqi.
Warsaxaafadeedkan waxaan jeclaystay inaan jawaab uga dhigo fariimo badan oo iga soo gaaray asxaabtayda iyo taageeray aashayda siyaasadda ee maqlay inaan dib u gu laabanayo Galmudug (Deegaankaygii) ku waasoo qaarkood rumaysan waayey,, qaar kale ay ku faraxsan yihiin, qaar u badan reer Galmudugna ay rajo iyo yididiilo badan ku abuurtay. Dhammaan fariimahaas isugu jira; welwelka, shakiga iyo farxaddaba waxey ii muujiyeen In aan dadkaas agtooda karaamo iyo qiimo ku leeyahay, waana uga mahadc elinayaa.
Walaalayaal Muqdisho haddii laga shaqee yo iyo haddii laga hawlgalo Galmudug labad uda waa dhulka JFS waana laba deegaan oo aan midna ku dhashay midna ku koray waxna ku bartay iguna wada weyn, labada heer maamul ee Federaalka iyo dawlad go boleedkana midna waa deegaan doorasha daydii, midna waa xarunta qaranka Soomaa liiya oo goobtayda shaqada ahayd, labada heerba inaan isku qeybiyo kana shaqeeyo waa waajib i saaran oo aan sina iiga hareyn.
Xilka xildhibaanimada ee la ii dhaariyey 27 December 2016 oo qiyaastii ay ka soo wareegtey saddex iyo bar sano, waxaan ku matali jirey qaranka iyo dadka Soomaaliye ed, waxaan ku ilaalin jiray dastuurka iyo shu ruucda dalka, iima ahayn xilku mid aan dan ahyga gaarka ah ugu shaqaysto, waxaan ah aa udoodaha, difaacaha iyo garabka kuwa garabka u baahan, kuwa magaca dawladnim ada lagu dulmiyo iyo sidoo kale Ilaaliyaha xu quuqda & xorriyaadka aasaasiga ah ee dast uurka dalku uu damaanad qaaday, dadka Soomaaliyeed iima kala soocnayn, xukuuma da iyo madaxda dalka meelo aan ku taageer ay oo aan isku mawqif ka ahayn ayaa jirtey sida arrimaha taabanaya midnimada iyo ma daxbanaanida dalka, iyo faragalinno dawla daha qaarkood ay ku kacayeen. Ma ahayn ruux ka aamusa dulmiga ama u sacaba-tu ma, arrinkani waa mabda’ aan aaminsana hay.
Waxaan ku faraxsnahay in damiirkaygu uu caafimaad qabo oo aanan Shalay isuciil-kaambinayn ilduuf mawaaqif ama waxyaalo aan is leeyahay waa kaa hoos baxeen mud adaas. Hordhacaas ka dib, waxaan bilihii la soo dhaafay ku sugneyn aniga iyo sax iibaday qaar ka mid ah Galmudug, waxaan socdaal ku tagnay deegaanno badan, waxa an qeyb ka noqonnay hawlo dibuheshiisiin siyaasadeed oo halkaas ka dhacay, annag oo fadhiyo taxane ahaa la qaadannay hoga amiyaha Ga lmudug Md.Axmed Qoorqoor oo aan casuu maadiisa ku tagnay caasimad da Galmudug, waxaa inoo soo baxdey in siy aasiyiinta iyo maalqabeenka ka soo jeeda Galmudug ay ka gaabiyeen xaqqii uu ku la haa deegaanka as, ayadoo ay ka soo hijro odeen dadkii aqo onta lahaa iyo kuwii maal ka heystay (Ganac satadii), uuna noqday deegaan xasilooni-darro maamul la deris noqday, horumar la dareemi karaana uusan ka jirin.
Galmudug dhibaatooyin amni oo baaxad leh ayaa maansheeyey oo ay ka mid yihiin; in weli qaab beeleed la isku dilo, isbaarooy in socotada lagu dhibaateeyo in meelaha qa arkood la dhigto, dhul-weyn oo gobolada Mu dug iyo Galgaduud ka mid ahna ay xoog ku haystaan kooxaha argagixisadu, meelaha qa arkood waxaa gabaad ka dhigta kooxo bur cad & aragagixiso isugu jira oo dad ajnabi ahi u afduuban yihiin, meelaha qaarkood ma shaariicdii horumarinta waxaa is-hortaag ku sameeya maleeshiyaad hubaysan oo sidaas caqabad ugu noqda horumarkii, hey’adihii iyo dawladihii caawin lahaa bulshada Galmu dug waxa ay la tagi la’yihiin halkaas cabsi ay ka qabaan amaankooda, waxaa jira kooxo meelo kale laga soo abaabulo oo falal xasil oonida iyo horumarka liddi ku ah mararka qaar ku kaca, intaas iyo in kale markaan qii meeyey waxaa qasab noqotay in meeshii loo arkayey in ay sarrayso aan hoos uga soo dego ayna ii ekaatay inaan la sinmo dadkay ga, la qeybsado dhibaatada, ololaha iyo haw sha duruftaas argagaxa iyo cabsida leh wax looga qabanayana aan kaalinta igu aaddan ka qaato, anigoo geediga cusub ee dib ugu noqoshada Galmudug hormuud ka noqon aya.
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Md. Qoorqoor waxaa nooga muuqday tilmaamo hogaamineed oo ku yaraa maamuladii dalka ama deeganadaas soo maray, oo ay ugu we yn tahay inuu raadinayo maamul talo-wada ag ku dhisan, dadkiisana ka dhexeeya. Mad axweynuhu wuxuu naga codsaday inaan Ga lmudug la dhisno halkaasna ay saldhig noo noqoto.
Annagoo ugu danbayn go’aansannay wadatashi dheer ka dib inaan aqbalno codsi gaas, isuguna gayno awoodayada, waaya-ar agnimadayada iyo aqoon waxaan leenahay na inaan dul dhigno Galmudug, kana mid no qdo adeegayaasha u horseedi doona bulsh ada ku nool halkaas horumar waara iyo nab ad buuxda, midnimada dalka iyo soo celinta heybaddii dawladnimo ee Soomaaliyana u dub dhexaad u noqda sidii lagu yaqiiney..
Waxaa la isweydiin karaa mawaaqiftiisii adkayd iyo tiimkiisii siyaasadda, ma jiraan wax iska kay bedelay ee kaliya waxa igu soo kordhay xil kale, carro-gedisasho cusub iyo aaggii aan ka hawlgali jiray oo isbedelay. Ma baadi’da iyo qiyamka qof aaminsan yahayna ma ahan wax guurguura ama isku bedel-bedela isbedelka cimilada, deegaanka iyo xilka.
Wabiga Jubba oo ku fatahay tuulooyin hoos yimaada degmada Baardheere
In ka badan 5600 oo qoys oo noloshooda ay ku tiirsaneed wax soo saarka beeraha ay aa waxaa saameyay fatahaad uu webiga Ju bba sameeyey 23-kii bishan April.
Illaa iyo 2321 beerood oo ku teedsanaa afaafka webiga Jubba kuna kala yaallay 63 tu ulo oo hoostaga degma da Baardheere ee gobol ka Gedo ayay sameey ay fatahaadii Wabiga,si da ay noo xaqiijiy een guddiga iskaashat ada beeraleyda degm ada Baardheere.
Dalagyada ay ka mid ahayeen Mooska, Bocorka,Cambaha,liinta,Yaanyo,Basal, Bat aati,Basbaas, Qare, Digir,Galley iyo Sisin oo ay beeraleyda abuurteen bilihii febarury iyo Marso ee sanadkan ,ayna Qorsheynayeen inay goostaan bisha Ramadaan ayaa gabi ahaanba fatahadii Wabiga Jubba uu same yay ku baaba’ay.
C/raxmaan Xaaji Maxamed Ismaaciil oo 60 jir ah oo ku nool tuulada Mardhaa oo Ba ardheere 9 Km kaga beegan dhanka waqoo yi, kana mid ah beeraleyda fatahaaddu ay ka baabi’isay dalagyadoodii ayaa sheegay in 15 hektar oo uu ku beertay dalagyo kale ge disan ayey biyahu kala tageen ,waxaana int aasi ku daray in weli uusan helin Matoorkii beerta uu ku waraabsanjiray.
D/Baardheere iyo tuulooyinka hoostaga waxaa ku yaalla dhul beereed lagu qiyaasay 123,kun oo hektar oo isugu jira beeraha waraabka iyo kuwa ku baxa biyaha Roobka, Gudiga Iskaashatada Beeraleyda Baardhee re ayaa khasaaraha soo gaarey beeraleyda Baardheere ku sheegay in ka badan $975 kun oo dolar.
Diyaarad Muqdisho keentay Soomaali ku xayirnaa Turkiga
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee M/Muqdisho waxaa xalay kasoo degtay Diyaaradda Turkish Airways taas oo keentay dad ku xayirnaa Gudaha dalkaasi Turkiga , ka dib markii la hakiyey duulimaadyadii Caa lamiga ahaa. Diyaaradda ayaa keentay dad tiro ahaan lagu sheegay 58 qof oo ay kamid ahaayeen G/Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan iyo G/Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/hi iyo Dad Shacab ah oo mu ddo ku xayirnaa dalkaas.
Weli waxaa jira Soomaali kale oo ku xay iran Gudaha Magaalooyin kamid ah dalka Turkiga,kuwaas oo saameyn uu ku yeeshay joojintii duulimaadyada sababo la xiriira Cud urka Coronavirus.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Amb. Jaamac Caydiid ayaa uga mahadceli yay dowladda Turkiga dadaalka ay ku bixi say in dadkaasi dib loogu soo celiyo dalko oda Hooyo.
Dhanka kale Diyaaradda Turkish Airways ayaa isla xalay waxaa ay Muqdisho ka qaa day dad ù badan muwaadiniin Turki ah iyo W/Waxbarashada X.FS.Xil.C/hi Goodax Barre oo la sheegay inuu u baxay howlo Caafimaad.
Wararka kale ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan inay jiraan Soomaali badan oo ku xayiran dalalka Kenya,Turkiga iyo Imaara adka,kuwaas oo la filayo in iyana diyaarado gaar ah ay Muqdisho Keenaan.
Somaliland oo ku dhawaaqday Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19
Wasiirka maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire oo la hadlay warbaahinta ayaa soo ba ndhigay go’aamo ay dawladu gaaray oo uu ku dhaliyey xanuunka Coronavirus, isaga oo sheegay inay si deg deg ah u hirgelinayaan.
Waxaa uu sheegay in ay hoos u dhigeen Ca nshuuraha laga qaado Ganacsatadda degaa nada maamulka Somaliland.
"Dawladu waxay go’aan satay in cashuurta laga qaa do raashinka soo daga ay hoos u dhigto 20%, raashi nkaas oo ay ka mid yihiin daqiiqda, bariiska, saliida,sonkorta iyo baas tada, waxaanay dawladu go’aansatay inay si dhaw ula socoto ascaarta daruuriyaadka ah oo ay ka mid yihiin raashinka, dawooyinka, shiidaalka iyo agabka lagaga hortagayo Covid-19” ayuu yiri Wasiir Sacad.
Sidoo kale wasiir Sacad ayaa ka warbixi yey sanduuqyo ay Somaliland samaysay oo lagu taageerayo shacabka iyo qadarka laca go ay ku shubtay."Waxa kale oo ay dawladu samaysay sanduuq loogu tala galay in laga taakuleeyo dadka ay dhibaatada dadka ay dhibaatada dhaqaale ka soo gaadhay xan uunka coronavirus, sanduuqaasna waxay ugu tala gashay inay ugu tababarucdo lacag dhan hal milyan oo doolar”ayuu yiri Wasiir Sacad
Waxaa intaasi kusii daray "waxa kale oo xukuumadu samaysay sanduuq loogu tala galay in laga taakuleeyo ganacsatada yar yar ee ganacsigoodu kaga baaba’ay ama ka ga daciifay intii xanuunka Coronavirus ina soo galay waxaanay dawladu ku shubaysaa halmilyan oo doolar, waxa kale oo ay dawladu ku shubaysaa sanduuqii ay hore u samaysay ee ka hortaga Covid-19 hal milyan oo kale iyada oo hore loogu shubay shan boqol oo kun oo doolar.”
Kiisaska Corona Virus ee laga helay dalalka Bariga Afrika
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay Kiisas dhan 336 guud ahaan dalka Kenya , dhima shadu waa 14 ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 94 ruux.
Dalka Jabuuti 999 ruux ayaa la xaqiijiyay in gu ud ahaan uu ku dhacay, waxaa dhintay labo ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 330.
Itoobiya 117 ruux ayaa la xaqiijiyay guud ahaan dalka Itoobiya, dhimashadu waa Saddex ruux waxaa ka bogsaday 25 ruux.
Somalia – 328
South Sudan – 5
Sudan – 174
Djibouti – 999
Eritrea – 39
Kenya – 330
Uganda – 74
Ethiopia – 117
Dadka u dhintay Cudurka Corona Virus oo gaartay 197,000 oo qof
Tirada kiisaska COVID-19 ee caalamka oo dhan ayaa sii kordheysa taasi oo haatan dha aftay 2,800,000 oo qof, iyadoo dadka cud urkan u geeriyood ay ay ka badan yih iin 197,000 oo qof.
Waxaa sii kordha ya kiisaska cudur ka Coronavirus markab kuwa dalxiiska ah oo laga leeyahay Talyaaniga, kaasi oo ku sugan xeebaha dal ka Japan.
Markabka oo lagu magacaabo Costa Atla ntica ayaa waxaa saaran oo kali ah shaqaal aha markabka waxaana uu ku sii jeeday Shii naha oo lagu dayactiri lahaa, laakiin waxaa loo weeciyay Nagasaki horraantii sanadkan.
Saraakiisha gudaha ee Japan ayaa ku waramaya in ugu yaraan 91 qof oo ka mid ah shaqaalaha markabka laga helay COVID-19, iyadoo mid ka mid ahna la dhigay cisbita alka.
Dhanka kale, Mareykanka oo ah dalka soo wariyey tirada ugu badan ee kiisaska coronavirus ayay haatan dadka uu sii ritay ku sii siqayaan hal milyan oo qof iyadoo dad ku dhow 52 kun oo qofna ay cudurka u geeriyoodeen.
Inkastoo tirada kiisaska iyo tan dhimasha duba ay sii kordhayaan hadana dhowr gobol oo Mareykanka ah ayaa Jimcadii dib u furay ganacsiyada qaar.
Shiinaha oo soo sheegay tiradii ugu yar eyd ee Cudurka Corona virus ah
Shiinaha ayaa tabiyay 12 kiis oo cusub oo coronavirus ah bishii Abril 24 marka la ba rbar dhigo lix xaaladood oo cusub maalintii hore.
Xogta Guddiga Caafimaadka Qaranka ayaa muujisay 12 kiis oo cusub oo ah Cor ona Virus.
Guddiga ayaa sidoo kale soo sheegay 29 xaaladood cusub ah, oo waxyar hoos uga dhacay maalintii ugu dambeysay ee 34, kuw aan wali waxaa ku socda baaritaano.
Wadarta tirada kiisaska la xaqiijiyay ee Shiin aha hadda waa 82,816.
Tirada dhimashada ayaa weli ah isla 4,632, iyada oo aan wax dhimasho ah la soo sheegin 24-kii saac ee lasoo dhaafay.
Vietnam weli kiis dhimasha ah lagama soo sheegin, Maxay sameeyeen oo mudan in la raaco?
Iyadoo xanuunka Covdid-19 uu dunida ku sii baahayo waxaa jira hal dal oo aanay saa meyn weyn ku yeelan dhibaatada xanu unkan.
Inkastoo Vietnam ay soohdin la wadaagto Shiinaha, halkaaso oo uu ka soo bilowday xanuunkan saf-marka ah iyo tirada dadka kunool halkaasi oo 97 milyan yihiin ayaa waxaa haddana laga soo weriyay 268 kiis oo kaliya, dhimashana haba sheegin.
Vietnam ayaa bulshadeeda u abaabu shay la dagaalanka coronavirus waxayna ra aceen shuruucda xanuunkan dunida halak eeyay. Balse haatan waddankaasi ayaa bil aabay inuu qaado xayiraadihii saarnaa waxa uuna ogolaaday in iskuulada dib loo furo.
Marka sidee ayay u sameeyeen?
Ma noqon kartaa waddo ay raacaan dalalka kale?
Xuduudaha ayay xireen Dhammaan aj aaninta ayaa dalkaasi laga mamnuucay
Vietnam ayaa si dhakhsiya uga falcelisay markii dhamaadkii bishii Janaayo dalkeeda laga xaqiijiyay kiisas Coronavirus ah, waxay na durbadiiba xidhay soohdinta ay Shiinaha la wadaagto. Waxay sidoo kale bilowday tija abinta heer-kulka dadka soo galaya dalkee da. Markii ay xaqiijsay in dhammaan kiisaskii la ga helay ay noqdeen kuwa la keenay, do wladdu ayaa amar ku bixisay in qofkasto oo dalka soo galayo uu maro karantiil muddo 14-maalmood ah. Xitaa dowladdu waxay sameeysay iney hoteello kireeyso si dadka loogu karantiilo, waxayna ahaayeen kuwa bilaash ah.
Dhamaadkii bishii Maarso waxay dalkeeda ka mamnuucay iney soo galaan dhammaan ajaaninbta oo ay xitaa ka mid ahaayeen dadka Vietname ka soo jeeda ee haysta ba asaaboorada kale.
Dabalgalka dadkii la kulmay qof uu ku dhacay Covid-19
Dadka laga helay coronavirus ayaa la gooni yeelay qofkasta oo la kulmana dadkaasi waa la daba-galayay kaddibna baaritaan ayaa la gu sameeynayay. Vietnam ayaa xaqiidii her gelisay iney dalkeeda ku sameyso qalabka wax lagu baaro oo aanu qiimihiisu badnayn.
Abaabulka bulshada
Dowladdu waxay bilowday olole wargelin ah oo dhammaan dalka oo dhan laga same yay, muuqaallo warbixino xambaarsan ayaa la baahiyay , waxaa sidoo kale magaalada lagu dhajiyay sawirro ka turjumaya qaabkii geesinimada lahaa ee dagaalkii Vietnam ay dadku u dagaallameen. Dalka Vietnam waxa uu aad ugu dheereeyaa abaabulidda bulsha da. Bulshada oo lagu khasbay karantiilka
Guushii laga gaaray joogidda gurayaha waxaa horseeday ciidamada ammaanka dal kaasi oo ku filnaaday iney meel mariyaan sharciga bandowga waxayna keentay in la xakameeyo faafidda xanuunka Covdi-19.
23-kii bishaan April ayaa waxaa xayiraadihii laga qaaday magaalada Hanoi iyo magaalo oyin kale oo waaweyn balse 3 degmo ayaa weli uu saaran yahay bandowga kuwaasi oo ay ku nool yihin ilaa 450,000 oo qof.
Xigasho:BBCSomali
Booliska oo sheegay in la qabtey rag hubeysan oo Amni darro waday
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen.Cabdi Xa san Maxamed ayaa lagu sheegay inay xan uunka la qeybsanayaan qoysaskii ay ka bax een 2dii muwaadin ee lagu dilay M/Muqdi sho, kaasi oo ay dhasheen mudaaharaadyo rabshada watay.
War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay ciid amada booliska oo kaashanaya, kuwa sird oonka dalka inay gacanta ku dhigeen shan nin oo labo ka mid ah ay hubeysnaayeen, ku waasi oo ku dhex dhuumaanayay shacabkii ku mudaaharaadayay dhinac daljirka dahs oon ee magaalada Muqdisho, damacooduna ahaa maleegidda dhagar sida lagu sheegay War-Saxaafadeedka.
Akhriso Bayaanka taliska ka soo baxay.
Guddiga ka hortagga COVID-19 oo Shir xasaasi ah yeeshay
R/Wasaaraha XFS.Md. Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID19,kaas oo inta badan lo oga hadlo Arrimaha ka hortaga Coronavirus.
Kulanka Guddiga ayaa waxaa looga hadlay dardargelinta barnaamijyada wacyi-gelinta ee bulshada lagu fahamsiinayo qatarta, sida looga gaashaaman Karoonaha & yarynta faa fitaankiisa.
RW/re Kheyre ayaa kula dardaarmay Xu bnaha Guddiga inay xoojiyaan howlaha ka hortaga COVID19, isla markaana tallaaba ka sta oo looga hortagayo ay fuliyaan.
W/Caafimaadka Soomaaliya ayaa waxaa ay shaacisay 62 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysa 390 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus ee Soomaaliya
Sidee loola dagaalami karaa Ayaxa soo rog aal-celiyay xilligan feyriska Corona?
Bilooyiin kooban ka dib ayaa waxaa mar kii labaad dalalka bariga afrika ku dhuftay Ay ax ka da'a yar kana saameyn badan kii ka horeeyay, xilli uu gobo lka wali la daalaa dha cyo gaajo iyo cudurka sa f-marka ee Covid-19, taa si oo adkeysay in ay helaan daawoo yiinkii la gula dag aalamayay Cayayaankan
Waxaa la qiyaasayaa in Ayaxan uu 20 mar uu ka ballaaran yahay kii ka horeeyay islamarkana marka la ga aro bisha June uu 400 oo mar uu ka sii baalaar naan doono. "Waxaan aragnay Ayax ku habsad ay keyma ha, dhul daaqsimeedka iyo dhul beereedka," waxaa sidaasi sheegtay Meser et Hailu, oo ah sargaal ka tirsan dowladda Itoobiya oo qii meyn ku sameynaysa burbur ka uu geystay gobolka Amxaarada ee wuq ooyiga Itoobiya ku yaalla. Waxaa ay intaa ku dartay in khudaar iyo miro kale uu cunay Ay axa. Dabayaaqadii 20 19, tira badan oo ah Ayax ayaa lagu arkay Itoobiya iyo waliba dal alka dariska la ah ee Eritrea iyo Jabuuti. Waxaa uu sidoo kale xilligaasi Ayaxan ku baahay dalalka Soomaaliya, Kenya iyo wal iba dalalka Uganda, Koonfurta Sudan iyo Tanzaniya oo tiro yar ay gaartay.
Dowladaha dalalkan oo aan muddo 25 sano ah arkin Ayax baaxadan leh ayaa wax ay u kala carareen adeegsida sunta lagu bu ufiyo cayayaankan iyo iyaga oo isticmaalaya diyaarado dusha sare looga buufinayo si loo laayo. "sare u qaadida howlahan ayaa ah ayd ca qabadda ugu wayn ," ayuu yiri Cyrill Ferrand oo ka tirsan hay'adda cunada iyo beeraha ee (FAO).
"Jiilkii hore ayaa dhalay ukumo islamar kana waxaa aan imika aragno ayaa ah caru urtii Ayaxa uu dhalay oo weynaaday." Ayuu intaa ku daray.
Ayaxan ay da'diisu yartahay ayaa ka wa xyeelo badan marka laga hadlayo cunidda geedaha iyo dalagyada kale ee beeraha.
Ayaxan ayaa imika la sheegayaa in uu ku sii baahayo xudduuda ay wadaagaan Kenya, Somalia iyo Itoobiya.
QM ayaa ku baaqday malaayin doolar oo la gula dagaala mo Ayaxa Wacyigalin Ayaxa ee Kenya Xilli roobaadka baaxadiisu yart ah ay ee laga soo bilaabo February ilaa May ayaa ah waqtiga ugu haboon ee beeraleyda ay dalagyaadooda beeran karaan si ay u soo goostaan bi sha June.
Ka dib abaarihii isdaba jooga ahaa ee sa nooyiinkii ugu dambeeyay waxaa xilligan jir ay roobab wanaagsan. Balse dhulka xilliga qoyaanka ayaa ah mid ku haboon in Ukuma ha ay dilaacaan islamarakna caruurta Ayaxa halkaasi ka dhasha ay saamyn yeelan kara an.
Wuqooyigaa iyo bartamaha Kenya caadiy an ma ahayn goobaha uu Ayax ku habsado.
Dalka Kenya wax Ayax ah kuma habsan in kaa badan 70 sano, balse beeralayda aya cil mi badan ka baranaya Ayaxan baaxadda leh ee ku habsaday.
Jude Musili Mkulima, oo ku nool Maga al ada Mwingi ee bartamaha Kenya, ayaa ka walaacsan in xaaladda ay sii xumaan karto.
"Ayaxa ayaa yimid islamarkana ka tagay Uk umo, labo toddobaad ka dib Ugxaantii ayaa dilaacday, waa malaayiin Ayax ah oo ka bad an hooyoyiinka dhalay, kuwa yaryar waxay cunayaan wax walba xitaa cowska xoolaha ," ayuu yiri Mr Mkulima.
Ayax cunaya caleen dalka Kenya, January 2020 Duuliyayaasha waxay u baahan yihiin karantiil Si Ayaxa dalalkan ku habsaday loo xakameeyo ayaa waxaa loo baahan yahay daawooyinka lagula dagaalamo cayayaanka ee aan waxyeelada u gaysanayn deegaa nka.
Daawooyiinkan ayaa waxaa laga soo saa raa oo laga helaa dalalka Japan, Netherland iyo Morocco. Balse iyada oo cudurka Cor ona uu sababay in duulimaadyadii ay jogs adaan ayaa waxa kali ah ee la isku haleyn ayo ay noqodeen diyaaradaha xamuulka oo ah kuwa aad qaali u ah.
"Waxaa aad u hooseeya soo dajinta, ma rkii aad ka daahdo buufinta Ayaxa waad gar an kartaa cawaaqibka ka dhalan kara, wax aa sii kordhaya Ayaxa, arrintan ayaa gaar ah aan ku dhacday Kenya," ayuu yiri Dr Steph en Njoka, oo ah agaasimaha hay'adda xaka meynta Ayaxa ee bariga Afrika. Diyaara da ha Helakobtarada ee loo baa hnaa Si loo la socdo dhaqdhaqaaqa Ayaxa ayaa sidoo ka le dib u dhac ku yimid in ay gobolka soo gaaraan islamarkana xamuul la gu waday in uu Canda ka yimaado ayaan wali iman. Arr inta kale ayaa ah in marka ay diyaaradahaa si soo gaaraan gobolka ay ta hay in duuliya yaasha la galiyo karantiil si loo ogaado in ay qabaan Covid-19.
Dharka ay xirtaan shaqaalaha wax buuf ina ya, sida kabaha, qabalka gacmaha la ga sha do iyo waliba qalabka wajiga iyo sanka lagu xirto ayaa inta badan ka yimaada Shii naha.
Afhayeenka gobolka bariga Afrika u qaab ilsan hay'adda cunadda iyo beeraha Judith Mulinge ayaa sheegtay in imika gobolka la hayo qalab ku filan, balse walaaca uu yahay inay go'aan haddii uu dib u dhac ku yimaado xamuulka la sugayo.
QM. ayaa saadaalinaysa in haddii aan imika la xakameyn Ayaxa uu gaari doono heer aad u sareeya. Dalka Itoobiya oo ka mid ah dalal ka uu sida ba'an ugu habsaday Ayaxa ayaa waxaa uu halakeeyay ku dhawaad 200,000 oo Higtar oo ah dhul beereed iyo in ka bada n 1 milyan oo higtar oo ah dhul daaqsimeed.
Hay'adda FAO ayaa qiyaasaysa in 1 milyan oo qof oo ku sugan Itoobiya ay gaajo wajaha yaan sababo la xiriira Ayaxa ku habsaday dalkaasi .
Shiinaha oo diidday baaritaan caalami ah oo ku aaddan Coronavirus
Shiinaha ayaa ku gacan-seyray soo jeed in ah in baaritaan caalami ah lagu sameeyo halka uu kayimid fayraska Corona ee dunida rafaadiyay.
Safiir kuxigeenka Shiinaha u fadhida Lon don, Chen Wen, ayaa sheegtay in dalabka noocaasi ah uu yahay mid siyaasadeysan, is la markaana wax u dhimaya dedaalka uu dal keeda kula tacaalayo cudurka safmarka ah.
Tan iyo markii uu cudurka ka bilowday magaalada Wuhan ee Shiinaha ayaa waxaa isa soo tarayay dalabka ah in baaritaan caalami ah la gu sam eeyo sida uu fayras ka ku bilo wday. Xogta ku aaddan halka uu kayimid fayraska iyo qaabka uu markii u gu horreysay ku faafay ayaa la rumeysan ya hay inay dalalka caalamka ka saacidi karto la tac aalidda cudurka.
"Xilligan waxaan xoogga saareynaa la dag aallanka fayraska, marka ma garanayo sab abta looga hadli karo baaritaan caalami ah. Arintaasi waxa ay diiradda ka lumin kartaa dedaalkeenna iyo weliba dhaqaalaha aan kula dagaallameyno cudurka. Waa arin siya asadeysan. Mana jirto cid oggalaaneysa,” ayay tiri Chen.
Waxa ay intaa ku dartay inay jiraan war ar badan oo xaqiiqada ka fog kuwaasoo ku saabsan halka uu kayimid fayraska.
Ms Chen ayaa sheegtay in macluumaadka asi ay beenta ku sheegtay ay ka khatar bad an yihiin cudurka dilaaga ah.
Dalal badan ayaa su’aal geliyay sida uu Shii naha uga run sheegay saameynta uu ku yee shay cudurka Covid-19 iyo weliba qaabka uu ula tacaalay. Tom Tugendhat, oo guddoomi ye u ah guddiga baarlamaanka Britain u qaa bilsan arimaha dibedda, ayaa ku eedeeyay xukuumadda Beijing inay ka been sheegtay macluumaadka saameynta uu dalkaasi ku yeeshay fayraska.Waxa uu intaa ku daray in xisbiga shuuci ga ah ee dalkaasi u taliya uu sumcaddiisa ka hormariyay badqabka shacabka Shiinaha iyo kan caalamka oo dhan.Xigasho:BBCSomali
Taliyihii booliska degmada Boondhe ere oo xilka laga qaaday
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa she egay inuu xilka ka qaaday Taliyaha sal dhigga booliiska degmada Boondheere Najiib Carab, oo askari ka mid ah ciidanka hoos yimaada uu xa Habeen hore ku dilay 2 qof oo shacab ah. Allaha u naxariistee 2da marxuum ee la dilay, ee dhaliyey kacdoonka shacabka Muqdisho,ee shalay ayaa kala ahaa. 1- Marx uumad Madiino C/hi iyo Xasan Cali Cadaawe oo 2duba deganaa D/Boondheere. Jen.Xijaar, oo shir jaraa’id ku qabtay M/ Muqdisho, ayaa si doo ballan-qaaday in hadda ka dib lala xisaabt ami doono taliyayaasha Askarta ay xukumaan dhibaatada u geysanaya shacabka, oo isla xis aabtanka aanu ku ekaan doonin askariga dam biga gaysta kaliya.
Taliye Xijaar ayaa dhinaca kale sheegay in gacanta lagu hayo askarigii xalay 2da qof ee shacabka ah ku dilay M.Muqdisho, taasi oo ho rseedday carada iyo dibad-baxa ay shacabka ka dhigeen M.Muqdisho
Taliye Xijaar ayaa dhanka kale ku celiceliy ey "inaan la qaban karin dadka hal halka iyo la bo 2da ugu lugeynayo Magaalada, inta lagu gu da jiro waqtiga Bandowga.” M/Muqdisho ayaa waxaa shalay ka dhac ay dibad-baxyo ra bshado wata,
Ramadaanku waa Fursada Cumriga …
quraa Waxaa uu illaah (Scw) noo
sharciyeeyay inaan Soono Bishaan Barakeysan ee Ramadaan asagoo ula jeedada
Soonkana ku sheegay in ay tahay inaan ka kororsano Taqwo(alle ka cabsi) iyo
aadaabta oo la toosiyo ee ula jeedada Soonku ma aha inaan gaajoono ama haraadno
sida dad badan oo cilmi laheyn u heestaan, taasoo keentay i
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-4-2020
Kheyre oo Kuwait kala hadlay taageera da Xakameynta Covid 19 R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Habeen hore kulan dhanka qadka ah la yeeshay dhigiisa dalka Kuweyt. Kulanka ayaa looga hadlay Iskaashiga 2da dal, sidoo kale sidii dowl