
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-4-2020
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa u Magacaabay Taliyeyaal Ciidamada Asluubta Gobolada,Bakool, Hiiraan iyo D/Baraawe ee G/ Sh/Hoose. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Taliyaha ayaa waxaa Gaashanle Yuusuf Cabdi Cali loo Magacaabey Taliyaha Ciidanka Aslu ubta G/Bakool halka G/le dhexe Axmed Cilmi Cabdi loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Asl uubta G/Hiiraan.
Sidoo kale G/le Sare C/rashiid Cusmaan Colow ayaa waxaa loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Xabsiga D/Baraawe ee G/Sh/Hoose.
Si kastaba Taliyaha Ciidanka Asluubta Soom aaliyeed S/guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa dhawaan Magacabay Taliyeyaasha Ciid amada Asluubta Jubbaland iyo Galmudug.
Madasha Xisbiyada oo 5 qodob kasoo saar tay heshiisyadii Galmudug iyo Jubaland
Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa Shalay soo saaray war-murtiyeed ay uga hadlayaan heshiisyada ay gaareen dhinacyadii siyaasadeed ee isku hayey Galmudug iyo Jubaland. Heshiisyadan ayaa waxaa gaaray Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoorq oor) Madaxweynaha D/G/Galmudug iyo Mad axweynihii hore ee Galmudug Md.Axmed Du caale Geelle (Xaaf). Sidoo kale waxaa heshiis gaaray Madaxweynaha D/G/Jubbaland Md:Ax med Maxamed Islaam iyo madaxda Golaha isb edel-doonka Jubbaland.
Madasha ayaa sheegtay inay aaminsan ta hay in heshiisyada la gaar ay ay fure u yihiin de minta colaadaha sokeeye ee ka aloosan qaybo ka mida deegaannada Soomaaliye ed, ayna ho rseedayaan xoreynta deegaanna da kale ee ka tirsan Galmudug iyo Jubbaland kuwaasoo ku jira gacanta Argagixisada.
Waxay ugu baaqday dhinacyada gaaray he shiisyada kor ku xusan inay ka dhabeeyaan meel marinta qodobada lagu heshiiyay lagana fogaado wax waliba oo dhaawici kara Midnim ada.
Madashu ayaa ugu dambeyn ugu baaqday DFS inay ku dayato dadaalada heshiisiinta siy aasadeed ee ka socda dalka ayna la heshiiso maamul goboleedyada.
Hoos ka Aqriso War-Saxaafadeedka oo dhan
Soomaali farabadan oo ku xayiran dalka Turkiga
Dalka Turkiga waxaa ku xayiran boqollaal Soomaali ah oo halkaasi dano kala duwan u tagey wax yar ka hor intii aanay dunidu u kala xirxirmin xanuunka Coronavirus dartiis. Dadk aasi oo sheegay inay sii joogista Turkiga dhib aato xooggan ku qabaan ayaa DFS ka dalba naya in ay dalkooda dib ugu celiso.
Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee dalkaasi Turkiga Maxamed Maxamuud Maxam ed ayaa sheegay in dadka ku xayiran dalkaas ay tiro ahaan gaaraya 200 ilaa 300 oo Ruux, kuwaas oo badankood ku nool Magaalooyinka Ankara iyo Istanbuul.
Waxaa uu sheegay inay socdaal dadaalo far abadan oo ku aadan in dadkaasi dib loogu celi yo dadkooda sidaas daraadeedna ay la xiriire en Guddiga Qaran ee ka hortaraga COVID19.
Saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Jab u uti oo la geliyey xaalad deg deg ah
Saldigyada ciidamada Mareykanka ee Jab uuti ayaa la geliyey xaalad caafimaad dadwey ne oo deg deg ah oo looga gol leeyahay taxa ddar, ka dib mar kii ay sa re u kaceen kiiska cud urka Coronavirus ee dalkaa s. Taliyaha ciidamada Ma reykanka ee howl-gal ka Geeska Afrika Michael Turello ayaa bayan uu soo saaray ku sheegay in "tallaabadan tax add arka ah” ay siineyso awood dheeri ah oo uu ku la tacaalo faafitaanka cuudrka COVID-19.
"La-dagaalanka COVID-19 waa ahmiyaddey da 1aad,” waxaa sidaas yiri Turello.
"Ku dhowaaqisa xaal ad caafimaad dadwey ne oo deg deg ah, waxay ci idamadeena iyo ku wa dalkana marti-geliya ka dhigeysaa sida ugu caafimaadka iyo bad-baadada badan, uguna macqluusan.” Bayaankan laguma sheegin in wax kiisas Coronavirus ah laga helay ciidama da Mareykanka iyo shaqaalaha rayidka ah ee ku sugan dalka Jabuuti.
Ciidamada Mareykanka ayaa Jabuuti ku leh 2saldhig oo kala ah Camp Lemonnier Djibouti iyo Chabelley Airfield, iyo dekad yar.
Jabuuti oo ah dalka ku yaalla marin muhiim ah oo laga galo badda cas, ayaa waxaa laga diiwaan geliyey 985 kiis oo COVID-19 ah, taasi oo 400 ka badan kiisaskii 7aad un ka hor.
W/Gaashaandhigga Mareykanka ayaa xaqiijis ay in 5,901 oo kiis oo Coronavirus ah laga hel ay ciidamada Mareykanka, shaqaalaha rayidka ah iyo qoysaskooda ku kala sugan caalamka oo dhan, iyo 25 dhimasho. AFP + VOA
Qof kii ugu horreeyay oo lagu tijaabiyay tallaalka fayraska Covid-19
Qof kii ugu horreeyay ee lagu tijaabiyay tall aalka fayraska Covid-19 ayaa ka bilowday Ox ford. 2 qof oo mutadawiciin ah ayaa lagu duray tallaalka, waa tijaabadii ugu horreeysay taasi oo lagu tijaabin doono 800 oo qof.
400 oo ka mid ah dadkaasi ayaa lagu tijaab in doonaa tallaalka Covdi-19, halka 400 ee ka lana lagu duri doono tallaalka ka hortagga me ningitis.
Dadka lagu tijaabina yo ayaanan ogeyn noo ca tallaalka lagu durayo balse dhakhaatiirta ayaa og. Elisa Granato, oo ah mid ka ah 2da qof ee lagu tijaabiyay tallaalka ayaa BBC-da u shee gay: ”Aniga seeynisyahan ma ihi, sidaa darte ed waxaan rabaa inaan geeddi socodka tallaal ka Covid-19 gacan ka geysto.”
Tallaalka waxaa 3 bilood ka hor bilaabay koox ka socota Jaamacadda Oxford. Sarah Gilbert oo hogaamineysa barnaamijka ayaa sheegtay: ”Aniga shakhsiyan aad ayaan ugu kalsoonahay tallaalka”
Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigga Amisom ee garoonka Baraawe
Faah-faahin ayaa ka soo baxaysa weerar 2 Qarax ahaa oo ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab Shalay ku qaadeen Saldhig Ciidama da Uganda ay ku leeyihiin Garoonka diyaarada ha ee M/Baraawe ee G/Sh//Hoose.
Wararka la helayo ayaa wa xaa ay sheegaya an in Gawa ari laga soo buuxiyey waxyaa baha qarxa lala beegsaday saldhiga weyn ee ciidan ka AMISOM ku leeyihiin garoonka Diyaa radaha Baraawe,isla markaana qaraxyada ka dib la maqlay rasaas xoogan.
Guddoomiyaha D/Baraawe Cumar Sh.Cab di ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay ra saaseeyeen gaadiidka ku xirnaa qaraxyada, isla markaana midkooda uu ku qarxay afaafka hore, halka kan kale meel aan sidaa ugu foge yn Garoonka diyaaradaha uu ku qarxay.
Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in bur bur xoogan uu soo gaaray gar oonka diyaaradaha ee M/Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose.
Dadka D/Baraawe qaarkood ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen dhawaqa qaraxya da,hase yeeshee aysan caddeyn karin khasaa raha ka dhashay, waxaana degan xaalada ma gaalada maadaama saldhiga uu ku yaalla ban naanka D/Baraawe. l-Shab aab ayaa sheegtay mas’uuliya da qar axyadaas, waxaana Baraha Wararkooda ay ku faafiyaan lagu sheegay in laba Gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ay ku weera reen xerada, isla markaana ay khasaaro ku isu gu jira dhimasho iyo dhaawac gaarsiiyeen ciid anka Uganda oo ka tirsan AMISOM.
Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay talis ka AMISOM ee ku aadan ku aadan weerarka Shalay Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig cii damada AMISOM ay ku leeyihiin G/Diy aarada ha ee M/Bar aawe.
Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay weerarkii qaraxyada ahaa
G/Maamulka G/Sh/Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa ka hadlay laba qarax oo ismi idaamin ahaa oo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ku weerareen Saldhiga Ciidamo ka tirsan AMI SOM ku leeyihiin G/Diyaaradaha D/Baraawe.
Guddoomiye Najax waxaa uu sheegay in Xu bno ka tirsan Al-Sha baab oo watay 2gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ay isku dayeen inay Galaan G/Diyaaradaha Baraawe balse laga hortagayo,waxaana uu sheegay in ay ku dhinteen Xubnihii waday Gawaarida.
"Naftood halligayaal watay 2-gaari oo wax yaabaha qaraxa ay ku ra-ranyihiin ayaa isku dayay inay gudaha u galan G/Diy/ha Barawe,
marka laga soo tago in iyaga ay dhinteen ma jiro qasaare kale oo ka dhashay qaraxa ay uu yiri”Guddoomiye Najax.
Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Ci idamada DS iyo kuwa AMISOM ee gacanta ku haya Gatooonka ay yihiin kuwo ka hortaagan inay soo galaan Garoonka.
Al-Shabaab oo dhankooda ka hadlay qarax yadaas ayaa waxaa ay sheegeen in ay weerar een Saldhiga Ciidamada AMISOM,isla markaa na ay khasaaro ku gaarsiiyeen.
QM oo shaacisay qorshe $500 milyan ah oo loogu talo-galay COVID-19-ka Soomaaliya
QM ayaa shaacisay qorshe raadinaya 500 oo milyan oo dollar oo loogu diyaar-garoobayo ka fal-celinta cudurka Coronavirus ee Soomaaliya iyo saameynta bin i’aadamnimo iyo midda dhaqan-dhaqaale ee uu keenay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay xafiis ka QM ee Soomaaliya. Hoos ka aqriso war-saxaafadeedka.
WAR SAX AAFADEED ORSHAHA U DIY AAR GAROWGA IYO KA FALCELINTA COVID-19 EE SOOMAALIYA
Shalay, Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada kale waxay daaha ka rogeen Qorshaha U-Diy aar Garowga iyo Ka falcelinta Covid-19 (Cou ntry Preparedness and Response Plan-CPRP) ee Soomaaliya si loola tacaalo saameynta bi ni’aadamnimo iyo midda dhaqan-dhaqaale ee uu keenay xanuunka Koroona Fayras
"Saameynta Koroona Fayras waa mid aad u daran” ayuu yiri Mr. Adam Abdelmoula, Ku xig eenka Wakiilka Xoghayaha Guud ahna Isku dubbaridaha Arrimaha Bini’aadamnimada ee Soomaaliya. "Ahmiyadda koowaad waxay tah ay in laga taxaddiro in xanuunku uu u faafo si xad dhaaf ah ayadoo loo marayo in qatarta cu durkani leeyahay dadka lo sheego, dadkana la ga baaro xanuunka iyo weliba in dabaggal lagu sameeyo dadka la macaamilay qof xanuunkan lugu arkay.”
Ilaa markii Soomaaliya ay xaqiijisay xaala ddii ugu horreysay ee Koroona Fayras 16 Ma arso, kiisasku waxay noqdeen kuwo iska soo daba dhacaya cirkana isku sii shareeraya ilaa ay gaareen 286 xaaladood 22kii Abriil. Dadka xanuunkani soo ritay waxaa ka mid ah 15 how lwadeenno caafimaad ah. Muddadan, cudur kan saf mareenka ah wuxuu saameeyay dhaq aalaha iyo hab nololeedka; waxaa hoos u dhac ay badeecadihii dibedda laga keeni jiray, maci ishadda ayaa sara u kacday, lacagihii Soomaal iya loo soo diri jirayna hoos ayay u dhaceen, xi rnaashaha dugsiyada ayaa saameyn ku yeelat ay ku dho waad 1 milyan oo caruur ah. Qorsh ahan oo loo gu talo galay in lugu howl galo lix il aa sagaal bi lood, wauxuu u fududeynayaa ha y’adaha sa mafalka iyo kuwa horumarintaba in ey dib u ee gaan mashaariicdooda lana jaan qaadaan xaal adaha is bedbedalaaya iyo weliba iney sara u qaadaan howlaha ay haya an si loo yareeyo sa meynta xanuunka COVID-19. Ujeeddadu waa iney is dhameystiraan gar gaarnka samalka ah, mashaariicda horumarin ta iyo dhismaha nabad da. Qorshahan fulintiisa wuxuu dhameystira yaa qorshayaasha DFS u ga jawaabeyso faafit aanka xanuunka Koroona Fayras
"Waxaan si dhow ula sahqeyneynaa DFS & D/Goboleedyada Dalka & saaxiibbada kalaba si mashaakilkan aan horay loo arkin loola taca alo,” ayuu yiri Mr. Abdelmoula. "Waxaan ugu yeerayaa deeq bixiyaasha iney taageeraan qorshahan soona dedejiyaan kaalmadooda si hay’adaha samafalka ay ugu suurtagasho iney sara u qaadaan gurmadka ku aaddan xanuun ka COVID-19.”
Qorshaha CPRP wuxuu raadinayaa adduun lacageed oo gaaraya US$500 oo milyan. Wux uu mhiimad siinayaa dadka aadka u nugul oo ay ku jiraan 2.6 milyan oo qof oo ku barakacs an gudaha waddanka, kuwaas oo ku nool xer ooyin ama kaamam isku raran ah oo gaaraya ilaa 2,000 oo kaam oo ay adagtahay iney hela an adeegyada aasaasiga ah ee caafimaadka iyo fayadhowrka. Qorshuhu wuxuu sidoo kale tixgelin siinayaa dadka da’da ah-oo ku dhowa ad boqolkiiba 2.7 ka ah dadka Soomaaliyeed-iyo dadka saboolka ah ee ku nool magaalooyin ka kuwaas oo saameynta ugu xun uu ku yeel an karo xanuunka Koroona Fayras.
Safmareenka Koroona Fayras wuxuu ku soo aaday xilli Soomaaliya ay la daalaa dhace ysay mashaqooyin bini’aadamnimo oo daba dheeraaday, oo ay sababeen sannado cola ado ah, isbedello dhanka cimilada ah iyo faqri aad u baahay. Sannadkan waxaa xaaladda u ga sii daray cudurro, fatahaado la saadaalina yo iyo ayax ku habsaday dhul ballaaran. Qor shaha CPRP oo dhameytiran halkan ka soo rogo
Madaxweyne Farmaajo oo khadka talefan ka ay ku wada xiriireen Madaxweyne Geelle iyo Amiir Tamiim.
Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriir een Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaa ciil Cumar Geelle ayaa iska xog wareystay ha nnaanka iskaashiga 2da dal ee walaalaha ah ay ku wajahayaan xakameynta iyo ka hortagga cudurka COVID-19 oo ah aafo caalami ah.
Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Dhiggiisa dalka Ja buuti in shacabka iyo DFS ay la dareemayaan walaalahooda Ja buuti murugada iyo dhibaatada ka dhalatay da adadka ku fatahay dalkaas oo sababay khas aare naf iyo maalba ah.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ugu hambalyeeyey Md. Farmaa jo, Dowladda iyo shacabka Soomaali yeed bilshada bisha barakeysan, wa xa uuna Alle uga rajeeyey nabad iyo barwaaqo waarta.
Dhanka kale, Madaxweynaha Jamhuuriyad da oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Amiirka Dalka Qatar ayaa ka wada hadalay ho rumarinta iskaashiga iyo xiriirka 2da dal, gaar ahaan dadaallada caalamiga ah ee lagu wajah ayo xakameynta iyo ka hortagga cudurka CO VID-19. Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay muhiimadda ay leedahay mideynta dadaalla da lagu xakameynayo faafidda cudurkan safmarka ah,isagoo soo bandhigay mudnaan ta ay leedahay in la xoojiyo iskaa shiga ku aad dan is-weydaarsiga khibrada ha, iyadoo gacan lagu siinayo DFS Tayeynta laamaha daryeelka caafimaad oo dagaal xooggan kula jira cudur ka COVID-19.
Taliye C/Xamiid oo sheegay in Al-Shabaab Todobaad Gudihiis uga saarayaan Sh/Hoose
Taliyaha Ciidamada Dhulka ee xoogga dal ka Soomaaliyeed Jen.Cabdi Xamiid Maxamed Diriri ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallada maalmihii la soo dhaafay ay Ciidamada ka wad een deegaano ka tirsan G/Sh/Hoose.
Taliyaha waxaa uu sheegay in Ciidamada ay guulo ka gaareen howlgalladii ugu dambeeyey ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolkaas,isla markaana ay khasaaro ku gaarsiiyenAl-Shabab waa sida uu hadalka u dhigay.
Sarkiisha kale iyo Ciidamada dowladda ee howlgalka wada ayuu taliyaha ugu baaqay in ay kordhiyaan,isaga oo sheegay in muddo 7aad ah ay Shabaab uga saari doonaan dee gaannada ay kaga sugan yihiin G/ Sh/Hoose.
Ciidanka dowladda ayaa bilihii u dambeys ay waxaa ay fuliyeen howlgallo kala duwan, waxaana taliska Ciidanka xoogga dalka ay Maalin ka hor sheegeen inay la wareegeen de egaanada,Gandarshe Jilib Marka iyo deegno kale.
Faarax Macallin oo qeexid yaab leh ka bixiy ey heshiiska uu Axmed Madobe la galay Xidig iyo Cabdinaasir Seeraar
Siyaasiga Faarax Macallin ayaa qeexid ya ab leh ka bixiyey heshiiska ay Dorraad M/Nay robi ku gaareen madaxweynaha Jubaland Ax med Madoobe iyo mucaaradka isbadal doonka Jubaland ee kasoo horjeeday oo ay ku jiraan Seeraar iyo Xidig.
Faarax Macallin ayaa heshiiskaas ku qee xay inuu la macno yahay ajaaniib heshiis ku ka la saxiixday dal ay shisheeye ku yihiin, isaga oo sheegay kuwa heshiiska galay aysan dham maantood kasoo jeedin Jubaland, sida uu had alka u dhigay.
"Cid ka mid ah 4-ta saxiixayaal sharciyad uma haysato Jubaland. Dhammaantood waxay ka yimaadeen G/Soomaalida Itoobiya. Kaliya dadka u dhashay deegaanka Jubaland ayaa go’aan ka gaari kara mustaqbalka gobolka. Waa ajaaniib heshiis ku kala saxiixanaya dal ay shisheeye ku yihiin, marka ay quseyso mad ax-banaanida hay’ad,” ayuu yiri Faarax Maclin.
Faarax Macallin, oo ay isku beel yihiin xub naha heshiiska saxiixday ayaa marar badan dhaliilay maamulka Axmed Madoobe, ayada oo la rumeysan yahay inay aad isugu dhowyih iin DFS, gaar ahaan Villa Somalia.
Waxa uu horey ula saftay DFS markii ciidam ada qaranka iyo kuwa wasiirka amniga Jubala nd Cabdirashiid Janan ay ku dagaalameen B/-Xaawo, isagoo Janan ku tilmaamay hoggaami ye kooxeeed ay dowladda Kenya hubeyneyso.
"Kenya waxay hubeeneysaa hoggaamiye koox eed baxsad ah, kadibna waxay hoggaamiye kooxeedkaas u ogolaaneysaa inuu gudaha dal ka Kenya kasoo weeraro Soomaaliya isaga oo ku gabanaya hoobiyeyaasha Kenya. Markii ay Ciidamada Qaranka Soomaaliya ay is-difaac aanna, oo ay rasaas ugu jawaabaan, Uhuru waxa uu ku cabaadayaa in Soomaaliya ay soo weerartay dhulka Kenya. Allaha na bad-baadiyo,” ayuu yiri Faarax Macallin.
xigasho:gees guud.com
W/Caafimaadka oo shaacisay 41 xaalad ood oo ku soo korortay Covid-19
W/Caafimaadka XFS ayaa war ka soo ba xay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa ay ku faah faa hisay xaalado cusub oo ku soo kordhay Covid-19.
Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 41 xaala dood cusub ee Covid-19, taasi oo tirada gu ud ka dhiga ysaa 328 oo kiis dad ka uu soo ritay xanuunka Coro na Virus.
Sidoo kale waxaa jirta ,2 qof oo u geeriyo otay xanuunkaasi,waxaana tirada guud ay ka dhigaysaa 16 qof,sidoo kale labo kale ayaa bo gsootay,waxaana guud ahaan tirada bogso shada noqonaysaa ilaa 8 ruux.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo xakameyn lahaa faafidda xanuun kaasi,iyadoo ay socdaan dadaalo badan oo bulshada lagu bad-baadinayo.
DF oo shaacisay Qorshe waxbarasho oo ay ugu talo-gashay lixda bil ee soo socota
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa soo saartay qor she lagu yareynayo saamaynta cudurka COVI D-19 uu ku yeelanayo waxbarashada dalka.
Qoraal kasoo baxay w/wa xbara shada ayaa lagu sheegay in qor shahaas oo lix bilood ah diirada la gu saari doono 3 Ujeedo oyin oo kala ah.
1- Sidii taageero dhan ka wacyigelinta loo si in lahaa ardayda, maca llimiinta iyo waalidiinta sidii ay uga hortagi lahaayeen faafida cudurka Coronavirus.
2- Sidii loo sii wadi lahaa adeegyada wax barashada, iyada oo la adeegsanayo habka fo gaan-dersiga waxbarashada iyo wixii kale ee taageero ah ee ay u baahan yihiin ardayda iyo macallimiinta inta dugsiyadu xiran yihiin.
3- Sidii looga shaqayn lahaa dib u furida goo baha waxbarashada marka laga baxo xaalad an, iyada oo laga shaqaynayo badqabka arday da, macallimiinta iyo bulshada.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in fulinta ujeed ooyinkan ay yareynayso khatarta cudurka COVID-19 ka soo wajihi karta habsami u soc odka waxbarashada dalka.
"Diyaarinta qorshahan waxaa kala shaqeey ay wasaaradda, dhammaan bah-wadaagta wa xbarashada Soomaaliya sidii uu u noqon lahaa salka qorshaha u diyaar-garowga iyo ka jawaa bida saameynta cudurka ku keenay habsami u socodka waxbarshada dalka” ayaa lagu yiri.
Qoraalka ayaa sidoo kale lagu yiri, "Sidaas dar aadeed, Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay ka codsanaysaa dha mmaan bahwadaagta waxbarshada in ay ka qeyb qaataan fulinta qorshaha ee ay wasaara ddu ugu talagashay in ay kaga jawaabto saam eynta uu Covid-19 ku yeeshay xagga waxbara shada”.
Soomaali dhaawac loogu geystay K/Afrika
M/Capetown gaar ahaan Xaa fadda lagu Magacaabo Stand ayaa waxaa la sheegay in la gu dhawacay Gabar Somaali ah oo ka mid ah Haweenka Soomaaliy eed ee ku nool dalkaas
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa la she egay inay dhaawaceen hawee neyda oo Magaceeda lagu sheegay Sahro Cabdullaahi oo ku Magac dheer Sahro (Gaa bey) ,iyaga oo weerarka kadib goobta ka baxsaday.
Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyees ee M/Capetown Cabdi Calas Guure ayaa Warb aahinta u sheegay in xilliga la dhaawacayay ay la socdeen Carruurteed,isla markaana haatan lagu daweynayo Isbitaalka Guud ee Xaafadda Strand.
Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka sida weyn Soomaalida loogu dhibaateeyo,iyada oo 24-kii saac ee la soo dhaafaya la boobay Goobo Ganacsi ay Soo maalieeyihiin.
Kheyre oo sheegay in Qalab Caafimaad Dowladda uu soo gaari doono
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dadaallada lagu xaameynayo cudurka COVID-19 ee dalkeenna ku faafaya, ay aa caddeeyay in madaxda dowl dda,dowlad gobaleedyada, Culi mada,dhakhatiirta, haweenka, dhallinyarada, ho ggaanka bulshada rayidka ah, ganacsatada iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ay wa dajir ay uga wada shaqeynayaan sidii ummad ahaan looga guuleysan lahaa Cudurkan.
"Dhammaan Hay’addaha Caalamka oo aan la xariirnay waxaan ku war gelinay in hawl kasta oo kale dhinac la dhigo, awooddana, laysugu wada geeyo la tacaalidda masiibadan, waana ku boggaadinayaa inay dhammaantood nala qaateen”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan.
Xasan Cali Khayre ayaa xaqiijiyay in qalab caafimaad oo Dowladdu dibdda ka dalbatay uu dhawaan dalka soo gaari doono, loona qaybin ayo dowlad gobaleedyada oo dhan.
Dowladda ayaa Cisbitaalka Martini oo ah Cisbitaalkii ugu horeeyey ee bukaannda CO VID-19 lagu daweeyo waxay ku diyaarisay qa labkii loo baahnaa in lagu daaweeyo bukaama da uu xanuunkani haleelay, ayaa gebogebo marsiinaysa diyaarinta cisbitaalkii labaad oo loo qorsheeyay in lagula tacaalo bukaannada COVID-19 lagu daweeyo waxayna qorsheyney saa hirgelinta Isbitaalo kale oo dheeraad ah.
Dowladda ayaa sidoo kale howl gelisay Xarun ta Ambalaasyada oo si joogta ah u shaqeysa. Waxaa sidoo kale la diyaariyay dadkii iyo qaab kii loo aasi lahaa dadka u geriyoda COVID-19.
Xarunta xariirka COVID-19 oo halbowle u ah helista xogta faraysa bahda caafimaadka sam ata bixinta bukaannada xaaladdodu daran tah ay, talana u siiyaan kuwa talada u baahan, ayaa celcelis ahaan maalintii waxaa soo waca 5,000 muwaadin oo u baahan adeeg iyo talo caafimaad.
Ra’iisul Wasaaraha oo ganacsatada mar kale kula dardaarmay inaan sare loo qaadin be eca cunndada ayaa caddeeyay in dowladda guddi u saartay dabagalka iyo la socoshada qii maha maciishadda, si loo xaqiijiyo in canshuur dhaafka iyo canshuur dhimista ay dowladdu sa meysay looga faa’iiday shacabka Soomali yeed.
Md.Xasan Cali Khayre oo ugu dambeyn ku baaqay in wadajir loo qaato talooyinka caafima ad, lana caawiyo dadka nugul ayaa Allah ka ba ryay in fadliga cibaadada bisha barakeysan ee Ramadaan inuu dadkeenna caafimaad siiyo, kana badbaadiyo cudrkaan.
Axmed Madoobe oo ka hadlay saameyn ta ka dhalatay COVID19
Madaxweynaha D/G/Jubbaland Axmed Ma xamed Islaam ayaa dhamaan Umada Islaam ka ah gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ugu ha mbalyeeyay dhalashada Bisha Ramadaan.
Md.Ax. Madoobe ayaa u gu baaqay dadka Soomaaliyeed inay gacmaha is qab sadaan oo ay gar ab istaa gan dadka taagta daran ku wa as oo Bishan oo kale ay tahay in loo muujiyo garab istaag iyo taakulo dheeri ah. Waxaa kale oo Madaxweynahu uu she egay in xayirad aaha ka dhashay xanuun ka COVID19 ay yi hiin kuwo saamaynaya dhaqdhaqaaqa Bul sha da loona baahan ya hay inay dadku u hog aan samaan fariima ha hay’adaha Caafima adka.
Soomaaliya oo ku guuleysatay In xayiraa da laga qaado xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga.
W/Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS Md.Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen oo shi rjaraaid u qabtay Warbaahinta ayaa shaac iyay In XFD ay muddo Lix sano ah kadib ku gu ul eysatay In xayiraada laga qaado xoolihii loo dhoofin jiray Suuqyada dalka Boqortooyada Sacuudiga.
,Wasiirku wuxuu intaa ku daray in dhawaan dal kaas loo dhoofin doono 600,000 oo neef oo ari ah iyo 100,00 kun neef oo geel ah War-Saxaafadeed Shalay oo ay taariikhdu tahay 23 bisha Abriil 2020, waxaan shir kaan jaraa’id u qa banayaa in aan bul shada la wadaago fur tinaaka Xoola ha Soomaali ya ee loo suuq geyn jiray dalka Boqortooyada Sacuudi Ca rabiya, kadib dadaal ay sam aysay WXXDH&D, Xukuum adda Soomaaliya Iya doo wadashaqayn wanaagsan iyo taagee ro ka helaysaa W/Deeg aanka, Beeraha iyo Biyaha Boqortoyada Sacu di Carabiya.
Waxaan halkaan ugu mahad celinayaa Boq ortooyaada Dalka Sacuudiga oo horm uudka u yahay Khaadimka 2da Xaram ee Shariifka ah Malik Salman Bin Cabdul Cas iis iyo W/Deega anka, Beeraha iyo Biyaha ee Sacuudiga Mad axdeedii oo runtii siniya dsami leh noola sha qaysay Mudadii lixda bilood ee howshani aan kawada shaqayna ynay ilaa ugu danbayntiina ay miro dhal noqotay. Waana Markii ugu hora ysay mu ddo lix sanadood ka dib Xoolaha So omaali ya loo furo Suuqyada Gudaha ee Boqo rtooyada Sacuudiga, iyadoo sanadaaahasi waqtiga Xajka ah o keliyah na loo furi jiray, waana guul usoo hoyatay Shacab ka Soo maaliyeed.
Sidaan la wada socono Xoolaha waa laf dhabarta dhaqaalaha dalka, isla mark aana ay ku tiirsan yihiin qoysas badan oo Soomaaliyed, haddaba XFS waxaa ay dadaalo farabadan ugashay sidii suuqaqii horey ujiray loo soo celin lahaa suuqaaq cusub oo xoolaha loo iibg eeyo loo abuuri lahaa si loo daboolo baahida asaasiga ah ee xoolo-dhaqatadeena loona xo ojiyo aw oodda ganacsatada Soomaaliyeed.
Sidaa daraadeed; runtii waa arrin muh iim addeeda u leh xoola dhaqatada iyo ga nacsa tada ka shaqeysata xoolaha iyo ku wa kaloo badan oo si toos iyo si dadbanba uga shaqe eya arrimaha xoolaha.
Ayadoo Shalay uu ka jiro dunida hoos u dhac dhaqaale oo ballaaran, culeys caa lami ah oo ka yimid cudurka safmareenka ah ee COVID 19 awgeed, haddana waa Ilaah ma ba ddii in aan xoolo dhoofino taa soo dhaqa alaha Shacabka Soomaaliyeed kor usoo qaad aysa.
Waa arrin lagu farxo waxayna qayb we yn ka qaadanaysaa kor u qaadist dhoofka Wax soo saarka gudaha GDP. Waxaan xoo ga saa reynaa inaan joogteyno suuqaasi iyo suuqyada kale islamarkaana aan sii ra adino suuqyo kale oo lagu iibiyo Xoolaha iyo Uunta Xoolaha.
Ciidanka Booliska oo sheegay in la qab tay Askarigii dadka Shacabka ah ku dilay Boondheere
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay aa sheegay inay gacanta ku dhigeen Askari dad shacab ah xalay ku dilay M/Muqdisho.
Waxa ay sheegeen in Askariga uu si bareer ah u toogtay 2da ruux oo kala ahaa haweenay iyo wiil dhalinyaro ah xilli ay fadhiyeen Al-baab ka gurigooda oo ku yaalla meel u dhow Isgoys ka Jubba.
"Ciidanka Bolsika saldhiga D/Boondheere waxeey gacanta ku soo dhigeen askari ka tir san isla Booliiska saldhiga D/Boondheere oo xalay 2qof oo shacab ah si bareer ah ugu toog tay isgooska jubo.” ayaa lagu yiri War kasoo baxay taliska Ciidanka Booliska.
Dilka uu geystay Askarigaasi ka tirsan Ciid anka Booliska D/Boondheere ayaa xalay abu uray Bannaanbax ay dhigeen dadka Shacabka ah ee kunool degmada.
Bannaanbaxa oo ahaa mid rabshado wata ayaa soo gaaray xilli dambe, ka dib markii dad weynaha ay taayaro ku gubeen iska goyska Jubba.
Saraakiil sare oo Kenyan ah oo tegay Bel ed-Xaawo iyo qorshaha ay u socdeen
M/Beled-Xaawo ee G/Gedo waxaa la sheegay in Dorraad ay soo gaareen saraakiil ka tocota dowladda Kenya oo ay hoggaaminaya an Taliyaha militeriga iyo kan sirdoonka Kenya, ka dib dagaalkii maalin ka hor dib uga soo cusboo naaday xuduuda labada dal.
Saraakiishaas ka socotay dowladda Kenya ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada DS ee ku sugan Beled-Xaawo, odayaasha dha qanka iyo maamulka D/Beledxaawo, waxaana kulamadaas looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa dagaalka soo noqnoqday ee xuduuda magaalooyinka Mandhera iyo Beled-Xaawo.
Qodobadii looga hadlay kulamadii dhex ma ray dhinacyadaas ka kala socday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ee ku aadanaa sidii da gaal dambe uusan uga dhici laheyn xadka laba da dal ayaa intooda la isla qaatay, sida ay war baahinta u sheegeen xubno ka qeyb galay.
Saraakiisha Kenya waxaa la sheegay inay kulankaas ka balan qaadeen in tallaabo adag ay ka qaadi doonaan dhankooda cidii carqala deysa amniga xuduuda, sidoo kale saraakiisha Soomaaliya ayey ka codsadeen in dhankooda ay dhowraan nabadda magaalooyinka deriska ah ee Mandhera iyo Beled-Xaawo
Guddoomiyaha degmada Beled-xaawo Ax med Barre Sheekh Cabdullaahi oo kulankaas qeyb ka ahaa ayaa sheegay in dhinacyadu ay isla qaateen dhaamaan qodobadii laga wada hadlay oo u badnaa sidii looga hor tegi lahaa dagaal dambe oo ka dhaca xuduuda.
Axmed Barre ayaa sidoo kale sheegay in dha nkooda ay saraakiisha Kenyanka ah ka dal badeen inay tallaabo ka qaadaan wasiirka am niga Jubbaland iyo ciidamadiisa oo uu ku eedeeyey dagaalkii ka dhacay halkaas.
Ugu dambeyntii guddoomiye Axmed Barre ayaa sheegay in saraakiisha ka socotay Kenya ay u balan qaadeen inay xakameyn doonaan dhaq-dhaqaaqyada ciidamada Jubbland ee ku sugan magaalaada Mendheera, kuwaas oo ka amar qaata wasiir Janan.
Afhayeenka G/Banaadir oo ka hadlay Xaal adda Caabuqa Corona Virus Iyo Bisha Ramadaan
Waxaan ugu horeyn Ummada Muslimiinta gaar ahaan ummada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka Iyo dibadda ugu Hambalyeen ayaa curushada Bisha Barakeysan ee Rama daan. Bisha Raxmada, Bisha Cibaadada, Bi sha Is-cafinta, Bisha Isku gar-gaarida.
Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan G/ Banaadir ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxa aan xasuusinayaa in Bishaan Ramadaan ee sanadkaan 2020 uu kusoo beegmay xilli ca alamka iyo dalkeena uu la daalaa dhacayo Ca abuqa Corona Virus (COVID19) kaasi oo gala aftay tiradii ugu badneed ee dad ku dhinta dun ida, Isla markaana hada la il daran kumanaan kale. Dalkeena oo markii horeba la daalaa-dha cayay dhibaatooyin kale, isla markaana ku jira soo kabasho Dowladnimo, diyaarna aan u aheyn inuu xamilo cudurkaan, Shacab ahaan iyo Dowlad ahaan intaba, ayaa hadana waxaa ay DFS iyo Maamulka G/Banaadir u ist aageen xakameynta Caabuqa COVID19 taasi oo aan loogu maarmin, Mas’uul iyo Shacab, Culimo iyo Caamo, Waayeel iyo Dhalinyarro in taba in ay ka wada qeyb qaataan dadaalada lo ogu hortagayo faafida COVID19, taasi oo xal keeda ah in la raaco fariimaha Caafimaad iyo Wacyigelinta la xariira ka hortaga Caabuqa COVID19.Shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay jo gaan, gaar ahaan kuwa ku dhaqan G/ Banaa dir ee Caasimada dalka Soomaaliya, waxaan u gu baaqaya iyagoo raacaya Talooyinka iyo Far iimaha Caafimaad, Gudanaya waajibkooda Dii niga ah, in ay isu gar-gaaraan oo ay Caawiy aan walaalahooda nugul ee u baahan in la ca awiyo, maadaama marxalada aan Shalay ku jirno ay tahay mid aan loogu maarmin in gac maha la is qabsado, la is gar-gaaro, isla mark aana la isku Naxriisto.
Shacabka Gobolka Banaadir. Waxaan ogn ahay in kooxaha Nabad-diidka ay Bisha Rama daan fuliyaan weeraro iyo beegsi shacab, si aan ugu guuleysano argagixisada dooneysa shacabkeena oo dhibaatooyin xoogan la daa laa dhacaya in ay sii dhibaateeyaan, waa in aan u midownaa oo aan si wadajir ah ugu sha qeynaa amniga dalkeena anagoo gacan siine yna Hey’adda-heena Amniga iyo Wiilasheena Soomaaliyeed ee naftood hura-yaasha ah, si ay ugu fududaato gudashada waajibaadka loo igmaday.
Hey’adda-heena Amniga iyo Ciidamadeena geesiyaasha ah ee aan ku jiifano kuna soo kac no, ee naftooda noo huray, waxaan leeyahay Mahadsanidiin. Waxaan kaloo ugu baaqayaa in ay sii laba jibaaraan adkeenta Amniga, ku da-daalida u turida Shacabka. Bisha Ramad aan awgeedna ay xurmo dheeri ah u fidiyaan Shacabkooda.
Maamulka G/Banaadir iyo D/H/Xamar, wax aa ay dadaal dheeri ah ku bixin doonaan sidii loo gaari lahaa shacabka danta yar, kuwa nug ul iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba ee iya gu u baahan in ay caawinaad helaan. Ganacsa tadada iyo Bulshada inta awooda leh waxaan iyaguna ugu baaqeynaa in wixii karaan-kooda ah ay la gaaraan walaalahooda.
Dalkeena waxa uu ku jiraa dagaal dhina cyo badan leh oo ay ka mid yihiin; La dagaalan ka Argagixisada Nabada, Nolosha iyo Dow ladnimada noo diidan. La dagaalanka iyo ka hortaga cudurka saf-mareenka ah ee Corona Virus (COVID19), iyo La dagaalanka Jahliga iyo Sabool-nimada. Kuwaasi oo dhamaantood aan kaga guuleysan karno anagoo si wadajir ah gacmaha is qabsano, is-caawino, is gar-ga arno, isla wada shaqeyno, u hogaan-sanno aw aamiirta iyo fariimaha Madaxda dalka, taasi oo ah mida aan guusha ku gaari karno.
Waxaan dhamaanteen isku rajeeneynaa inagoo gacmaha is heysana in aan si nabad ah oo caafimaad qab ah ku gudano cibaadade ena, si nabad ah aan ku wada dhameesano bi shaan Barakeysan ee Ramadaan, si nabad ahna aan ku gaarno maalinta Farxada ee Cii da.Ramadaan Wanaagsan
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.
Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere)
Cilmi baaris: Soonku wuxuu ka hortag u yahay kansarka, sokorta iyo cadaadiska-dhiigga!
Cilmibaaris sanado qaadatay oo uu saga shameeyadii sameeyay Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar u dhashay dalka Japan oo ku takhas usay cilmiga Baayoolojiga Unugyada ayuu ku ogaad ay in markii qofku gaajoo do uu jirkiisu bilaabayo inuu iska saaro kolest aroolka, kaarbohaydraytiska, sokorta, dufanka iyo cusbooyinka dheeraadka ah ee ku keydsan unugyada jirka, taas oo keeneysa inuu jirku is ka saaro unugyada dhintay, kuwa naafoobay iyo kuwa gaboobay. Haddii aan unugyadaas ji rka laga saarin waxay sababayaan kansar, gabow, asaasaq, sokor, cadaadiska-dhiigga iyo cudurrada wadnaha ku dhaca.
Iscunidda jirka( Autophagy) oo ah inuu jirku is ka saaro walxahaas dheeraadka ku ah wax ay bilaabaneysaa markii uu qofku shaqeeyo saacado xiriir ah oo uusan wax cunin, uuna sid aas joogteeyo maalmo badan, si unugyadii dhi ntay ama naafoobay aysan mar kale fursad u gu helin in ay soo noolaadaan.
Dr. Yoshinori Ohsumi wuxuu ku talinayaa in qofku isgaajeysiiyo oo uusan wax cunin 8 ilaa 16 saacadood oo xiriir ah, labo ilaa saddex maalin todobaadkiiba, sidoo kale uu qofku sid aas sameeyo hal bil sanadkiiba.
Dr.Yoshinori Ohsumi oo wax ka dhiga Mac hadka Cilmibaarista Halabuurka (IIR) ee jam acadda Tokyo wuxuu cilmibaaristaan ku mute ystay shahaadada caalamiga ah ee Nobel Pri ze, dhanka caafimaadka.
Aqoonta iyo ogaalka ay daaha ka rogeyso cilmibaaristaan oo Dr.Yoshinori lagu abaalma riyay 2016 wuxuu islaamku na faray 1440 sano ka hor, oo tiirarka islaamka ayay ka mid tahay inuu qofku sanad kasta cunnada iyo cabitaan ka ka soomo 30 maalmood oo xiriir ah. Nabig eennuna naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaadaanee wuxuu muslimiinta u jideeyay in ay todobaad kasta ka soomaan labo maalm ood (Isniin iyo khamiis).
Soonqaadku waa fursad sanadle ah oo ay muslimiintu ku nadiifiyaan jirkooda iyo nafto odda. Waa jaanis ay dembiyadii ka dhacay u ga qubeystaan, ayna Alle uga muteystaan nax ariis, dembi-dhaaf iyo naar-ka-xoreyn, ayna u ga badbaadaan cudurro haya ama ku soo fool leh.Soonqaad wanaagsan, saaxiib. Eebe soon kaan ha i nooga dhigo mid aan ka helno caafi maad, naxariis Rabbi, dembi-dhaaf iyo naar-ka-xoreyn. Maalmo nabdoon iyo habeenno xasilloon, Alle idankii.
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-4-2020
Farmaajo oo faray Xukuumadda in ay kor u qaaddo tayada caafimaad ee Xarumaha Karantiilka Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudur ka COVID-19 ayaa ka xog-wareyst