Wararka

Abaanduulaha cusub ee ciidamada AMISOM oo booqasho ku tegey talisyada ciidamada Amisom

0 Visits: 216 | Thursday September 10, 2020 - 15:03:42
Abaanduulaha cusub ee ciidamada howlgalka midowga Africa ee AMISOM, Lt Gen Diomede Ndegeya ayaa booqashadiisii ugu horeysay ku tagey qeybta 1-aad oo ay ka howlgalaan ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya. Abaanduulaha ciidanku wuxuu ku guda jiraa socdaal barasho uu ku marayo dhammaan qaybaha AMISOM…

Read More »

Daawo: Qoor Qoor oo 'laba wajiilenimo ku eedeeyey' Axmed Madoobe iyo Deni

0 Visits: 235 | Thursday September 10, 2020 - 14:36:01
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si dadban laba wajiilenimo ugu eedeeyey Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, oo uu sheegay in wixii ay ku diideen shirkii Dhuusamareeb 3, ay hadda Muqdisho joogaan ayaga oo aan helin. "Saaxiibadii naga maqnaa shirkii Dhuusamareeb-3, waad ogtihiin…

Read More »

On to Game 7: Raptors survive Celtics in double-OT thriller

1 Visits: 1465 | Thursday September 10, 2020 - 14:33:04
LAKE BUENA VISTA, Fla. (AP) — The Toronto Raptors faced a sizable early deficit. They trailed in the fourth quarter. And again in the first overtime. And again in the second overtime. Exhausted and on the brink, the reigning NBA champions rose to the moment. Next up: Game 7, for a spot in the Eastern…

Read More »

Faah-faahino:- Qarax ka dhacay Gobolka Gedo iyo Khasaaraha ka dhasha

0 Visits: 267 | Thursday September 10, 2020 - 14:13:43
Wararka aan ka helayno Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay uu ka dhacay Gobolkaaas. Qaraxa oo ahaa Miinada Dhulka la galiyo ayaa la sheegay in uu ka dhacay Maqaaayad ku taalla Magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo, qaraxa oo aha mid xooggan ayaa jugtiisa waxaa laga…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 10-SEP-2020...

0 Visits: 265 | Thursday September 10, 2020 - 11:38:38
Xog: Wafdigii Mareykanka oo laba qodob kala hadlay madaxweyne FARMAAJO Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga he layaa kulan dhex-maray Madaxweynaha Soomaa liya iyo wafdi ka socday D/Mareykanka oo shal ay ka dhacay gudaha garoonka Aadan Cadde ee M/Muqdisho. Kulanka oo ahaa mid uu albaabada u xiran…

Read More »

Shirkii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo dib u dhacay

0 Visits: 225 | Thursday September 10, 2020 - 08:30:48
Iyadoo saaka oo khamiis ah lagu waday in Muqdisho uu ka furmo shirka u dhexeeya Dowladda dhexe iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in dib u dhac uu ku yimid shirkii loo ballansanaa. Wararku waxaa ay sheegayaan in ay jiraan sababo dhowr ah oo keenya in shirkaasi uu dib…

Read More »

Siihayaha Xilka Ra'iisul wasaaraha oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Maqaayadda Blue Sky

0 Visits: 245 | Thursday September 10, 2020 - 08:08:39
Siihayaha Xilka Ra'iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxmed Guuleed ayaa ka hadlay qaraxii lagu weeraray Maqaayadda Blue Sky. Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka ahna siihayaha xilka Ra'iisul wasaaraha ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxaas, waxaana uu caafimaad deg deg ah u rajeeyay dadka…

Read More »

Nin u gefay Nabiga NNKH oo dil toogasho lagu xukumay

0 Visits: 235 | Thursday September 10, 2020 - 07:40:52
Maxkamad ku taalla magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa waxaa lagu maxkamadeeyay nin kirishtan ah oo lagu eedeeyay inuu u gefay Nabi Muxamed (N.N.K.H). Asif Pervaiz oo ka shaqeynayay warshad dharka lagu sameeyo ayaa dil toogasho lagu xukumay kadib markii uu soo dacweeyay maamulaha shirkadiisa. Asif…

Read More »

Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo xiran (SAWIRRO)

0 Visits: 236 | Thursday September 10, 2020 - 07:34:11
Waddooyinka Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa saaka xiran, waxaana loo diidayaa gaadiidka rayidka inay maraan gaar ahaan waddada Maka Al mukarama. Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa cagtooda maalaya oo u lugeynaya goobahooda shaqada, waxaana gaadiidka qaar ay dhex marayaan Xaafadaha dhexdooda.…

Read More »

wasiirka arimaha dibadda Ruushka oo farriin adag diray

0 Visits: 255 | Thursday September 10, 2020 - 07:33:10
Wargeysyada Carabta ayaa faallooyin ka qoray booqasho wefti heer sare ah oo Ruush ahi ku tagay magaalada Dimishiq, weftigaas oo ay hogaaminayaan Yuri Borisov oo ah ra'isal wasaare ku xigeenka dalkaas iyo wasiirka arimaha dibadda Sergei Lavrov. Suxufiyiinta qaarkood ayaa booqashadaa ku tilmaamay…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Shirka madaxda uga furmaya Magaalada Muqdisho

0 Visits: 233 | Thursday September 10, 2020 - 07:31:09
Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu shir uga furmo Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada. Magaalada Muqdisho waxaa ku wada sugan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyne-yaasha Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.…

Read More »

Wariye ka badbaaday ismiidaamintii Muqdisho oo la wareystay

0 Visits: 224 | Thursday September 10, 2020 - 07:25:39
Wariye Farxaan Maxamed Xuseen oo ka mid ah Saxafiyiinta degan Magaalada Muqdisho ayaa ka badbaaday weerarkii ismiidaaminta, ee gelinkii dambe ee Arbacadii ka dhacay nawaaxiga Aqalka Villa Somalia. Qof xirnaa jaakadda ka sameysan walxaha qarxa ayaa isu qarxiyay bannaanka hore ee maqaaxida Blue Sky, oo…

Read More »

Dhibanaha 1aad ee Somaliya. ( Asgari).

0 Visits: 1681 | Wednesday September 09, 2020 - 22:55:13
Bani Aadamku inta Taariikhdiisu soo jirtay, waxa uu lahaa Ciidan difaaco deegaanka ey ku noolyihiin, si uu isga ilaaliyo Cadawga gudaha iyo Dibadaba.

Read More »

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ugu baaqday jaaliyadda Soomaaliyeed inay..

0 Visits: 261 | Wednesday September 09, 2020 - 22:48:01
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ugu baaqday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Kenya in ay ka qeyb qaataan dhameystirka dhismaha dhulka safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas Kenya.

Read More »

AQAL-GALFARXAD LEH..

0 Visits: 777 | Wednesday September 09, 2020 - 22:24:38
Hooyo Khadiijo Maxamed Ibraahin, C/laahi Axmed Xasan, Xuseen Axmed Xasan,Caasho Axmed Xasan,Safiyo Axmed Xasan. Sheekh nuur Cumar Xasan,Axmed Cumar Xasan, Deeqo Daahir Xirsi, Cabdiraxmaan Cumar Xasan ,Cabdiraxmaan Xuseen {Sacuudi} Faam eey Cu mar Xaaji,AaminoXaaji Maxamuud {Aamineto}, Xaliimo Maxamed…

Read More »

Donald Trump oo loo magacaabay murashaxa abaalmarinta Nobel Peace Prize ee sanadka 2021

0 Visits: 199 | Wednesday September 09, 2020 - 21:57:17
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa loo magacaabay murashaxa abaal marinta bilada nabada ee Nobel Peace Prize sannadka 2021, toddobaadyo uun ka dib markii uu gacan ka gaystay nabadeynta Israa'iil iyo Imaaraadka Carabta. Waxaa u magacaabay Christian Tybring-Gjedde, oo ah xubin ka tirsan…

Read More »

Maraykanka oo shaaciyay aqoonsiga sarkaal Al-shabaab katirsan oo lagu dilay duqayn

0 Visits: 198 | Wednesday September 09, 2020 - 21:55:00
Saraakiisha Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey aqoonsiga hoggaamiyaha sare ee oo katirsan Al-Shabaab oo lagu diley duqeyn 25-kii Ogosto ka geysteen Soomaaliya. Hogaamiyaha Al-Shabaab ee la dilay oo lagu magacaabo Abdulqadir Commandos, ayaa lagu beegsaday duqeyn ka dhacday agagaarka Saakow.…

Read More »

DFS oo Cambaareysay Qarax lala beegsaday Maqaayad ku taalla Muqdisho

0 Visits: 217 | Wednesday September 09, 2020 - 21:44:09
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay Qarax galabta lagu weeraray Maqaayadda Blue-SKY oo uu isku qarxiyay qof waxyaabaah qarxa isku soo xiray. Dowladda ayaa Cambaaraysay qaraxa, waxaana ay sheegtay in qaraxaas ay ka danbeeyeen dagaalamayaasha Al-shabaab. War-saxaafadeedka…

Read More »

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo shaqada ka joojiyay Mas'uuliyiin

0 Visits: 192 | Wednesday September 09, 2020 - 21:36:27
Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Aminiga maamulka Puntland Ismaacil Saleebaan Geelle. Ila xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in sababta keentay in Wasiir ku xigeenka Shaqada laga joojiyo…

Read More »

Qoysas horleh oo ka barakcay Fatahaadda Webiga Shabeelle

0 Visits: 227 | Wednesday September 09, 2020 - 21:31:48
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta maamulka gobolka Hiiraan ay ku waramayaan, in dadkii ugu badnaa ay ka barakaceen maalmihii la soo dhaafay, kuwaas oo naftooda kala cararaya khatarta fatahaadda Webiga Shabeelle. Dadka barakacay ayaa waxa ay inta badan u jihaysteen deegaannada…

Read More »