Wararka

Ra'iisul Wasaare Rooble oo Hay'adaha Amniga kulan la yeeshay

0 Visits: 235 | Saturday November 28, 2020 - 23:36:11
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay warbixin la xiriirta amniga dalka. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyey laamaha ammaanka in ay waajib ku tahay ilaalinta nafta iyo maalka bulshada,…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland "Doorasho Kuma dhaceyso sida ay Maanta tahay"

0 Visits: 223 | Saturday November 28, 2020 - 23:34:45
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay dhammaan ka baxday heshiisyadda lagu gaaray Muqdisho ee ku aadaneyd doorashooyinka dadban ee dalka. Waxaa uu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay ciidamo iyo jamhad ay ka sameysay gobolka Gedo oo ka mid ah…

Read More »

Ruux Weerar Ka Geystay Caawa Magaalada Muqdisho Oo Gacanta Lagu Dhigay

0 Visits: 224 | Saturday November 28, 2020 - 22:09:50
Weerar loo adeegsaday Bam nooca gacanta laga tuuro ah ayaa fiidnimadii Caawa lagu weerar Saldhiga Booliska degmada Xamarweyne ee Gobolkaan Baaandir, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Nin hubeysan ayaa Bam gacmeedka ku tuuray Saldhiga Booliska degmada, isla markaana jugta Bamka ayaa waxaa laga maqlay…

Read More »

Tigree-Ga Oo Mar Kale Duqeyn Culus Ka Fulisay Magaalooyin Ka Tirsan Eritrea

0 Visits: 249 | Saturday November 28, 2020 - 17:03:43
..

Read More »

C/Raxmaan C/Shakuur Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 254 | Saturday November 28, 2020 - 16:55:59
,,,

Read More »

Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaraxii Uu Ka Badbaaday Axmed Washitoon

0 Visits: 329 | Saturday November 28, 2020 - 16:48:08
..

Read More »

Midowga Yurub oo kasoo horjeestay xukuno qisaas ah oo Somaliland fulisay

0 Visits: 243 | Saturday November 28, 2020 - 16:46:21
,,

Read More »

Banaanbax xoog leh oo maanta ka dhacay Beledweyne

0 Visits: 252 | Saturday November 28, 2020 - 16:41:24
..

Read More »

Waa kumaa Seynisyahanka Niyukleer Iiraan ee la khaarajiyay?

0 Visits: 265 | Saturday November 28, 2020 - 15:53:42
,,

Read More »

Bannaanbaxyo lagu taageerayo doorashada Farmaajo oo ka dhacday Gedo

0 Visits: 301 | Saturday November 28, 2020 - 15:45:32
..

Read More »

Odayaasha Dhaqanka Oo Dalab U Diray Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia

0 Visits: 294 | Saturday November 28, 2020 - 15:27:00
.

Read More »

Nabadoon caan ah oo lagu dilay Gaalkacyo

0 Visits: 276 | Saturday November 28, 2020 - 15:23:56
,,,

Read More »

Yaa,yaa, ma Baddeenii ayaa qeyb ka qaladay?

0 Visits: 1407 | Saturday November 28, 2020 - 15:21:07
..

Read More »

Maamul Goboleedkii Ugu Horreeyay Oo War Kasoo Saaray Qaraxii Muqdisho

0 Visits: 242 | Saturday November 28, 2020 - 14:29:19
..

Read More »